Jaceelku waa lamahuraan

Jaceelku waa lamahuraan Jaceelku waa meesha uu qoyska katarma

14/05/2022
01/01/2022
21/01/2020
06/01/2020

Jaceelku waa meesha uu qoyska katarma

17/12/2019

jaceelku waa wax qayska uu kudhisanyahay
jaceelka waa lagamaarmaan kaas oo kabilawda shukaasi ama wadahadal markaa kuxiga aqal lagal balse jaceelku ma aha 2ax laguciyaaro
gabdhihii soomaaliyeed waxay taaganyihiin heer ay isqaawiyaan oo dhahaan raga kaalaya iwasa
ceel dumarkaw xishooda oo wax iskufala oo jaceelka meel ha ugadhicina gabdhayahaw waa tihiin walaalayaalshay ookale hooyooyinkay ookale naagahaanaga ookale waxaa kafiican waxan aad kuhadlaysaa in aad dhahdaan kaalay iguurso

si ay ugaadh haweenka soomaaliyeed qayb tada xun like.share. saar oo gaarsii haweenka oodhan
figradaana kadhiibo xalada hablahan yacnehee commont

02/09/2019

Cajeeb su.aal
Waamaxay sababta ay gabdhaha usooqoraan waan kacsanayaa yaa.iwasa iyo waxa xunxun ee ceebta ĺeh ?

01/09/2019

ASC asxaabta
Waaa barnaamijkii jaceelka ok hadlayno
Waamaxay jaceel?
Jaceel was sheet markuu kuugudhaco aad dareemi valse maanta dhalinteena waxay jaceel uyaqaanaan ma aha
Waxaa facabiokga aad Ku arki will iyo gàbadh dhada ishaysta ok leh waa saaxiitay oo caawa aan lajiifo
Supxaanalaaha Jada wali ismaguhrsanin waa cajiip
Mid kale.gabadh ayaa waxay soodhigtay cawradeeda tii uguqaalisaneed ok ah siilka ma arkaysid wiil ssoomaaliya ah oo cawradeeda fc soodhigi balse wad arki gàbadh ssoomaaliya oo cawradeeda soodhigi xadka oo kasheekeen yaa iwasa iyo wax xun oo kale balse sur.aalshaydaydu waxay tahay
Waamaxay Saba ta at gabdhaha iskuqaawinayaan gabdhaheena oo at FC iskusuudhiyaan?

# # # jawwab #

20/06/2019

Asc asxaabta salaan kadib
Waxaan lahadlayaa gabdhaha caadaystay in at isqaawiyaan kuwaas oo iskuqaawinayo non say uhelilaheen oo cawradii gabadha laheed waxay usoobadhigaysaa dad badan saadaraadeed waxaa larabaa diinteena islaamka ah haanraacno waxayna.Anartay waxaa nahay dad islaam ah markaa in diinta katagno ma.aha jaceelku waala.ogalyahay lakin SAA umaraysaan ma.aha walashay ama walaalkay haan àlaahay kayaabno oo haan iskaday cawradeena aan sawirano siiba gabdhahaha waxaan leeyahay way Sudan kadaaya amaanada ilaahay walaahi adoonyadan habeen ama aroor ama casar mar baad katagi oo ruuxna kumaraacayo ilaa camalkaada mooyeen markaa walashay ama walaalkay ha.isdhaafno waxaan aan kusocono waa wado xun oo halaag kudanbeeysa haan kabaxno
Raga carabawdo waa xudunta ilaa jilibka hoostiisa
Gabdhahana waa dhamaan jigkoodhan ilaa cukurka gamcaha iyo wajiga
Gabdha wajiga indha shareerka qabo waa mubaax oo dhib malaha
Mida kale gabdhaha xidho mayaha dhajiska ah ayakuna ha.iskadhaafaan we nahyi baa kusoo ar9oray maxaayeelay cawradii ayay muujinaysaa oo waxba kamatagayso makaa iskadhaafa walaalayaal

Mida kale kuwa iskushaboho nibanka oo xidhanayo dharka nibanka war taa iskadhaafa.
Mida kale gabdhaha iyo wiilasha fanaaniinta ah heesto waaxaraan lakin waan isticmaalnaa war taana haan iskadhaafno waa wax xun mafiicno waxaan oo dhàn waa wax xun
Naagta ama ninja qawan
Naagta ama ninja dhàrka kalaxidho
Naagta maryaha dhajiska xidhato
Naagta ama ninja heeso

Waxaan oodhan waa was xaaraan ah haan iaka deeno
Share oo gadhah iyo nibanka gàarsii

Jaceelku waa halboole kaasoo bini. Aadanku dareemaan warka uu wax shukaansafa. Ama marka lashukaansado markaa jaceel la....
24/04/2019

Jaceelku waa halboole kaasoo bini. Aadanku dareemaan warka uu wax shukaansafa. Ama marka lashukaansado markaa jaceel la.aan waa nolool aa.n balse say dadka u adeesadeen ma aha waxaalarabaa jacee diinta waa faqsan ee lamarabo gabadha ama wiilka in cawradooda istusaan ayakoo wali aan isguursa,n oo ajnabi kala yihiin

Address

Waxaa Salamayaa Asxaapta Jecelka
Addis Ababa

Telephone

+251909002694

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaceelku waa lamahuraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram