Cartan Boosh

Cartan Boosh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cartan Boosh, Massage service, Mweni Road, Nairobi Hill.

04/01/2026

2 sac ka hoor ayu live ku jiire muqalkan ayuna kaga hadle balse hadeer waa meyd illahey hau naxariisto waxa lagu diile balad xaawo mahamud muhumed dulmidiid

Howlgalkii taariikhda galay ee xalay saqdii dhexe laga fuliyay degmada Jilib, deegaanada Hargayso Yarey iyo Guduudey oo ...
04/01/2026

Howlgalkii taariikhda galay ee xalay saqdii dhexe laga fuliyay degmada Jilib, deegaanada Hargayso Yarey iyo Guduudey oo ka wada tirsan gobolka Jubada dhexe, waxaa wadajir u fuliyay Ciidanka Gaarka ah ee Gaashaan Nabadsugidda Jubaland, iyo kumaandooska Danab gaar ahaan ciidanka loo yaqaano Special Forces oo ah kuwo si aad ah u tababaran, waxaana caawinayay saaxiibada caalamiga ah.

DFS oo ay hoos tagaan ciidamada Danab maalmahan waxa ay ku mashquulsaneed, dalacsiinta Ururada kala duwan ee Danab ee ka howlgala gobolada dalka, balse mucjisooyinka la yaabka leh ee la diiwaangaliyay waxa ay noqotay in hal askari aan laga dalacsiin, ciidanka Danab Ururka 162-aad ee ka howlgala Jubaland, ee laga wada warqabo howlgalada naf hurnimada leh ee ay maalin walbo kujiraan.

Sida aan xog sugan ku helnay kooxda Argagixisada ayaa todobaadkan gacanta ku dhigtay saanad militari oo ay lahaayeen ciidamo ka tirsan Danab oo shabeelooyinka ka howlgalayay, hubka la furtay ayaa ahaa mid noocyada kala duwan qoryaha dagaalka isugu jira.

Taliyihii h**e ee Ururka 162-aad ee Danab ayaa madaxda waqtigoodu uu gabaabsiga yahay Federaalka ugu baaqay, in ciidamada si cadaalad ah dalacsiinta loo wada gaarsiiyo, oo meesha laga saaro nin jeclaysiga iyo eexda.

04/01/2026

Raaga xale jilib kaso casheye

01/01/2026

01/01/2026

Dadka Botada Badan ๐Ÿ˜‚

16/12/2025

Shaaqa Adag Ayaa Socooto Guleysta

16/12/2025

Ciidamada Jubaland oo ay weheliyaan kuwa xoogga dalka qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab Ururka 162-aad oo jab xooggan gaarsiiyay Argagixisada.

07/12/2025

Dadki dhaan aday ka cabadoyiin sharmuto nimadas ma bilowde ๐Ÿ˜‚

06/12/2025

Asaga dhaan G.. See moreโ€ฆ

06/12/2025

Odayal weraadi way is fereen manta

04/12/2025

Address

Mweni Road
Nairobi Hill

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cartan Boosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram