๐™‰๐™š๐™ฌ ๐™๐™ค๐™จ๐™š ๐™ƒ๐™š๐™ง๐™—๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™–๐™ž๐™ง ๐™‚๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™ฉ๐™ ๐™Š๐™ž๐™ก๐™จ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Ž๐™ ๐™ž๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ฃ๐™ฎ

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • ๐™‰๐™š๐™ฌ ๐™๐™ค๐™จ๐™š ๐™ƒ๐™š๐™ง๐™—๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™–๐™ž๐™ง ๐™‚๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™ฉ๐™ ๐™Š๐™ž๐™ก๐™จ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Ž๐™ ๐™ž๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ฃ๐™ฎ

๐™‰๐™š๐™ฌ ๐™๐™ค๐™จ๐™š ๐™ƒ๐™š๐™ง๐™—๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™–๐™ž๐™ง ๐™‚๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™ฉ๐™ ๐™Š๐™ž๐™ก๐™จ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Ž๐™ ๐™ž๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ฃ๐™ฎ Shirkada NEW ROSE HERBAL HAIR OILS COMPANY waxay idiin haysaa salida Timaha dhereysa ( HAIR GROWTH OIL) iyo Saliida Madax xanuunka.(HEADACHE OIL). I am Muslim

oo tijaabooyinkooda 100%
Waana Dabiici 100% Damaanad buuxdo leh. Contact Us:
Tel: +254 72 3619888

26/04/2026

Shaqo marabtaa?
Waxaanu kuu haynaa Shaqo Suuqgeyn (Marketing Staff) lasoo xidhiidh Shirkada New Rose Herbals waa hadaa tahay qof karti u leh shaqada loo egmado. hadaad shaqadaas kasoo bixi karto welcome.

Fresh Butter waa burcad timaha loogu talagalay in uu si dabiici ah u qurxiyo, jilciyo, isla markaana u qaabeeyo timahaag...
24/04/2026

Fresh Butter
waa burcad timaha loogu talagalay in uu si dabiici ah u qurxiyo, jilciyo, isla markaana u qaabeeyo timahaaga si aad u hesho muuqaal soo jiidasho leh oo caafimaad leh.

๐ŸŒฟ Maxaa ka dhigaya Fresh Butter mid gaar ah?

Fresh Butter waxaa badanaa laga sameeyaa maaddooyin dabiici ah sida subagga Shea *(Shea butter)* iyo saliidaha nafaqada leh, kuwaas oo timaha siinaya qoyaan, dhalaal, iyo jilicsanaan.

๐Ÿ’Ž Faaโ€™iidooyinka Fresh Butter:

โœ”๏ธ Timaha ayuu jilciyaa oo ka dhigaa kuwo si fudud loo qaabeyn karo
โœ”๏ธ Wuxuu yareeyaa qalaylka iyo jajabka timaha
โœ”๏ธ Wuxuu siinayaa dhalaal dabiici ah oo qurux badan
โœ”๏ธ Wuxuu ka caawiyaa in timaha la habeeyo *(style)* muddo dheer
โœ”๏ธ Wuxuu ilaalinayaa timaha kana hortagaa burburka.

18/04/2026

Saaka Jarmalka maxaa ka cusub

15/04/2026

Farriin kaaga timid Ustad Liban Shariff

13/04/2026

At GYM!!!

06/04/2026

IRELAND ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ช

30/03/2026

Masha allah shaqada way socotaa!!!

27/03/2026

Hal Farriin oo Deg Deg ah.!!!

19/03/2026

*๐ŸŒ™ Hambalyada Ciidul Fidriga๐ŸŒ™*

Shirkadda *New Rose Herbal Hair Growth Oils & Skin Care Company waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaysaa dhammaan macaamiisheena sharafta leh munaasabadda barakaysan ee *Ciidul Fidriga.*

Waxaan idiin rajeynaynaa *ciid farxad leh, caafimaad, barwaaqo iyo guul joogto ah.*

Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaanโ€”waa sharaf weyn in aan idin adeegno.
*Ciid Mubaarak! ๐ŸŒธ*

19/03/2026

Address

Manufactured By: New Rose Hebal Co. Ltd Under Licence Form Coconut Best Company Ltd Street Lunga Lunga, P. O. Box 8687-00610 Nairobi
Mogadishu
00100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐™‰๐™š๐™ฌ ๐™๐™ค๐™จ๐™š ๐™ƒ๐™š๐™ง๐™—๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™–๐™ž๐™ง ๐™‚๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™ฉ๐™ ๐™Š๐™ž๐™ก๐™จ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Ž๐™ ๐™ž๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ฃ๐™ฎ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ๐™‰๐™š๐™ฌ ๐™๐™ค๐™จ๐™š ๐™ƒ๐™š๐™ง๐™—๐™–๐™ก ๐™ƒ๐™–๐™ž๐™ง ๐™‚๐™ง๐™ค๐™ฌ๐™ฉ๐™ ๐™Š๐™ž๐™ก๐™จ ๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™Ž๐™ ๐™ž๐™ฃ ๐˜พ๐™–๐™ง๐™š ๐˜พ๐™ค๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ฃ๐™ฎ:

Share