Maskaxda Guusha

Maskaxda Guusha Bsc Nurse/Enthusiastic politics/History/motivational speaker (Maskaxda Guusha)

02/07/2025

Talent is a bonus. Discipline is the requirement.

26/06/2025

1400 sano ka hor ayuu ku jeclaa. Ma aadan dhalan hadana wuu kuu ooyay, Alle ayuu kuu weydiiyay inuu ku cafiyo. Wuxuu kula rabay Janno. Wuxuu lahaa Xaasas, Caruur, Asxaab aad u jeclaa laakiin wuxuu ahaa magacaaga wixi uu ku celceliyay "Yaa Ummati, Yaa Ummati"

Waa Xabiibkeena Nabi Muxammad Sallalaahu Calayhi Wasalam

Alle SWT wuxuu Quraankiisa ku yiri,
“Alle iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan."
صلی اللہ علیہ وسلم

Haddaba, Adigu ha noqon Bakheyl aan ku Sallin Suubaheeni Muxammad SCW ❤️💕

09/06/2025
Calaamada Qaangaarnimada dhabta ah waa markii qof ku dhibaateeyo ka dibna aad isku daydo in aad xaaladooda fahanto iyo w...
02/06/2025

Calaamada Qaangaarnimada dhabta ah waa markii qof ku dhibaateeyo ka dibna aad isku daydo in aad xaaladooda fahanto iyo waxa ay sidan u sameynayaan inti aad isku dayi lahayd in aad ka aargoosato.

⚡️.way adagtahay sidii aad qof ugu sharixi lahayd siduu kula sii joogi lahaa...😢                Maskaxda Guusha
29/05/2025

⚡️.way adagtahay sidii aad qof ugu sharixi lahayd siduu kula sii joogi lahaa...😢


Maskaxda Guusha

Human Eye 👁
03/05/2025

Human Eye 👁

The kidney
30/04/2025

The kidney

Address

Cherati Afder Somali Region Ethiopia �
Jijiga
WAXAANAHAYHAL-ABUUREWAXANAADUJECLAHAYINAANISKUXILQAAMOWACYIGALINTABULSHADAAFKEYG

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Telephone

+251913900500

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maskaxda Guusha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maskaxda Guusha:

Share