EMERI Research and Innovation

EMERI Research and Innovation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from EMERI Research and Innovation, Medical Research Center, Nairobi.

Dadka qaar wexey moodaan timaha kilkilaha in ay sababaan shiirka zaa'idka ah balse waxaa sababo bakteeriyooyin dhowr ah ...
24/12/2024

Dadka qaar wexey moodaan timaha kilkilaha in ay sababaan shiirka zaa'idka ah balse waxaa sababo bakteeriyooyin dhowr ah waxaana kamid ah korinebakteeriyam(corynebacterium), istaafilakookas(staphylococcus), iyo kiyuutibakteerium(cutibacterium).

Bakteeriyooyinkaan marka ay helaan goob diirran haddana qoyaan(dhidid) leh aad ayee ubataan iyagoo barotiino ka nuugayo qanjirada abookriin(apocrine glands) oo ah qanjiro shaqo bilaabo marka uu qofka qaangaaro lagana helo kilkilaha iyo agagaarka xubnaha taranka, marka kilkilaha oo iska diiran mar walbo haddana dhididkooda aan meel jirin haddii ay tinta kusii badato waxaa badanayo bakteeriyooyinkaan oo keenayo shiir aad uqurmuun in uu kilkilahaaga kasoo baxo dadkana kagu dhibsadaan, sidaas darteed waxaa muhiim ah in aad jartid/xiirtid timahaas si aad ujoogteesid nadaafadda jirkaaga, una gudatid mid kamid ah sunnooyinka uu nebigeena scw na faray.

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EMERI Research and Innovation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to EMERI Research and Innovation:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram