Nejashi Hospital, Jigjiga

Nejashi Hospital, Jigjiga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nejashi Hospital, Jigjiga, Hospital, Near referral hospital, Jigjiga.

๐ŸŽ‰ Hambalyada Ciidda โ€“ Nejashi Hospital ๐ŸŒ™Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha ...
20/03/2026

๐ŸŽ‰ Hambalyada Ciidda โ€“ Nejashi Hospital ๐ŸŒ™
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,
Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Nejashi Hospital, waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciid Mubaarak.
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo cibaadooyinkii aan soo gudannay bisha barakaysan ee Ramadaan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii dambiyadooda la dhaafay, camalkoodana la aqbalay.

19/03/2026

Waxaan si guul leh ugu fulinay qalliinka Appendectomy (qabsinka caloosha) iyadoo la adeegsanayo farsamada casriga ah ee laparoscopic (laser technique), waxaa Qaliinka Hogaaminayay .Abdinasir_Mahamed oo ay Kuwahelinayaan OR Teamka .
โœ… Qalliin yar oo aan si weyn loo jeexin
โœ… Xanuun yar kadib qalliinka
โœ… Soo kabasho degdeg ah
โœ… Halista infekshanka oo aad u hooseysa
Dhakhaatiirteena khibradda leh ayaa diyaar u ah inay bixiyaan daryeel caafimaad oo tayo sare leh.
โค๏ธ Caafimaadku waa mudnaanteena koowaad
๐Ÿ“ Nejashi Hospital

18/03/2026

๐Ÿ˜ข Xanuunka Xameetida ma ku hayaa?

Bukaan muddo la ildarnaa xanuunka xameetida ayaa si guul leh loogu sameeyay qalliin casri ah oo aan jeexitaan weyn lahayn!

๐Ÿฅ Nejashi Hospital
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Waxaa fuliyay: Dr. Abdinasir Mahamed (General Surgeon) iyo Dr. Badri Omar (General Surgeon) oo ay wehelinayaan Mr. Siyad Hashi (Anesthetist), Mr. Abdihaye (Anesthetist), Mr
Ramadan Ismail (Scrub) and Mr. Sintayehu (Scrub)

๐ŸŽฅ Qalliinka waxaa lagu sameeyay Camera (Laparoscopy)

โœจ Natiijo?
โœ”๏ธ Xanuun yar
โœ”๏ธ Dhiig bax yar
โœ”๏ธ Soo kabasho DEGDEG ah
โœ”๏ธ Nolol cusub oo caafimaad leh

๐Ÿ’ก Ha sugin xanuunka inuu kaa sii daro!

๐Ÿ“ La xiriir Nejashi Hospital maanta

๐Ÿฅ Guul Caafimaad oo Ka Dhacday Nejashi HospitalHospital-ka Nejashi waxaa si guul leh loogu sameeyay qalliinka xameetida ...
16/03/2026

๐Ÿฅ Guul Caafimaad oo Ka Dhacday Nejashi Hospital

Hospital-ka Nejashi waxaa si guul leh loogu sameeyay qalliinka xameetida (Gallbladder Removal) iyadoo la adeegsanayo farsamada casriga ah ee Laparoscopic Surgery (Camera-Guided Surgery).

Qalliinkan waxaa si xirfad sare leh u fuliyay Dr. Abdinasir Mahamed( General Surgeon), ooy kuwehelinayaan Dr Badri Omer ( General Surgeon) , Siyad hashi ,Abdi hayi (anaesthetists) ,Ramadan hashi iyo Sintayehu iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah oo u oggolaanaya qalliinka in lagu sameeyo jeexitaan yar.

โœจ Faaโ€™iidooyinka Laparoscopic Cholecystectomy:

โœ… Jeexitaan yar (Small incision)
โœ… Xanuun yar qalliinka kadib
โœ… Dhiig bax aad u yar
โœ… Halista infekshan oo hooseysa
โœ… Soo kabasho degdeg ah
โœ… Bukaanku si dhaqso ah ugu laaban karo shaqadiisa iyo nolol maalmeedkiisa

Hospital-ka Nejashi wuxuu sii wadayaa horumarinta adeegyada qalliinka casriga ah si bulshada loogu keeno daryeel caafimaad oo tayo sare leh.

๐Ÿ“ Haddii aad qabto xanuunka xameetida (gallstones) ama calaamado la xiriira, fadlan la tasho dhakhaatiirta Nejashi Hospital.

Nejashi Hospital โ€“ Daryeel Casri ah, Kalsooni iyo Badbaado.

15/03/2026

Caalamadaha Khatarta ah ee Gaaska

13/03/2026

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—œ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐˜‚ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜†.

Bukaan ๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ (๐——๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ) ayaa la jiifay ๐’™๐’‚๐’๐’–๐’–๐’ ๐’Ž๐’–๐’…๐’…๐’ 7 ๐’ƒ๐’Š๐’๐’๐’๐’… ๐’‚๐’‰. Mudadaas dheer wuxuu soo maray ๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™ช๐™ช๐™ฃ ๐™—๐™–๐™™๐™–๐™ฃ, Waxaa lageeyay ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐˜†๐—ผ badan, balse xal looma helin. Kadib waxaa la qorshaynayay in dibadda lageeyo si wax looga qabto xanuunkiisa, maadaama Lafahmi la'aa.
Markii la keenay ๐—ก๐—ฒ๐—ท๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น, wuxuu ahaa bukaan aan istaagi karin oo ambulance lagu wado.
Baaritaan kadib ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ง๐—• ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜๐—ฎ, waxaana daweeyay Dr.Ahmednasir Abdi,MD ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ..
Maanta, mahad Ilaahay...
๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜†, ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐—ถ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ต๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ.
Tani waa farxad iyo rajo cusub.

๐™‰๐™š๐™Ÿ๐™–๐™จ๐™๐™ž ๐™ƒ๐™ค๐™จ๐™ฅ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก โ€“ ๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™ฎ๐™š๐™š๐™ก ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ง๐™–๐™Ÿ๐™–๐™™๐™– ๐™˜๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™–

13/03/2026
12/03/2026

Maxaa Badiya Gaaska Inta Lasooman yahay???

12/03/2026

Ma ogtahay Soonku inuu iskusi usaamaynin Dadka gaaska qaba, Dad way kucaafimaadaan, qaarna gaasku wuu kusii bataa

10/03/2026

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ? ๐Ÿค”
๐——๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ, ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป. ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ? ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฒ ๐˜…๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ต?
(GI Specialist) oo ah Dhakhtar ku takhasusay Daawaynta Xanuunada Caloosha, Mindhicirada iyo Beerka.
PART ONE 1
๐ŸŽ™๏ธ Podcast: Soonka & Gaaska Caloosha

07/03/2026

Bisha barakaysan ee Ramadan dad badan waxay la kulmaan gaaska caloosha, dyspepsia, iyo heartburn marka ay sooman yihiin.

โ“ Maxaa sababa?
โ“ Soonku ma kordhiyaa gaaska mise wuu yareeyaa?
โ“ Cuntooyinka sida sambuska iyo cuntooyinka basbaaska leh ma kordhiyaan dhibaatadan?

๐ŸŽ™๏ธ Waxaan arrimahan si qoto dheer uga hadlaynaa Podcast cusub oo xiiso leh.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Ridwan Muhumed
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. A/Kadir Ali (GI Specialist)

๐Ÿ“Œ Lasoco โ€“ Podcast-ka oo dhamaystiran dhawaan ayaan soo galinaynaa!

Address

Near Referral Hospital
Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nejashi Hospital, Jigjiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category