Mohamed Adow

Mohamed Adow Gacmo furan iyo waji furan kusoo dhawaaw

19/04/2025

Deg/ceelkari gobolka afdher DDS

29/03/2025

Ciid mubaarik kulu caam wa antum bilkheyr

Lix Qodob oo Hogaamineed oo aan ka baran karno Gorgorka 1. Gorgorku Keligii duula oo joog sare. Kuma duulaan shimbirro, ...
27/03/2025

Lix Qodob oo Hogaamineed oo aan ka baran karno Gorgorka

1. Gorgorku Keligii duula oo joog sare.
Kuma duulaan shimbirro, tuke, iyo shimbiro yaryar oo kale.

MACNAHA; Ka fogow dadka cidhiidhiga ah, kuwa ku dejinaya. Gorgorku wuxuu la duulaa Gorgor. Hayso shirkad wanaagsan.

2. Gorgorku waxay leeyihiin aragti sax ah. Waxay awood u leeyihiin inay diiradda saaraan wax ilaa 5km u jira. Wax kasta oo caqabad ku ah, gorgorku k**a dhaqaaqi doono ugaadhsiga ilaa uu qabsado.

MACNAHA; Aragti leh oo diiradda saar wax kasta oo caqabad ku ah waadna guulaysan doontaa.

3. Gorgorku wax dhintay ma cuno. Waxay ku quudiyaan uun ugaadh cusub.

MACNAHA; Ha isku hallayn guushaadii h**e, sii raadi xuduudo cusub oo aad ku guulaysato. Tagtaada uga tag meesha ay iska leedahay, waagii h**e.

4. Gorgorku wuu jecel yahay duufaanka.
Marka daruuruhu isu yimaadaan, gorgorku wuu rayrayn doonaa, gorgorkuna wuxuu adeegsadaa dabaysha duufaannada si uu kor isula qaado. Marka ay hesho dabaysha duufaanka, gorgorku waxa uu adeegsadaa duufaanta kacsan si uu isaga kor ugu qaado daruuraha. Tani waxay siinaysaa gorgorka fursad uu ku dul-boodo oo baalashiisa ku nasto. Isla markaas, dhammaan shimbiraha kale waxay ku dhuuntaan laamaha iyo caleemaha geedka.

MACNAHA; La kulan caqabadahaaga si aad u ogaatid in kuwani ay kaa dhigi doonaan inaad ka soo baxdo mid ka xoog badan oo ka fiican sidii aad ahaan jirtay. Waxaan u adeegsan karnaa duufaannada nolosha si aan kor ugu qaadno meel sare. Guuleystayaasha k**a baqaan inay u kacaan meel sare. Guuleysteyaashu k**a cabsadaan caqabadaha, laakiin way ku raaxaystaan ​​oo si faa'iido leh ayay u isticmaalaan.

5. Gorgorku wuxuu u diyaar garoobaa tababarka;
Waxay ka saaraan baalasha iyo cawska jilicsan ee buulka si ay dhallintu u raaxaystaan ​​​​diyaarinta duulista oo aakhirka u duulaan/marka ay noqoto mid aan loo adkaysan karin inay ku sii jirto buulka.

MACNAHA; Ka tag Aaggaaga Raaxada, halkaas wax Kobac ah ma jiro.

6. Gorgorku markuu weynaad

Sababta aan dhinaca bidix loogu seexanaynin waa sidan idiinka muqaata sawirkkan hoose Haddii aad u seexato dhinaca bidix...
26/03/2025

Sababta aan dhinaca bidix loogu seexanaynin waa sidan idiinka muqaata sawirkkan hoose
Haddii aad u seexato dhinaca bidix waxaa kugu dhacayaa ama kor uso noqonaya wixii calooshada ku jiray kadib waxaa ka dhalanaya gaas

Maxaa Haweenka La furo ay  Cidada U tirsadaan [ 3 Biood] Kuwa laga dhintayne U ciddo tirsadaan [ 4 Bilood iyo 10 Casho]:...
26/03/2025

Maxaa Haweenka La furo ay Cidada U tirsadaan [ 3 Biood] Kuwa laga dhintayne U ciddo tirsadaan [ 4 Bilood iyo 10 Casho]:?

Wax badan Ka Ogow Diinteena Sida ay Uga Warantay Cilmigan Wax badan ayaad U baahneed inaad Ogaato.

Caalimka Lagu Magacaabo; Roberto Gylium"
Oo Wax Ka dhigo " Aynishtan Bublic"
Kuna takhasusay Cilmiga lagu daraaseeyo Uur jiifka " علم الأجنة"

Si Shuruud la'aan ah Ayuu Ugu dhawaaqay islaamnimadiisa Ka dib Markii ay is Waafaqeen Cilmigii Uu intaas Oo sano Soo Waday iyo Aayadaha quraanka Kariimka Ee Ka Warama
Arrimahan Ku tacaluqa cilmiga Uur Ku jirta.

Waxaa si gaar ah U soo jiitay Ninkan Caalimka ah Sababta Uu Quraanka Kariimka Ugu Xadiday Waqtiga Ciddo baxa Dumarka Sadax bilood.

Culimada Casrigan Nool Waxaa Kadis Ku Noqotay Arrin fajaciso ah Kaas Oo ay Ugu Magac dareen [ Biyaha Ninka Ee Aamusan]:
Shahwada Ninka Waxaa Ku jiro =62protein

Taas Oo Ka duwan Ninka Kale, Sida Faraha gacmahooda U Kala duwan yihiin, Ninkasta Waxaa Uu Allah U yeelay Nooc Xawo Oo U gaar ah ....
Jirka Dumarka Waxaa Uu leeyahay Wax sida Computer Camal ah Kaas Oo lagu keeydiyo Shahwda Ninka ay la macaamishay Ama Qabo.

Haddii ay Guursato Ninkale Si Toos ah Ka dib Markii Uu furo Ninkii h**e Ayada Oo Aan Ciddo tirsan , Ka dib Sidaa Kula aqal galo..

Computerkii H**e ayadoo ayado ay Wax h**e Ku keydsanaayeen ayaa Waxaa soo galaya Xawo Kale Oo Cusub, Halkaa Waxaa Ka dhalan Kartio Cudduro Ay Keeni Karaan feyruusyo Khatar badan Kaaso Haweeneyda Ku sababi Karo Xanuuno Halis ah.😪

Cilmi ahan Waxaa Lagu Xaqiijiyay in . Caadada Kowaad Ee hesho Ee ay gabadha mar dhaw la soo furay , Ka soo Xaaqmayaan 32% ilaa 35% Oo Ka mid ah Xawadii Ninkii h**e Ee ay Kala tageen .Caadada labaad Kolkii ay hesho Waxaa soo Ka soo dhamaanaya 67% Xawadii Ku harsaneed Caadada Sadaxaad Markii ay gabadha hesho
Waxaa gabi ahaanba meesha ka soo dhamaanaya Wixii meesha Ku harsanaa 99.9%

Ilmo galeenka Gabadha Sidaa ayuu Nadiif ku noqonayaa Wuxuu Markaa ka dib U diyaar garoobayaa in Uu

08/08/2024

Alle ayaa mahad oo dhan iska leh
Oo naga dhiga soomalida itobiya
Ethiopia waa meel nabad ah khaasatan
Dowlad deeganka soomalida
Waa meel aad noloshada ku dhameysan
Kartid inta cimrigada nooshahay

Markii taadu dhamaatana adoo jirkadu
Meelna ka maqnayn / qeyb kamid ah kaa go nayn qabriga lagu galinayo waa alle mahadii

Somalida kale la dhibaateysan Qarax iyo miino intay la kacto qaarkod jirkoodi oo dhan la waynayo qofkii kaa dhintayna aadan xabaal ku hubsan karin waa dhibaato mida ugu xun
Iyagana allah ha ka qabto cadawka dhibaatada ku haya ee qawaarijta ah

Nabadaa nolol leh

16/07/2024

09/07/2024

NOLOSHA REE GUURAGA

Address

Addis Ababa
24

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Adow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mohamed Adow:

Share