Somali ENT-Doc

Somali ENT-Doc Healthy awareness
Page kan waxa lagu talagalay wacyi galinta bulshada xaga caafimaad ka

🧠πŸ’ͺ Ma taqaan noocyada Magnesium-ka iyo sida uu jirkaaga uga faa’iideysto?Magnesium waa macdan muhiim ah oo jirka u baaha...
22/06/2025

🧠πŸ’ͺ Ma taqaan noocyada Magnesium-ka iyo sida uu jirkaaga uga faa’iideysto?

Magnesium waa macdan muhiim ah oo jirka u baahan yahay maalin kasta. Waa furaha:
β€’ Hurdo wanaagsan 😴
β€’ Maskax firfircoon 🧠
β€’ Murqaha oo xasilloon πŸ’ͺ
β€’ Walbahaarka oo yaraada 😌

πŸ” Waxaa jira noocyo badan, kuwa ugu caansan waa:

βœ… Magnesium Glycinate – Dejiye maskaxeed & hurdo hagaajiye
βœ… Magnesium L-Threonate – Ku fiican xasuusta & garashada
βœ… Magnesium Citrate – Calool-fadhiga & dheefshiidka hagaajiya
βœ… Magnesium Malate – Dhiirigeliya tamarta jirka
βœ… Magnesium Taurate – Caafimaadka wadnaha & dhiig karka

πŸ’‘ Cunnooyinka hodanka ku ah magnesium-ka waxaa ka mid ah:
β€’ Lawska & seeds
β€’ Spinach & khudrad cagaaran
β€’ Moos & avocado
β€’ Kalluunka & digirta

✨ Ku darso nolol maalmeedkaaga si aad u dareento farxad, firfircooni & caafimaad πŸ’š

Address

Great Hampton Row
Birmingham
B193BB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali ENT-Doc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram