Dr Abdi dental clinic

Dr Abdi dental clinic Dr: Abdi dental clinic(jigjiga branch)

❤️EID MUBAREK❤️Happy 1445th Eid al-fitr holiday!Eid Mubarak
09/04/2024

❤️EID MUBAREK❤️

Happy 1445th Eid al-fitr holiday!
Eid Mubarak

Ujeedada hadii aaad ilig iska saarto ay muhiim u tahay inaa ilig gashato isla markaas ba.
25/08/2023

Ujeedada hadii aaad ilig iska saarto ay muhiim u tahay inaa ilig gashato isla markaas ba.

PericoronitisCaabuq ku yimaada dhinacyada gaws dambeedka ama ciridka ka sareeya gaws dambeedka ayaa la yiraahda (Peri Co...
26/07/2023

Pericoronitis

Caabuq ku yimaada dhinacyada gaws dambeedka ama ciridka ka sareeya gaws dambeedka ayaa la yiraahda (Peri Coronitis).
Peri-coronitis wuxu dhacaa badana marka gaws dambeedku soo bixi waayo ama la so baxo dhinac, ame gaws danbeedku soo baxayo
(Causes) oogu waaweyn waxaa kamidah
1.gaws dambeedka oo qeyb lasoo baxay, qeybtii kalena kahoosayso maqaarka ame Ciridka
2.jug(trauma) uu keenay calalisku (Masticatory force )
4. Nadaafada afka oo hooseysa(poor oral hygiene).
(Sign and Symptom)
1.Xanuun daran (severe pain)
2.Ciridka oo barara oo midab casaana yeesha (Gum swelling).
3.Afka ood furi waydo (trismus).
4.Qanjirada oo ku barara (lymphonode swelling), haddaan deg- deg loo xalinna usoo gudba wajiga iyo luqunta Dhan ( cellulitis)
(Treatment)
1. Meesha oo la nadiifiyo (Irrigation of the affected area).
2 qallajiye-yaal in la siiyo iyo xanuun baabi'ye-yaal (Antibiotics & analgesics)
3.isticmaalka dawada luq-luqashada.
4. In cadka caaquba yeeshay ee gaws ka dulsaaran la jaro( operculectomy)
5. Iyo oogu danbeyn haddii xal kale socon waayo in la saaro iliga dhibaatada keenaya.
:
Fadlan horey u gaar dhakhtarka ilkaha ee kuugu dhow, haddii aad isku aragto calaamadaha aan kor kusoo xusnay, pericoronitis ku khatar weyn ayuu si dhakhso ah ku keeni karaa haddaan deg- deg loola tacaalin oon dhakhtar yaqaani daaweyn.
Guulaysta. Dr Abdi dental clinic

07/07/2023

Juma kareem dhaman shacabka somaliyeed gaar ahaan kuwa deegaanka oon diyaar ulanahy adeeg kasta oo afka iyo ilkaha Ku saabsan
Ku Soo dhawaada Dr Abdi dental
ridwan abdi

Eid Mubarak dhamaan umada islaam ka ah khaasatan bulsho waynta somaliyeed illahay sanadkaaan kiisa kale nabad iyo barwaa...
27/06/2023

Eid Mubarak dhamaan umada islaam ka ah khaasatan bulsho waynta somaliyeed illahay sanadkaaan kiisa kale nabad iyo barwaaqo hanagu gaarsiiyo.

Kusoo dhawaada Dr Abdi dental clinic  xarunteeda magalada jigjiga waxaa kuugu diyaara dhakhaatiir soomaali ah oo takhasu...
24/06/2023

Kusoo dhawaada Dr Abdi dental clinic xarunteeda magalada jigjiga waxaa kuugu diyaara dhakhaatiir soomaali ah oo takhasus uleh caafimaadka afka iyo ilkaha Waxay bulshadeeda u diyaarisay adeegyadan hoos ku xusan
1. Beeridda ilkaha ( Implant)
2. Daaweynta Xididka ilkaha ( RCT)
3. Galinta Ilkaha ( prosthodontics)
4. Daaweynta xanuunada Ciridka iyo Inta iliga haysa ( gingival & periodontal disease )
5. Ilaalinta Ilkaha Caruurta ( Pediatric dental care)
6. Saarista ilkaha dhammaaday ( unrestorable tooth extraction)
7. Xiridda , toosinta iyo simidda ilkaha iyo qalalka ( orthodontics)
8. Maraynta Jugta ilkaha soo gaarta ( traumatic injury management)
9. Buuxinta ilkaha dalooshama ( dental restoration)
10. Sifeynta dhagaxa ilkaha ( scaling/oral prophylaxis)
11. Caddeynta Ilkaha ( bleaching/whitening)
12. Qaliimada Ilkaha Soo bixi waaya ( impacted teeth surgery)
13. Qaliimada yar yar ee burooyinka afka ( minor oral surgery)
14. La talin guud.

Sidoo kale dr abdi speciality dental clinic waxaad ka helaysaa Raajooyin ka ( x. Ray) iyo iskaan ka (scan casrigaa ee ilkaha .

Address

Wadadda Axmad Guray (isgoyska Qaryaan Dhoodaan
Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdi dental clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram