22/11/2025
Madama caafimaadkaaga maskaxeed uu muhiim yahay.
yara istaag, abuur, oo aan ku nafis wakhti bogsiin iyo dhiirigelin leh.
Xusuusin qurux badan oo kugu baraarujinaysa inaad naftada wakhti laqaadato oo aad dib ula xidhanto naftaada iyo dadka kugu dhow. 💛
Maskax-dajin, farshaxan iyo wada-jir wanaagsan waa maalinta is-daryeelka naftaada.
Bilis Mental Health Space waxay kugu martiqaadaysaa 28-ka November kulankan bilaha ah ee is-daryeelka iyo miyir-qabka,
Waa madal degganaanshiyo oo aan bishiiba mar idiin qaban doono. 🌸
Because your mental well-being matters.
Let’s slow down, create, and enjoy moments that heal and inspire.
A beautiful reminder to pause, breathe, and reconnect—with ourselves and with one another. 💛
Bilis Mental Health Space invites you to join us on 28 November for our monthly self-care and mindfulness gathering — a gentle space we will continue to hold every month. 🌸