Qooneey district

Qooneey district Qooney waa degmo katirsan gobalka Gedo Somalia

QOONEEY SECONDARY SCHOOL AYAAN WADADA KUSO JIRO INSHA ALLAH MAALMIHI WACNAA WAY SOO SOCDAAN.
03/07/2025

QOONEEY SECONDARY SCHOOL AYAAN WADADA KUSO JIRO INSHA ALLAH
MAALMIHI WACNAA WAY SOO SOCDAAN.

Qooneey hoyga nabada iyo cadaalada Hadad jeceshahay hormarkas fadlan follow iyo share dheh
16/06/2025

Qooneey hoyga nabada iyo cadaalada

Hadad jeceshahay hormarkas fadlan follow iyo share dheh

Degaanka Qooneey ayaaa waxaa safar gaban kujoogo Ustaadkeena Qaaliga ah ustad Ibrahim sheikh Ahmed oo ah barbaariye soo ...
13/04/2025

Degaanka Qooneey ayaaa waxaa safar gaban kujoogo Ustaadkeena Qaaliga ah ustad Ibrahim sheikh Ahmed oo ah barbaariye soo barbaariyey arday badan OK degaanka kaso aflaxay.

Degaanka Qooneey ayaa Wali waxaa loo laa yahay in lasameeyo secondary school

Dhaman waxaan halkaan fariin ugu dirayaa inta kaso jeedo deeganka in lasameyo secondary school oo deegaanka aad ugu baahi qabo sido kala Degaanka waxa u baahi qabaa Adeega Caafimaad ka oo latayeeyo iyo waliba Gaari Emergency qaado ee loo yaqaano Umbalance ka.

30/01/2025

Jimco wanagsan dhaman inta igu xiran


61 8196393

DrBisle
DrBisle team

Asc ww dhaman bulshada kudhaqan degmada Qooney ee gobalka Gedo kaso mid noqo mashruca cagaareenta deegaanka ee sanadka c...
27/12/2024

Asc ww dhaman bulshada kudhaqan degmada Qooney ee gobalka Gedo kaso mid noqo mashruca cagaareenta deegaanka ee sanadka cusub 2025 insha Allah.
Mashruucaan ayaa ka bilaami raba Degmada Qooney ee gobalka Gedo.
Qooneey district

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير Ciid Mubarak dhaman U...
10/04/2024

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير

Ciid Mubarak dhaman Umada muslimta gaar ahaan Umada Somaliyeed meelwalbo dunida kajogtaaan.



Qooneey district
Qooneey Tv

13/03/2024

Qooneey ayaaa sanadka cusub 2025 insha Allah yeelan doonto Secondary school insha Allah.
Kulan miro dheh ah ayuu ahaa malintaas.

Nagala soco insha Allah Qooneey Tv

Ramadan Karim dhaman umada Musliminta meelwalbo dunida kajogtaaan.Waa malinti labaad ee bisha Ramadan Allah nawafajiyo k...
12/03/2024

Ramadan Karim dhaman umada Musliminta meelwalbo dunida kajogtaaan.
Waa malinti labaad ee bisha Ramadan Allah nawafajiyo khayrka ku jiro.

09/03/2024

Barbaarteeni wacneed

  soo dhawayn iyo iswaraysi ayaaa inoogu qabsoomay caasimada Somaliya  ee Mogadishu kulanka ayaa ku dhaxeyey dhalinyarad...
08/03/2024

soo dhawayn iyo iswaraysi ayaaa inoogu qabsoomay caasimada Somaliya ee Mogadishu kulanka ayaa ku dhaxeyey dhalinyarada degmada
Qooneey iyo Gudoomiyaha Degmada Qooney Mr Abdiaziz Hassan Sheikh Abdi.
Gudoomiyaha ayaaa dhalin yarada Degmada kaso jeedo usheegey halka ay shaqada iyo howlaha Degmada marayaan faafaahin kasiyey dhalinyarada.
Dhalinyarada ayaaa mahad celin iyo soo dhaween u sameyey Gudoomiye Abdi oo safar shaqo ujoogo caasimada Somaliya eee Mogadishu.
Sawir qaade: Enginer Ismail Haji

Mahadsanidiin

Qooneey district

08/11/2023

Caruurtada maku aragtey canbarta madaxa taaso aaan bogsaneynin sidoo kale timaha ka kadhigtey kuwa banbanaan hadaba waxa dawadeeda iyo xalkeeda ku hayo dhakhtarka cudurada maqaarka timaha iyo cidiyaha ee Dr Abdiaziz Abdiwahid Bisle
Dhakhtarka ayaaa mudo yar kaga daween doono insha Allah.
Dhakhtarka cudurada maqaarka timaha iyo cidiyaha soo booqo oo lakulan dhakhtarka una sheego xanunkada.

Dhakhtarka waxad kala soo xariiri karta WhatsApp Number 61 9164437

Share dheh postigan
Like soo dheh page
Follow soo dheh page ka Dr Abdiaziz Abdiwahid Abdullahi

08/11/2023

Mala dhibantahy Qawidka jirka kaaso jirkada dhan kadhigay cadcadan hadaba Dr Abdiaziz Abdiwahid Bisle ayaaa xalka Qawidka ku haya
Dhakhtarka ayaa kadaaween doona insha Allah Qawidka si fudud.

Nagala soo xariir WhatsApp number 61 9164437

Follow soo dheh page ka Dr Abdiaziz Abdiwahid Abdullahi

Address

Gedo

Telephone

+252619164437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qooneey district posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram