Hussen Abdullaahi

Hussen Abdullaahi page of brathers

23/10/2025

Dal magala madaxdii maantay u qalantaa muqdisho 💙 🇸🇴⚔️💙💙💙💙

 : Cabdi casiis ibraahim  jigane ayaa shaaciyay inuu yahay musharax xildhibaan Puntland 2024.
13/12/2023

: Cabdi casiis ibraahim jigane ayaa shaaciyay inuu yahay musharax xildhibaan Puntland 2024.

Eid Wanagsan Dhamaan Umada Somaliyeed  كل عام وانتم بخير
27/06/2023

Eid Wanagsan Dhamaan Umada Somaliyeed


كل عام وانتم بخير

"Hambalyo  qalin jabin🎓🎓📘📙“Congratulations on your well-deserved success              Waxaan farxada iyo hambalyada la q...
25/11/2022

"Hambalyo qalin jabin

🎓🎓📘📙“Congratulations on your well-deserved success


Waxaan farxada iyo hambalyada la qaybsanayaa xaaskayga Aisha Habon oo dadaal, dulqaad iyo samir badan kadib shalay oo ay taariikhdu ahayd 24/11/2022 soo afmeertay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacada Bariga Africa.

Waxaan rajaynayaa in Cilmi ga aad baratay alle nagu wada anfaco.

Waxaan kaloo rajaynayaa inaysan noqo qalin jabin ee ay noqoto qalin qaadasho."Hambalyo Hambalyo
🎓🎓📘📙“Congratulations

Naagtii ganbada taabatee, gacanta loo maydhay Ee galisay meeshii haddana, gabaygu sow maaha.Habartii 70 jirka ku fasahaa...
17/09/2022

Naagtii ganbada taabatee, gacanta loo maydhay
Ee galisay meeshii haddana, gabaygu sow maaha.

Habartii 70 jirka ku fasahaaday way hadashay waxayna u hadashay sidii ay u hadleen qoomkii reer luud ee ay ugu jawaabeen Nabi luud markii uu ka waaniyay xumaanta.
وَمَا كَانَ جَوَابَ قَوْمِهِ إِلَّا أَنْ قَالُوا أَخْرِجُوهُمْ مِنْ قَرْيَتِكُمْ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَ.
‎‏Qofka Jaahilka ah ama xaq diidka ah Marka xaqa loosheego wuxuu inta badan soo qaataa hebel maad aragtid ama wadan hebel ayaa sidaa laga sameeyaa, Maxaa tayda kusutay?
Kuwa wadamada kale ee muslimka jooga iyo adiga iyo kuwa kulamid ka ahba dhammantiin waad lunsan tihiin.
‎ قَالَ لَقَدْ كُنتُمْ أَنتُمْ وَءَابَآؤُكُمْ فِى ضَلَٰلٍۢ مُّبينٍۢ

19/08/2022

Turkish Dental clinic xarunta garowe qimo dhimis balaran ayey idin sameysey dhamaan bahda jecel ilkaha iney xidhaan kor iyo hoos 120$ sidkle magarki wa diyaar ka faideysi wacan mahadsanidn

number +252907753078

ama +252906060768

xarunta waxa ay kutaal hotel safari

18/07/2022

Maaraynta Lacaggaha kusoo gala iyo qaybaha loo kala qoondeeyo.

Address

Ongenga

Telephone

+252605115700

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussen Abdullaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hussen Abdullaahi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category