Crown Pharmacy Jigjiga

Crown Pharmacy Jigjiga Welcome to Crown Pharmacy ,our two stores are the one-stop neighborhood pharmacies for you!

Kobci caruurtada korriinkooda adigoo u isticmaalaya Labadan sharoobo Omega 3, Iyo  Multivitamin syrup waxay ka helayan A...
29/11/2025

Kobci caruurtada korriinkooda adigoo u isticmaalaya Labadan sharoobo Omega 3, Iyo Multivitamin syrup waxay ka helayan Awood, Appetite, difaac jidheed iyo maskax fiican oo firficoon waxaad hadda ka helaysa crown pharmacy πŸ’š

Smart Kids, Strong Future! The essential support for sharp minds and a powerful immune system. From DHA/Omega-3 for brain health to 17 vitamins and minerals for protection. Get Nutraxin for Kids today at crown pharmacy πŸ’š

16/09/2025

Third Year Anniversary sale…30% Discount on All Cosmetic Products 😍😍😍

Ma leedahay xasaasiyad mana ku dhibaan cream yada urta udgoon leh hadaba Bioxcin Atopy care waxay kaa caawinaysa inad he...
19/07/2025

Ma leedahay xasaasiyad mana ku dhibaan cream yada urta udgoon leh hadaba Bioxcin Atopy care waxay kaa caawinaysa inad hesho daryeelka uu u baahanyahay maqaarkagu adigoon dhibaato allergy ama xasaasiyad kala kulmayn.
Waxaad ka helaysa crown pharmacy Ayerdega 😊

Eid Mubarak dhamaan macaamiisha sharafta leh ee Crown Pharmacy Jigjiga waxaan idin rajeynaynaa inad farxad iyo caafimaad...
05/06/2025

Eid Mubarak dhamaan macaamiisha sharafta leh ee Crown Pharmacy Jigjiga waxaan idin rajeynaynaa inad farxad iyo caafimaad ku ciidaan! πŸ’š

Ka faaidayso qiimo dhimista ay Crown Pharmacy u sameeysay Macaamiisheda Munaasibada Eid-da..Waxay bilaabmanaysa Bari wax...
01/06/2025

Ka faaidayso qiimo dhimista ay Crown Pharmacy u sameeysay Macaamiisheda Munaasibada Eid-da..Waxay bilaabmanaysa Bari waxayna dhamanaysa Maalinta Eid-da ka horeysa waxaa qiimo dhimis lagu sameeyay dhamaan Agabka is qurxinta oo dhan Skincare kuna kamid yahay.
Eid Mubarak Hor dhac ah dhamaan macamiisha sharafta leh ee nagu xidhan πŸ€—πŸ’š

Its summer 🌞 And its time to Use your sunscreen get yours now at crown pharmacy Waxaa lagalay wakhtigii kulaylaha 🌞 waan...
21/05/2025

Its summer 🌞 And its time to Use your sunscreen get yours now at crown pharmacy
Waxaa lagalay wakhtigii kulaylaha 🌞 waana wakhtigii la isticmalayay suncscreen ta kasoo qabso sunscreen kaga crown pharmacy

Evoluderm shampoo and hair mask For dry and damaged hair. Shampoo da iyo maskga tinta ee Evoluderm waxaa loogu talagalay...
19/05/2025

Evoluderm shampoo and hair mask For dry and damaged hair.
Shampoo da iyo maskga tinta ee Evoluderm waxaa loogu talagalay timaha qalalan ee waxyeeloobay.

New product alert 🚨😍Hyaluronic Acid serumNiacinamide SerumAnti Taches Serum
17/05/2025

New product alert 🚨😍
Hyaluronic Acid serum
Niacinamide Serum
Anti Taches Serum

Ramadan Mubarak Dhamaan macamiisheena sharafta leh waxaan idin rajaynaynaa inuu idiin noqdo soon aad ku heshaan waxwalba...
28/02/2025

Ramadan Mubarak Dhamaan macamiisheena sharafta leh waxaan idin rajaynaynaa inuu idiin noqdo soon aad ku heshaan waxwalba oo aad jeceshihiin Inshallah..waan ku faraxsanahay inaad qayb ka tihiin qoyska Crown Pharmacy Jigjiga πŸ’šπŸŒ™

Anua Niacinamide Serum sidii caadada ahaydna shirkada aya toos loga keenay waa tiro kooban yaan la idinka dhamaysan 😍
25/01/2025

Anua Niacinamide Serum sidii caadada ahaydna shirkada aya toos loga keenay waa tiro kooban yaan la idinka dhamaysan 😍

New Arrivals.. Every step Skin care by D.C Eurostatik 😍
10/01/2025

New Arrivals.. Every step Skin care by D.C Eurostatik 😍

Vitamin kasta oo jidhkaga, lafahaaga iyo maqaarkaguba u baahan yihiin.. kuwan iyo kuwo kale oo badanba waxad ka helaysa ...
21/12/2024

Vitamin kasta oo jidhkaga, lafahaaga iyo maqaarkaguba u baahan yihiin.. kuwan iyo kuwo kale oo badanba waxad ka helaysa crown pharmacy ✨

Address

Hassen Wali Building, Near Sayid Mohammed Statue
Jigjiga
1000

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 08:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+251919111122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Crown Pharmacy Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram