Dawooyinka herpalka

Dawooyinka herpalka Waxan halkan soo dhigayaa dawooyin aad u muhiim ah

xanuunka  Sokorta @ MACAANKAMa tahay qof ka cabanaayo xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(d...
17/02/2025

xanuunka Sokorta @ MACAANKA

Ma tahay qof ka cabanaayo xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah oo waliba herbal ah oo kaa zuulinayso sokorta
Waxayna dawadas kaa caawinaysaa inay sokorta mar danbe kugu soo laaban oo adi iyo sokor Aad is daysaanan oo sokorta si walba aad u isticmaashid waxba kuu dhimin i.a
Dal iyo dibadba meshaa joogtid waa diyaar oo dawada waa la heli karaa

Fadlan nagala so xirir what is up iyo walba lamberkaan

Wa.https:/https://wa.me/+252770668863

๐Ÿ“ž WhatsApp:  wa.me/+252770668863BISHAAROKusoo dhawada Daawoyin waxtar caafimad uleh jirka bini'aadam ka kana dabargoyney...
09/02/2025

๐Ÿ“ž WhatsApp: wa.me/+252770668863

BISHAARO
Kusoo dhawada Daawoyin waxtar caafimad uleh jirka bini'aadam ka kana dabargoyneysa xanuunada Farah badan bulshada ladhiban
Dhamaan waxaan Daawo u haynaa xanuunada kala ah:
1๏ธโƒฃ: Gaaska 11: cayilka
2๏ธโƒฃ: Sonkorta 12: naqaska
3๏ธโƒฃ: Dhiigkarka 13: kalastaroolka
4๏ธโƒฃ: Elerjiga 14:Burooyinka
5๏ธโƒฃ: Baabasiirka 15: caado wareerka
6๏ธโƒฃ: infagshanka 16: xasaasiyada
7๏ธโƒฃ: Sanboorka 17: Dhalmo la'aanta
8๏ธโƒฃ: Kilya xanuunka 18: Dhabar xanuunka
9๏ธโƒฃ: Kansarka 19: Biyo baxa dag daga
๐Ÿ”Ÿ: Finanka wajiga 20: Beer xanuunka
Caafimadka allaa bixiyee dadaalkana waa lama huraan. Wixii Fahfaahin ah kala xiriir whatsAppka +252770668863

22/01/2025

Gaas Calooleed (Gastritis)
Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka.

โœ”๏ธGaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.

โœ”๏ธCalaamadaha lagu Garto Qofka Qaba Gaas Calooleedka.

I.Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
II. Lalabo iyo Mataga
III. Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
IV. Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
Waxyaabaha Sababa

1. Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
2. Qofka oo mudo badan isticmaala Xanuun baabi,iyaasha.( NSAIDS).
3. Istareeska ama walwalka
4. Dadka alcoholโ€™da cabo
5. Xanuunada Qaar sida Crohn's disease(Waa xanuun Haleelo Cunno mareenka) ama Parasitic infections
Wax yaabaha kadhasha Gaas calooleed ka
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.

โœ”๏ธSida looga Hortago

Waxa jira Dawo yin dabiici ah loo is tic Malo ana sinay bulsho badan Somali ah Alle ayan kucafiyey.

ku helikara?

Kala xiriir WhatsApp . Thanks.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
http://

Wa.me/+251938774018

21/01/2025

Matahay qof laxanuunsan
*)Gaas,
*)Sokor,
*)Cayil saaid ah
*) Dhiigkar,
*) caado wareer,
*) Taranka oo dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii oo yaraato,
*) kilyaha oo dhagax kaaga jira,
*) luga xanuun, lafa xanuun, jilbo xanuun,
*) Kansar (Cancer)
*) Buro
*)Finan ama nabro jirka oo dhan
*)Xasaasiyad
*)Neef
*)Zuuz
*)Ilka dhiig
*)Hurdo xumi
*)Madax xanuun
*)Neerfaha

waxaan kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo tayo leh insha'allah taladana allahay talasaaro.

Nabiga SCW uu yiri:- โ€œIllahay cudur masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo dajiyo"

OGOOW CAAFIMAADKU WAA HANTIDAADA

jawaab tadu haday haa tahay

Nagala soo xariir whats upka
093 877 4018

15/01/2025

Dawooyinka herpalka ee kambaniga caalamiga ah ee tiens uu soo saaro hubaal waa kuwo cajiib ah bal halkan ila eeg waa mid ka mid ah dadka la talinta caafimad loo sameeyay sido kalena isticmaalay wax soo saarka shirkada khaasatan dhanka bidaarta iwm... Wixi faahfaahin ah nagalaso xidhiidh lambarkas +252770668863
Or call (+251956009260)

15/01/2025

Mid ka mid ah dadki ku caafimaadey waxsoo saarka shirkada TIENS oo ka sheekaynaya.
Halkan ka daawo dhamaan xogta bukaankaas

15/01/2025

TIENS ZINC

Waa product aad u cajiib ah runti halkan ka daawo faaiidooyinka ay leedahy๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Wa.me/+252770668863MADAX XANUUNKA NEERFAHA QALALKA IYO SUUXDINTA.Cudurka neerfaha qalalka suuxdinta Ayaan faahfaahin doo...
16/10/2024

Wa.me/+252770668863
MADAX XANUUNKA NEERFAHA QALALKA IYO SUUXDINTA.
Cudurka neerfaha qalalka suuxdinta Ayaan faahfaahin doonnaa insha allh.
Maanta waxa aan soo qaadaneynaa
waxna ka
iftiimineynaa neerfaha miyir-
beelida ama suuxdinta. Waxaynu
maqaalkan ku soo qaadi doonaa
waxyaabaha sababa miyir-beelka, calaamadaha lagu garto iyo daaweyn
tiisa ba
Miyir beelida ama suuxdinta macnaheedu
waxa weeyi qofka oo miyirbeelaya, ama
uu miyirkii ka lumay. Waxaanu miyirka
qofka u soo noqdaa daqiiqado ama saacado kadib ka dib.
Waxaanu qofku dareemaa marka uu
miyirka u soo noqdo, daal iyo naxdin.
Haddaba marka ay xaaladdan oo kale
qofka ku timaado maxaa u sababa?
Waxaa u sababa waxyaalo badan laakiin inta badan waa cadaadiska dhiiga oo
hoos u dhaca (blood pressure) ka dib
markii qofku si degdeg ah ku kacay
isagoo markaa fadhiyey. Marka
cadaadiska dhiigu uu hoos u dhaco,
waxaa dhacaysa in aanay maskaxdu helin dhiig ku filan.
โ—โ—โ—๐Ÿ‘‰Daaweeyn rasmi ah oo daaweynaysa noocyada qalalka lana qaato muddo gaaban wax tarkeedana in badan la
xaqiijiyey dhibaato caafimaad na aan
keeneynin si deg deg ah na wax uga
qabata inshaa allaah cudurka qalalka /
suuxdinta daaweyn
tayeysan oo wax tar leh iyo caawimaad
talo iyo tusaaleyn inshaa allaah.
Hadii aad ka cabaneyso cudurkaan ama
uu hayo qof ehelkaada asxaabtaada dhaqaatiirta ayaa kuu ballan qaadey
daaweyn kaa kaafisa cudurkaan inshaa
allaah si fudud noogu soo gudbi adigoo
isticmaalaya telefoonada iyo emailada
ku jira page ka nala soo xiriira mahad
sanidiin Whats up number,

Wa.me/+252770668863

Wa.me/+252770668863WAA MAXAAY CUDURKA LAFAHA KU DHACA MAXAANA SABABA.?Lafo Xanuunku Waa Cilad Uu Qofku Dareemo Marka Eey...
16/10/2024

Wa.me/+252770668863

WAA MAXAAY CUDURKA LAFAHA KU DHACA MAXAANA SABABA.?

Lafo Xanuunku Waa Cilad Uu Qofku Dareemo Marka Eey Jirkiisu Ku Yaraadaan Qaybo Vitaminada Kamid Ah Sida Badanna Waxa Uu Ku Badan Yahay Dadka Waaweyn Hooyooyinka Iyo Aabayaasha, Sidokale Hooyoyinka Dhawr Jeer Caruur Dhalay Ee Aan Qaadan Vitamino Ku Filan.

Qofka Lafa Xanuunka Leh Waxaa Xanuuna Meelo Badan Oo Jirka Ah Sida.

Lawyaha/Jilbaha

Dhabarka

Lugaha/Cagaha

Waxa Keena Lafo Xanuunka Ineey qofka Eeyku Yaraadaan Macdanta Iyo Vitaminadku Sida Vitamin D Iyo Calciam Labadaas Yaraantoodu Waa Waxa Ugu Badane Keena Lafo Xanunka Inta Ugu Badan .

Hadaba Haddi Aad La Dhiban Tahay Lafo Xununka Jirka Odhan Ah Waxaan ku Haynaa Dawooyin Herbal Ah Oo Tayo Sare Leh Aadna Uga Bogsan Doonto Lafo Xanuunka Meel Walba Oo Aad Joogto Waadka Helin Ama Waankugu Keeni Karnaa.

Walaala Yaal Nagala Soo Xiriira WhatsApp Ama Call me,

Wa.me/+252770668863

๐Ÿชต- ๐” ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐‘๐€๐†๐†๐€ -๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š waa qanjir yar oo qiyaastiisa ama xajmi ahaan la'eg miraha looska, wuxuuna soo ...
14/09/2024

๐Ÿชต- ๐” ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐‘๐€๐†๐†๐€ -

๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š waa qanjir yar oo qiyaastiisa ama xajmi ahaan la'eg miraha looska, wuxuuna soo saaraa dareere siman ah, kaas oo nafaqeeya oo qaada ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐ฐ๐š๐๐š ama ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ragga.

๐–๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐œ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š?

Haddii aad leedahay ama aad isku aragto qaar ka mid ah calaamadaha soo socda, waxaa suurtagal ah in aad la dhiban tahay cudurka prostate-ka:

โ€ข In ay kugu adkaato ama ay dhib kugu noqoto bilaabista kaadida.

โ€ข Dareeridda ama socodka kaadida oo aad u gaabisa marka qofka uu kaadinayo.

โ€ข Kaadi badan ama kaadiidada oo badata, ama inaad si degdeg ah ugu baahato inaad kaadido.

โ€ข In kaadida kaa soo baxdo markaad kaadido ka dib, ama markaad suuliga ka soo baxdo.

โ€ข In aad mar kale u baahato inaad mar labaad kaadido adigoo isla markii musqusha ka soo baxay ama soo dhammeystay xajkaada.

โ€ข Adigoo aan dareemin in kaadi ku heynin, haddana waxaad dareemeysaa in ay kaadi ku heyso ama aad rabto in aad suuliga tagto.

โ€ข Gubashada ama ololka kaadida ka dib ama inta aad kaadineyso.

โ€ข Kaadida oo yeesha midabka casaanka ah ama dhiig ku jiro.

โ€ข Marka qofka uu soo kaadsho ka dib, waxaa uu dareemaa in wali aysan faaruqin kaadi haysto ama ay wax ku dhimman yihiin.

Haddii aad leedahay calaamadaha aan soo sheegnay, waxaa laga yaabaa in aad la dhiban tahay ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐คa.

Sidoo kale, waxaa suuragal ah in aad leedahay calaamadahaas balse aanad qabin cilladda ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค.

๐˜ฟ๐˜ผ๐˜ผ๐™’๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐˜ผ๐™’๐™„๐™Ž๐˜ผ ๐™Œ๐˜ผ๐™‰๐™…๐™„๐™๐™†๐˜ผ ๐™‹๐™๐™Š๐™Ž๐™๐˜ผ๐™๐™€-๐™†๐˜ผ
Nagala soo xidhiidh whatsappka wa.me/+252 770668863

12/09/2024

Wa.me/+252770668863

Waxaan Ogey Siinayaa Dhammaan inta Friends Keyga Ah iyo inta Soo Booqata Ciwaankeyga Waxaad Muddo Badan Naga Soo Codsateen Daawada ilkaha Ee (ORECARE) Waa Boomaato Herbal Ah Oo Lagu Cadaysado Laguna Daaweeyo Xanuunada Hoosku Qoran Sidokale Waxeey Cadeysaa ilkaha Waana idiin Keenay Ee Soo Dalbada insha Allah.

Shaqoyinka Eey Qabato Waxaa Kamid Ah.

1: Waxeey Daawo Utahay Suuska

2: Waxeey Daawo Utahay Yiridka

3: Waxeey Daawo Utahay Qumanka

4: Waxeey Daawo Utahay Cirid Dhiigga

5: Waxeey Daawo Utahay ilka Xanunka iyo Gowsa Xanunka

6: Waxeey Daawo Utahay Af urka

7. Cambaarta Iyo Fiitoyinka

8. Waxey Cadeysa ilkaha

Qiimaha Ma badna.๐Ÿ‘ŒWaxaana Laguugu Keenayaa Halka Aad Joogto insha Allh Waxaad Nagala Soo Xiriiri kartaan whatspp Number.
๐Ÿ˜๐Ÿ‘‡๐Ÿค—

Wa.me/+252770668863

 #๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ ga iyo ๐๐š๐ฐ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ oo ๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ฅayWaxaad nagalaso xidhiidhi kartaa+252770668863CAGAARASHOWGA A-B-CWaxn ku...
12/09/2024

#๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ ga iyo ๐๐š๐ฐ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ oo ๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ฅay
Waxaad nagalaso xidhiidhi kartaa+252770668863

CAGAARASHOWGA A-B-C
Waxn ku heynaa daawo herbal Ah 100%
Kadaweyneysa cudurka dilaaga ah
Malaayiin dad ah kaga bogsoday
Insha allah Adna aadka bogsoon doonto insha allah
Laso xirii +252770668863

Fiiro gaar ah Daawada waa herbal
Dosage iyo iyo gram keda la isku haleyn karo ama la hubo Meel kasta ood joogto waa laguso gaadhsiinaya insha allah....

Address

Jijiga

Telephone

+251938774018

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawooyinka herpalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dawooyinka herpalka:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram