16/04/2025
๐๐ถ๐ป๐ถ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐๐ฟ๐ถ ๐ฎ๐ต: ๐๐ช๐จ๐ฏ๐ฐ๐ฐ๐ญ๐ข๐ซ๐ช๐บ๐ข๐ฅ ๐ค๐ถ๐ด๐ถ๐ฃ ๐ฐ๐ฐ ๐ด๐ช ๐ข๐ข๐ฏ ๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ช ๐ข๐ฉ๐ข๐บ๐ฏ ๐ด๐ข๐ข๐ฎ๐ข๐บ๐ฏ ๐ถ๐จ๐ถ ๐บ๐ฆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ต๐ข๐บ ๐ฏ๐ช๐ฅ๐ข๐ข๐ฎ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐ข๐ข๐ธ๐ข๐บ๐ฏ๐ต๐ข ๐ค๐ถ๐ฅ๐ถ๐ณ๐ข๐ฅ๐ข!
Ka warran haddii daawada aad qaadato ay awood u leedahay in ay wax ka badan bogsiin sameyso โ kawaran hadii ay dareento, la socoto xaaladdaada caafimaad, oo ay dhakhtarkaaga si toos ah ugu soo gudbiso xogta jirkaaga gudihiisa ka imanaysa!
๐๐ถ๐ป๐ถ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ayaa taas suurta gelinaya.
Kaniiniyadan yar-yar oo ah kuwa cabbirkoodu la mid yahay kiniinada caadiga ah โ waxay la socdaan hab-raaca daawada, waxay uruuriyaan xog caafimaad waxaaney ku nagaanayan muddo gudaha jirka ah, waxayna ogaadaan calaamadaha hordhaca ah ee dhibaatooyinka caafimaad. Waxa ay xogtaas si toos ah ugu diraan bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka.
Tani waxay beddeleysaa habka loo maareeyo cudurrada daba-dheeraada (Chronic Diseases), waxay wanaajinaysaa baadhitaanadda dawooyinka, waxayna awood buuxda inoo siinaysaanin si buuxdo bukaannada loo kormeero ama looga warhayo saacad kasta.
Tani ma ahan aragti mustaqbalka fog โ waa xaqiiqo maanta la gaadhay oo naf badbaadinaysa iyadoo ka dhigaysa daryeelka caafimaadka mid shakhsiyan ah, la isku halayn karo, digniin iyo badbaadona leh.
Adigu ma qaadan lahayd kaniin hadli kara si uu dhakhtarkaaga ula socodsiiyo xaaladdaada?๐