15/10/2025
Alle swt guul warto hasiyo walaalahenna Palestine 🇵🇸 in yar mooye inta kle waxey kadhabeeyen inney iska dulqaadan heeryada gumeystaha iyo kuwa gadal kataagan
Balse wadada walaalahenna rer Palestine lagu kala qeybiyay ayaa manty xaladooda sidan udhigty tasna ma joojin inta kala qeybbinta rer Palestine ee ugu h**eyo 80jirka maxamuud cabbaas asal ahn shaki kajirro innu yahuud kaso jeddo balse iskacabinta HAMAS waxey ka doorbiden in inta hartay ey kadifacan yahudda iyo rer galbedka iyo kuwo yar oo Muslim isku shegga ee u adegga danaha rer galbeed ka.
Balse rer Palestine wadada ey marh**e lamarsiyy waxa iminka wadadas haayo somalia 🇸🇴 kala qeybin iyo dhowr madaxweynayal midwalba awood gooni ah wato 2 isku mowqif ahna eysan jirin in madaxdii wadanka xilka ka haayy ey udharanayaan kuwa kle oo madax ah oo rabba bari inney qabtan dalkan midka ugu xun oo tas iga daran ee habeen iyo malin kasexan la ahy ayaa ah in dhalintenni dalka malin walba iskaga cararayaan ayagoo mid bada kudhinty iyo mid wadankle qaaty iyo mid dhinty ey thy yaaumaqan dalkenna somaliyed haysta bad bari iyo beero
hadii dhalintenna xoggodda ey dadkle isticmalayan maxa inno qorsho ah dhalinyaro cadowga ugu weyn ee somalia kunoqonkarra sida rer Palestine wa Ethiopia waxey dhissayan dhaqalahodda waxey dhulkodda kuwadan isbadal weyn waxey si xogleh uwadan daqligodda waxey xogga saarayan qalab casri ah waxey hatan kutamayan inney sammeystan hubka wax gumado oo manty wadan Muslim ah loorabin ayagoo kudhuumanayan tamar koronto ayaan kadhalinrabna maxad kafillan karta Ethiopia oo hatan ciidamo bdn dalkenna joggan farragalin buuxda kuhayan siyaasad dhul iyo waxwalba
ayigoo madaxweynnahenna marqaati innoga yahay hormarka ey wado Ethiopia oo mustaqbalka dhow ey sida Israel ey caqabad ugutahay madax banaanida walaalahenna rer Palestine hormar iyo dhaqdhaqa sidas okle maxa diida inney sammeyso Ethiopia wayo annaga dhowr madaxweynne ayaa madaxa innogaliyen oo mowqif iyo awood tonna maisku kenni karno halka awood ee lenahy wa dhalinyaradenna waxeynna Ukala baxeen mid tahriiba mid tahribkii kudhinta mid balwal iyo qabyalad dilato ayay ukala baxeen
maxa inno xal ah dhalinyaro odayashan waqtigooda wow dhamn donna waxa inna sugayo jiil dhimir tabar dhiiranan quwad iyo qalab casri ah loosidiyariyy ayaa inna suggayo maxaa inno xal ah maxaa innoo xal ah dhalinyaro
Dr Hassan Ali kaliil