melano pharma horn of Africa

melano pharma horn of Africa Melano Beauty Group vous donne un soin complet de votre peau et de votre corps,
Nous faisons du rêve de beauté une réalité.

ميلانو فارما تهنئكم ب عيد الاضحي المبارك اعاده الله عليكم بالخير و اليمن و البركات و تقبل منا و منكم صالح الاعمال ❤️🕋
16/06/2024

ميلانو فارما تهنئكم ب عيد الاضحي المبارك
اعاده الله عليكم بالخير و اليمن و البركات و تقبل منا و منكم صالح الاعمال ❤️🕋

💛 Melano hair gel waa gel logu talo galay timaha khasataan kuwa raga 💜💛Melano gel waa wakhtigaad ugu baahnida badnayd ma...
13/06/2023

💛 Melano hair gel waa gel logu talo galay timaha khasataan kuwa raga 💜

💛Melano gel waa wakhtigaad ugu baahnida badnayd madama ay xili kulayl tahay timo maydhistaadu way ka badantahay wakhtiyada kale 💜

💚sida daradeed waa inad isticmaasha melano gel tasriix ahaan(habaayn) iyo nafaqo ahaan ba si timaha kugu dhaqaalaysman oo anay biyaha badan kaga samayn 💜💛

💜melano gel wuuxu ka samaysanyahay Vitaminka ugu awooda badan es timaha lagu ilaaliyo💛💚

💙💛Tintaada ha ilaabin hana u moogan melano gel💆💇



🌞Wakhtiyada Kulaylka jidhkeenu wuxu u bahanyahay daryeel joogta ah oo maqaar walba noocisa lagu daryeelo qofka saliida l...
06/06/2023

🌞Wakhtiyada Kulaylka jidhkeenu wuxu u bahanyahay daryeel joogta ah oo maqaar walba noocisa lagu daryeelo qofka saliida leh,ka qalalan, ka isku jirka ah, ka caadiga ah
🌝 Wajiga ilaa jidhkoo dhan
🌚wajiga saliid leh ee xasaasiga ah waa inaad uga daryeel badnaata kuwa kale waayo waa xasaasi waxaanad isticmaalaysaa melanthenol si joogta ah hadad fin ledahay iyo hadanad lahayn ba , hadad fin ledahay kooxda finankad la qaadanaysaa sida sabuunaha acne soap sulphur soap iyo dhiqada isotretinin cream

🌝 wajiga qalalan ee fin ka lahayn iyo ka leh ba daryeelkkaga joogtada waa inay melanocool ku dhaashata maalin waliba, hadad finan ledahayna waa inad la qadataa kooxda finanka sida ku xusan maqaarka xasaasiga oo kale

🌚wajiga isku jirka ah qalayl iyo saliida ah waa inad qaadataa melanthenol cream hadad finan ledahay na kuwa kor ku xusan bad la mid tahay

🌞maqaarka ama wajiga caadiga ah waxaad qadanaysaa melanocool cream si joogta ah hadad finan ledahay sida maqaarkada kale un bad yeelaysaa

🌞 qofwalba rag iyo dumar waxaan jecelanahay inan maqaar nadiif ah yeelano si hadaba ad u ahaato si joogtaa ah u daryeel

🌝 melanopharma daryeelka nooc walba oo maqaarkagu yahay




Ku Nabadgalye xanuunka.Waxyaabaha dabeeciga ah ee wax ku oolka ah sida xanuunka qoorta,garbaha,dhabarka iyo muruqyada.Wi...
01/06/2023

Ku Nabadgalye xanuunka.

Waxyaabaha dabeeciga ah ee wax ku oolka ah sida xanuunka qoorta,garbaha,dhabarka iyo muruqyada.

Wixi macluumad dheeriyana nala so xidhidh


💚Kooxda Lotionada Melano pharma Waxaay ka samaysan yihin iyo Faaidada Ay leeyin👍✌👌💎Waxaay ka samaysanyihi dhamantood Vit...
25/05/2023

💚Kooxda Lotionada Melano pharma Waxaay ka samaysan yihin iyo Faaidada Ay leeyin👍✌👌

💎Waxaay ka samaysanyihi dhamantood Vitamino iyo madooyin maqaarka faaido weyn u leh iyago siinayaa ?

💙Nafaqo
💙Qoyn
💙Iftin

💧Ku Darso Daryeelkaga Joogtada ah 💘💘💘






💧Kooxda Sabuunaha Nadaafada ee Melanopharma Waa Sabuuno Iskugu Jira Nadafadyn Iyo Nafaqayn💙🚿Wajiga Ila Jidhkoo Dhan U Do...
18/05/2023

💧Kooxda Sabuunaha Nadaafada ee Melanopharma Waa Sabuuno Iskugu Jira Nadafadyn Iyo Nafaqayn💙

🚿Wajiga Ila Jidhkoo Dhan U Door Maqaarkaga Melano soaps Si Aad xagaaga Ugu Nuurtoo oo Uga Dhex Muuqatoo Dadko Idil🙋😍

💎 Ahow Iftiin Nadafadi Keentay Oo ku Dhalaali Melano soaps❤




ⓂMelanofre Iftiimintaa iyo daaweyntaa dhibcaha madmadow iyo goob kasta oo qayirnatay♨💐Ⓜ Melanofree waa kirimka ugu awood...
11/05/2023

ⓂMelanofre Iftiimintaa iyo daaweyntaa dhibcaha madmadow iyo goob kasta oo qayirnatay♨💐

Ⓜ Melanofree waa kirimka ugu awooda badan ee daweeya madmadow oo dhan💜💚

🌹🌸Ha ka warwarin oo ha ka qoomamon Xalku waa melanofree




#

💖Kooxda lotionada melano ee jidhka waa kuwo siinayaa maqaarka daganan, qoyaan, Nafaqo, dhalaal,Cadaan iyo dib u noolayn💛...
04/05/2023

💖Kooxda lotionada melano ee jidhka waa kuwo siinayaa maqaarka daganan, qoyaan, Nafaqo, dhalaal,Cadaan iyo dib u noolayn💛💙

💖Lotionada Melano Ka dhigo dhaashigaaga joogtada ah oo ku darso daryeelkaaga maalilaha ah💚💛

💜Doorashadaadu ha ahaato melano lotion💙💛





Melano pharma waxay kuugu hambalyaynaysaa munaasibada ciidul fidrigaa awgeed 🎈🎉✨Anaga iyo idinkaba Allah ha inaga aqbalo...
21/04/2023

Melano pharma waxay kuugu hambalyaynaysaa munaasibada ciidul fidrigaa awgeed 🎈🎉

✨Anaga iyo idinkaba Allah ha inaga aqbalo acmaashi wanaagsanayd 😍♥️✨


✨ melacaine waxaa logu talo galay inaad u isticmaasho si anad u dareemin xanuun xiirista timaha🦵🦵🧑‍🦲💇‍♀️🪒 ✨ hadad ka mid...
19/04/2023

✨ melacaine waxaa logu talo galay inaad u isticmaasho si anad u dareemin xanuun xiirista timaha🦵🦵🧑‍🦲💇‍♀️🪒

✨ hadad ka mid tahay dadka aan jeclayn xanuunka timaha xiirashada ha baqan maanta laga bilaabo😞😊

✨lugaha gacmaha wajiga iyo goobaha kale ba ee ad timaha Ku ledahy ba wad u isticmaali kartaa adigo si fudud u isticmaalayaa 😍

✨ Hablaha xaada ku leh wajiga si sahlan bad u isticmaalaysa adigo ku xiiraya bila cabsi

♥️Hadda doono oo u diyaar garow ciida😍



Address

26th Sheris Street Downtown Abdeen
Cairo
11

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when melano pharma horn of Africa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram