Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu

  • Home
  • Ethiopia
  • Jijiga
  • Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu

Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu, Jijiga.

  reer guraga fog  :- iyo masuulka xafiska caafimaadka degmada gablalu iyo xirfadlayasha fidinta caafimaadka oo Ku guudo...
26/04/2023

reer guraga fog
:- iyo masuulka xafiska caafimaadka degmada gablalu iyo xirfadlayasha fidinta caafimaadka oo Ku guudo jiro guudashada Wajibaadkoga shaqo
Qoore:- Mohammed cameraman

26/04/2023
  Ku saabsan nidaamka xaqijinta iyo  cadaynta nadafaada fayo-dhawr CLTSH ee mashruuca WASH one PROGRAM aya ka qabsoomey ...
26/04/2023

Ku saabsan nidaamka xaqijinta iyo cadaynta nadafaada fayo-dhawr CLTSH ee mashruuca WASH one PROGRAM aya ka qabsoomey degmada gablalu iyaado bulshada qaybaheega kala duwaan laga wacyigalinayeey nadaafada iyo faya dhawra doorka ay buulshadu Ku leedahay
Ugu danbaynti waxa tabaabarka so xidhey madaxa xafiska caafimaadka degmada gablalu mundane;- Ahmed moumin qayad oo dhaankiisa bulshada kula daardarmey iney nadaafada iyo faya dhawrka ka shaqeeyan si bulsho iyo deegan cafimaad qabo lo heelo
Qoore;- maxamed dahir ali

  bulshada dhinaca xanuun dilaaca oo u garab socdo talaallalka cudurka jadeecada aya wali si habsaami leeh uga socdo guu...
26/04/2023

bulshada dhinaca xanuun dilaaca oo u garab socdo talaallalka cudurka jadeecada aya wali si habsaami leeh uga socdo guud ahan degmada gablalu
FB:- mudaada an joogno buulshadeena rafadsaan waxa inaga go,an inan u adeegno o an kaga tagno wax muuqdo oo ituus oo I taabsi ah

  cafiimaadka si kor logu qaado xafiiska caafimaadka waxa ka mid ah qoorshaha u yaalo in uu joog-teeyo dabagaalka takuul...
26/04/2023

cafiimaadka si kor logu qaado xafiiska caafimaadka waxa ka mid ah qoorshaha u yaalo in uu joog-teeyo dabagaalka takuulaynta iyo tageerida rugaha/xaruumaha caafiimadka si bulshadu adeeg cafimaad u hesho

26/04/2023
06/09/2022
  ka dulayno qorshahaa xafiiska caafimaadka deg/Gablalu waxan Saka oo ay tarikhdu tahay 30/12/2014 ino qabsomey taglaalk...
06/09/2022

ka dulayno qorshahaa xafiiska caafimaadka deg/Gablalu waxan Saka oo ay tarikhdu tahay 30/12/2014 ino qabsomey taglaalki jogtada aha oo lagu taglaalayey caruurta 1 sano ka yar
# caruurtu waxay xaaq u leeyihin iney helaan taglaal tayo leh

Based on the plans of the Gablalu health office, this morning on 30/12/2014, we had a routine vaccination for children under 1 year old. # Children have the right to receive quality vaccines

  wanagsan waxan guud ahaan ummada islaamka ah, shacaabka somaaliyeed iyo bulsho waynta deeganka ugu hambalyaynayna muna...
01/05/2022

wanagsan waxan guud ahaan ummada islaamka ah, shacaabka somaaliyeed iyo bulsho waynta deeganka ugu hambalyaynayna munaasabadda ciidul-fidrigga Mubarak kulum caam wa antul bilkhayr

Eid wanagsan waxan guud ahaan ummada islaamka ah, shacaabka somaaliyeed iyo bulsho waynta deeganka ugu hambalyaynayna mu...
01/05/2022

Eid wanagsan waxan guud ahaan ummada islaamka ah, shacaabka somaaliyeed iyo bulsho waynta deeganka ugu hambalyaynayna munaasabadda ciidul-fidrigga Mubarak kulum caam wa antul bilkhayr

Xafiiska caafimaadka ee dagmada gablalu ayaa wareega 2aad ee ololaha tallaalka kahortagga cudurka dabaysha ee POLIO iyo ...
17/04/2022

Xafiiska caafimaadka ee dagmada gablalu ayaa wareega 2aad ee ololaha tallaalka kahortagga cudurka dabaysha ee POLIO iyo cabbiraada heerka nafaqo daro ee HOYADA Uurka leh iyo hooyada nuujiso iyo dhallanka 5sano kayar oo wada socda aya malinti sadexaad ka socdo guud ahan degmada gablalu

15/04/2022

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram