Nuh canal plus

Nuh canal plus family

Permanently closed.
16/07/2025

Halkaan Yaa Ku Nool

Kani waa milyaneer, misana leh milkiyadda kooxda reer Ingiriis ee Nottingham Forest. Waxaa gacantiisa ka muuqata in uu i...
13/05/2025

Kani waa milyaneer, misana leh milkiyadda kooxda reer Ingiriis ee Nottingham Forest. Waxaa gacantiisa ka muuqata in uu isticmaalaayo iPhone 7, halka wiilal iyo gabdho badan — oo ninkaas heerka dhaqaalihiisa aan xataa cidi jabkiis ugu dhowayn — ay wataan taleefannada ugu dambeeyo shirkadaha iPhone iyo Samsung. Yaab iyo fajac!

Yaah Oo Hadana Yaah Reer Bettery Low Xee Dheheen Inter Caalami Aan U Kala Kicineenaa Oo Qaam Aan U Soo Dhiibeenaa Alla B...
07/11/2024

Yaah Oo Hadana Yaah Reer Bettery Low Xee Dheheen Inter Caalami Aan U Kala Kicineenaa Oo Qaam Aan U Soo Dhiibeenaa Alla Beerka Alla Beerka Hhhh

War Arsenal/ Bettery Low U Booteen Maayiyee Kooxda Isha Iiga Dhaafaa Waraada

U Fiirso Xataa Shaxdii Xalay Shax Seriously Ah Ma Aheen Oo Ciyaartooydii Muhiimka Qaar Maba Dheelin Qaarna Waqtiyo Danbe Ayaan Soo Gelinay Micnaha Kulanka Isbuuca Danbe Ee Napoli Ayaa Muhiim Inoo Ahaay Si Aan Kulankaas Wixii Ka Danbeeyo U Noqono Hogaamiyayaasha Horyaalka Horyaalada Dunida Serie-A

Kulanka Caawa Ee Kooxda Inter Caalami Ay Ku Wajihi Doonta Kooxda Aana Marnaba Dhadhamin Farxada Koobka Kooxaha Yurub Ee ...
06/11/2024

Kulanka Caawa Ee Kooxda Inter Caalami Ay Ku Wajihi Doonta Kooxda Aana Marnaba Dhadhamin Farxada Koobka Kooxaha Yurub Ee Champions League Ee Arsenal Waxa Uu Soo Geli Doonaa Shan Saac Oo Habernimo Balse Aniga Haduu Alle Idmo Fiirsan Ma Doono Ee Subixii Ayaan Ogaanayaa Najiidada Haduu Alle Naf Igu Simo Inshallah

Lkn Reer Arsenal-ow Triple-ka Meeshaas Yaalo Isku Sawira Oo Ha Qaadanina Hana Taabanina Abkiin Maganee

Nina Shaahoo Shuban Waayey Nina Shaarkaa Ku Yaraaday

Kooxna Hal Koob Oo Champions League Ah Ayee Qaadi Waysay Midna Triple Ayee Wadataa Hhhh

Inter Caalami 2-0 Arsenal FT Saadaasheeda

05/11/2024

Ebang Engonga Wax Badan Waa Ka Baran Karnaa Maahinoo Eebboowyaal ?

05/11/2024

Walaalaha iyo Asxaabta Isku Soo Noqod Wanaagsan Dad Loo Xiisi Waayey Ma Tihiin

My Inter Caalamina Cirkaas Bee Mareesaa Waa Ogtihiin Maahinoo

Qor Fikir Walba Oo Dhaxal Gal Ah Ee Maskaxdaada Ka Soo Maaxato Si Beri Ka Maalin Fikirkaas U Ahaado Mid Nolashaada Ku Ha...
16/07/2024

Qor Fikir Walba Oo Dhaxal Gal Ah Ee Maskaxdaada Ka Soo Maaxato
Si Beri Ka Maalin Fikirkaas U Ahaado Mid Nolashaada Ku Hago Wado Guuleed

Wixii La Qoro Waa Dhaxalka Jiilka Danbe

Barqo Wanaagsan

14/07/2024

Damiir, Dadnimo Iyo Islaanimo Hadii Ay Nagu Jirto Anagoo Dhibkaan Ognahay Uu Caawa Inoo Yaal Yeenaan Wax Micnadaro Ah Aynaan Ka Hadal Intii Dhimatayna Allaha U Naxariisto Fidna Wadayaashana Aduun Iyo Aaqiro Allaha Ku Cadaabo Idim Alle

14/07/2024

Arjentina 0-0 Colombia FT

pnt 4-5 Colombia

Messi Bye Bye

14/07/2024

🔴🔴 2-0 🐈🐈🐈 FT

Caawa Hadii Shaydaan Uu I Qaado Imaba Qaadee Idim Alle Oo Anoo 3M Xila Iyo Xoolo Ka Heesto La I Dhaho Dhigo Kulanka Caawa Waan Dhigan Lahaa Anoo Kalsooni 100% Ku Qabo In Harry Kean Uusan koob Kor U Qaadeen Hubo

La Roja 2-0 Three Cats FT

Mr Maxaa U Dhiman Waysay 🤔
12/07/2024

Mr Maxaa U Dhiman Waysay 🤔

Ridhwan Jamal Omar (16yrs) Male Missing. Plz Share In Your Network. Thank You
10/07/2024

Ridhwan Jamal Omar (16yrs) Male
Missing. Plz Share In Your Network. Thank You

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuh canal plus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Nuh canal plus:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram