NextEra Media Sports

NextEra Media Sports NextEra Media – Sports ⚽🏀
Hoygaaga ciyaaraha maalinlaha ah!

🚨 WAR DEGDEG AH Fermin Lopez ayaa ku lug yeeshay 18goal+caawin 22kulan uu ciyaaray tartamada oo dhan What A Baller 🔥🔥   ...
16/01/2026

🚨 WAR DEGDEG AH

Fermin Lopez ayaa ku lug yeeshay 18goal+caawin 22kulan uu ciyaaray tartamada oo dhan

What A Baller 🔥🔥

🚨 WAR DEGDEG AH Marc André ter Stegen ayaa ogolaaday inuu ugu biiro Girona heshiis amaah ah oo soconaya ilaa Juun!Todoba...
16/01/2026

🚨 WAR DEGDEG AH

Marc André ter Stegen ayaa ogolaaday inuu ugu biiro Girona heshiis amaah ah oo soconaya ilaa Juun!

Todobaadkaan soo socday ayay Girona rajaynaysaa inay heshiiska dhamayso

MOTM 🤯Joan Garcia ayaa loo doortay xiddiga ciyaarta isagoo sameeyey badbaadino cajiib an barcelona ayaa iyada hogaanka s...
03/01/2026

MOTM 🤯

Joan Garcia ayaa loo doortay xiddiga ciyaarta isagoo sameeyey badbaadino cajiib an

barcelona ayaa iyada hogaanka soo dheeraysatay 💙❤️

🚨🚨 WAR WEYN!!Manchester City ayaa hogaamineysa tartanka loogu jiro xidiga Antoine Semenyo waxaana labada naadi City iyo ...
31/12/2025

🚨🚨 WAR WEYN!!

Manchester City ayaa hogaamineysa tartanka loogu jiro xidiga Antoine Semenyo waxaana labada naadi City iyo Bournemouth dhexmaraya wada xaajoodyo qoto dheer si loo dhaqaajiyo lacagta lagu burburin karo heshiiska semenyo oo ah £65m.

Qandaraaska shaqsi ahaaneed ee Semenyo iyo City ayaa sidoo kale lagu wadaa in la dhammeystiro iyadoo wakiilladiisa ay horey u tageen Manchester si arrintaas looga shaqeeyo.

Man city maku guulaysan doontaa helida xiddiga Antoine semenyo 🤍💙

🚨 WAR DEGDEG AH!!João Cancelo ayaa la filayaa inuu ka tago Al Hilal xilli suuqa kala iibsiga bisha January 👀🇵🇹Inter ayaa...
31/12/2025

🚨 WAR DEGDEG AH!!

João Cancelo ayaa la filayaa inuu ka tago Al Hilal xilli suuqa kala iibsiga bisha January 👀🇵🇹

Inter ayaa la xiriirtay wakiilladiisa si ay u weydiiso shuruudaha amaahda, iyagoo raadinaya daafac midig (right wing back) cusub ⚫️🔵

Barcelona iyo Juventus ayaa sidoo kale maalmahan dhaweyd dalbaday faahfaahinta heshiiska, iyagoo sugaya jawaabta k**a dambaysta ah ee Al Hilal goor dhow.

Kooxdee ayay kula tahay inay si dhab ah uga faa’iidaysan lahayd heshiiskan?

✍️Fabrizio romano

🚨🚨 WAR DEGDEG AH: Kylian Mbappé ayaa soo gaaray dhaawac jilibka ah, wuxuuna maqnaan doonaa bilowga 2026 🤕Xiddiga Real Ma...
31/12/2025

🚨🚨 WAR DEGDEG AH:

Kylian Mbappé ayaa soo gaaray dhaawac jilibka ah, wuxuuna maqnaan doonaa bilowga 2026 🤕

Xiddiga Real Madrid iyo xulka France ayaa la filayaa inuu maqnaado ilaa 3 toddobaad kadib seed jilibka oo kala baxay (sprain), sida ay maanta werisay L’Équipe 🇫🇷

Nasiib wacan ayaan u rajaynaynaa

🚨Ilaa hadda seasonkan 25-26 Ciyaaryahada passas ka ugu badan dhameystirey Laliga 1-Pau Cubarsi 2-Eric Garcia3-Pedri 4-Ma...
31/12/2025

🚨Ilaa hadda seasonkan 25-26 Ciyaaryahada passas ka ugu badan dhameystirey Laliga

1-Pau Cubarsi
2-Eric Garcia
3-Pedri
4-Marcos Alonso
5-Aleix Febas
6-Koke

Saddexada xidig ee ugu badan waa barcelona 💙❤️

🚨🚨 Cristiano Ronaldo iyo João Félix ayaa durba sameeyay 30 GOOL iyo 7 CAWIN wax ka yar 20 kulan ay u ciyaareen Al Nassr ...
31/12/2025

🚨🚨 Cristiano Ronaldo iyo João Félix ayaa durba sameeyay 30 GOOL iyo 7 CAWIN wax ka yar 20 kulan ay u ciyaareen Al Nassr xilli-ciyaareedkan.

LABADA CIYAARYAHAN EE UGU FIICAN SAUDI ARABIA. 🌟🇸🇦

Ousmane Dembélé Koobabka iyo biladaha uu ku guulaystay 2025 🤯🏆 Ligue 1🏆 Coupe de France🏆 UEFA Champions League🏆 UEFA Sup...
29/12/2025

Ousmane Dembélé Koobabka iyo biladaha uu ku guulaystay 2025 🤯

🏆 Ligue 1
🏆 Coupe de France
🏆 UEFA Champions League
🏆 UEFA Super Cup
🏆 FIFA Intercontinental Cup
🏆 French Supercup

🏅 Ballon d’Or
🏅 The Best FIFA Men’s Player
🏅 Globe Soccer Awards – Men’s Player of the Year
🏅 IFFHS World’s Best Player
🏅 Ligue 1 Player of the Year
🏅 UNFP Ligue 1 Player of the Month
🏅 Ligue 1 top goalscorer (shared)
🏅 UEFA Champions League Player of the Season
🏅 The Athletic European Men’s Team of the Season

AMAZING 🤩 🇫🇷

🚨🚨 RECORD !!Ousmane Dembélé ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay abid ee hal sano gudaheed ku wada guuleysta -Ballon...
29/12/2025

🚨🚨 RECORD !!

Ousmane Dembélé ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay abid ee hal sano gudaheed ku wada guuleysta
-Ballon d’Or,
-The Best FIFA Men’s Player
- Globe Soccer Men’s Player of the Year 🤯

🚨🚨 RASMI !! Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayaha ugu badbaadinta badan 5ta horyaal ee ugu waa weyn yurub sanadkan 20...
28/12/2025

🚨🚨 RASMI !!

Thibaut Courtois ayaa noqday gool-hayaha ugu badbaadinta badan 5ta horyaal ee ugu waa weyn yurub sanadkan 2025 🤯

🚨🚨 WAR DEGDEG AH!!Captan ka kooxda FC Barcelona Marc-Andre Ter Stegen ayaa ku dhow ku biirista Kooxda Girona
28/12/2025

🚨🚨 WAR DEGDEG AH!!

Captan ka kooxda FC Barcelona Marc-Andre Ter Stegen ayaa ku dhow ku biirista Kooxda Girona

Address

Milton Keynes

Telephone

+447504925116

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NextEra Media Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to NextEra Media Sports:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram