Jikadaplus nutrition

Jikadaplus nutrition Jikadaplus nutrition waxay kuu diyaarisay buuga Dheef iyo Dhadhan oo ah buug kaa caawinaya cuntada

10/03/2025

Ufur rooti hilib iyo qudaar

02/03/2025

Rooti,ceysh,pizza,shuwaarma iyo kuwa kale oo badan hal kaan recipe u isticmaal
Recipe ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ
Bur 2 galaas iyo bar
Koob biyo ama caano
Ukun 2xabo
Leebito /fixiso 1 qaado
Sokor 2qaado
Saliid 2qaado
waxyar cusbo
waa intaas๐Ÿฅฐ
Nutrition ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ

01/03/2025
27/02/2025
27/02/2025
21/02/2025

Hamburger ๐Ÿ” fudud

๐ŸŒŸ ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š "๐‘บ๐’•๐’“๐’‚๐’•๐’†๐’ˆ๐’Š๐’„ ๐‘น๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’ ๐‘ฏ๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’•๐’”"! ๐Ÿ“–โœจKu soo dhawoow munaasabadda bandhigga buugga ๐’๐ญ๐ซ...
09/02/2025

๐ŸŒŸ ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐Š๐ฎ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐ฌ๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š "๐‘บ๐’•๐’“๐’‚๐’•๐’†๐’ˆ๐’Š๐’„ ๐‘น๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’ ๐‘ฏ๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’•๐’”"! ๐Ÿ“–โœจ

Ku soo dhawoow munaasabadda bandhigga buugga ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐‡๐š๐›๐ข๐ญ๐ฌ ee uu qoray Mohamed Abdullahi Ahmed. Buuggani wuxuu bixinayaa 80 caado oo togan si aad u kobciso naftaada inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadan. ๐ŸŒ™๐Ÿ“š

๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: 15-ka Febraayo, 2025
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: Dhuusamareeb, Galmudug State
๐Ÿ“ฒ ๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ ๐๐‘-๐ค๐š si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah!

โœจ Ha moogaan fursaddan qiimaha leh! Kusoo biir oo baro xeeladaha kuu horseedi doona Ramadan barakeysan oo wax ku ool ah. garee asxaabtaada si aan uga wada faa'iidaysatan! ๐Ÿ™Œ๐Ÿ“–

17/01/2025

Waxaa sameeyay fufu markii iigu horeysay

Fufu waa cunto dhaqameed caan ah oo laga cuno dalalka Galbeedka Afrika, sida Nigeria, Ghana, iyo kuwo kale. Waxaa laga sameeyaa bur ama budo laga keeno dalagyada sida moxoga, baradhada iyo moos bukeeniga .

Follow dheh page ka si ay kuusoo gaaraan video yada soo socda

12/01/2025

Malawax suugo lagu cunaayo oo caafimaad leh

08/01/2025

Lows-ka markuu Sokor la aanta yahay wuxuu leeyahayn faa'iidooyin badan oo caafimaad. waxaa ka mid ah:

โ€ข Kordhinta caafimaadka wadnaha: Lowska waxaa ku jira dufan caafimaad leh (monounsaturated fats) iyo omega-3 fatty acids, kuwaas oo ka caawiya yaraynta halista cudurrada wadnaha iyo dhiig-karka.

โ€ข Kordhinta caafimaadka maskaxda: Lowska waxaa ku jira maaddooyin sida Vitamin E, zinc, iyo magnesium oo ka caawiya caafimaadka maskaxda, waxayna yareeyaan halista cudurrada maskaxda sida xasuusta oo daciifta.

โ€ข Kordhinta heerarka tamarta: Lowska waxuu ka mid yahay ilaha ugu wanaagsan ee tamarta, sababtoo ah waxa ku jira borotiin iyo dufan, kuwaas oo caawiya jirka inuu helo tamar joogto ah.

โ€ข Kordhinta caafimaadka maqaarka: Lowska waxa ku jira fiitamiinno iyo mineralo badan oo faa'iido u leh maqaarka, sida Vitamin E oo caawiya ilaalinta maqaarka.

โ€ข Maamulida miisaanka: Inkasta oo lowsku ay ka kooban yahay kalori (calories)badan, haddana waxay caawiyaan xakamaynta rabitaanka cuntada sababtoo ah waxay ka kooban yihiin dufan iyo borotiin, taas oo kuu horseedaysa inaad dareento dhereg muddo dheer.

Sidaas darteed, lowsku waa cunto caafimaad leh oo leh faa'iidooyin badan, balse waa muhiim in la cuno xaddi ku habboon si looga fogaado kororka miisaanka.
fans

Qof walba oo daneynaayo in jadwalka cuntada laga saxo si gaar ah sida 1.Dadka cayilka zaaid kaa la dhiban. 2. Dadka qaba...
17/10/2024

Qof walba oo daneynaayo in jadwalka cuntada laga saxo si gaar ah sida
1.Dadka cayilka zaaid kaa la dhiban.
2. Dadka qaba xanuunada kala duwan ee usaamexeynin inay cuntooyinka qaar cunaan.
3. Caruurta yar yar

Dhamaan waxaa usameyneynaa jadwal cuntada looga saxaayo iyo Talooyin

Qiima dhimistii sanad laha eheydna wey socotaa

WhatsApp 0610588565 Igala soo xiriir
Ama link hoose taabo Message Khadija Ali on WhatsApp. https://wa.me/252610588565

Group ka (Diiwaan galinta miizaan dhimista) link gaan raac https://chat.whatsapp.com/KGMfILVztAz0aRERKFwM6L

Address

Melbourne, VIC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jikadaplus nutrition posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category