Caafimaad iyo Daryeel

Caafimaad iyo Daryeel � Adeegyo caafimaad iyo wacyigelin bulsho si loo helo nolol caafimaad leh.

SIDEE LOO HELO VITAMIN C
15/04/2026

SIDEE LOO HELO VITAMIN C

Cuntooyin ka xoojiya timaha🥗
14/04/2026

Cuntooyin ka xoojiya timaha🥗

13/04/2026

“Digniin: Cuntada aad doorato ayaa go’aamisa caafimaadkaaga!”

Vitamin D waa inoo muhiim🌅
13/04/2026

Vitamin D waa inoo muhiim🌅

Cuntooyin Qurxiya maqaarka🥗
10/04/2026

Cuntooyin Qurxiya maqaarka🥗

Cuntada aad maanta doorato ayaa go’aamisa caafimaadkaaga berri 🥗Isku day:✔️ Khudaar iyo miro badan cun✔️ Cab biyo kugu f...
05/04/2026

Cuntada aad maanta doorato ayaa go’aamisa caafimaadkaaga berri 🥗

Isku day:
✔️ Khudaar iyo miro badan cun
✔️ Cab biyo kugu filan
✔️ Ka fogow cuntooyinka warshadaysan
✔️ Dooro cunto dabiici ah oo nafaqo leh

Jirkaaga waa amanadaada—ilaali maanta si uu kuu ilaaliyo berrito 💚

01/04/2026

Somali alla u maqan 🤔

RAGOW MA OGTAHAY? SIRTA CAAFIMAADKA QANJIDHKAAGA OO YAANYADA KU JIRTA! 🍅🛡️Caafimaadka qanjidhka borostata (Prostate) waa...
31/03/2026

RAGOW MA OGTAHAY? SIRTA CAAFIMAADKA QANJIDHKAAGA OO YAANYADA KU JIRTA! 🍅🛡️
Caafimaadka qanjidhka borostata (Prostate) waa mid muhiim u ah nolosha iyo firfircoonida raga, gaar ahaan markay da’du kor u kacdo. Yaanyadu waxay door lama huraan ah ka ciyaartaa ilaalinta qanjidhkan, waayo waxay qani ku tahay maaddada Lycopene oo ah antioxidant xooggan oo ka hortagta bararka iyo unugyada kansarka. Baaritaano caafimaad ayaa xaqiijiyay in raga joogteeya cunista yaanyada karsan ay aad uga badbaadaan khataraha ku dhaca qanjidhka raga. Si aad faa'iidada ugu badan u hesho, isku day inaad yaanyada u cunto qaab suugo ah ama la kariyey si jidhku u nuugo nafaqada. Ku dadaal daryeelkaaga si aad u hesho caafimaad waara!

Cuntooyin ka maskaxda u fiican🫐🥦🥜
27/03/2026

Cuntooyin ka maskaxda u fiican🫐🥦🥜

Ma qabtaa Thyroid? Cunnooyinkani waa saaxiibkaaga koowaad! 🥦🥑
24/03/2026

Ma qabtaa Thyroid? Cunnooyinkani waa saaxiibkaaga koowaad! 🥦🥑

23/03/2026

Cuntooyin ka iron ta leh #

22/03/2026

Cuntooyin ka magnesium ka ugu fcn leh🥑

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafimaad iyo Daryeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share