24/12/2025
Dr.Sumait Hospitals oo kaashanaya ximan iyo Xeeb Hospital cadaado ayaa malinta sabdida oo tariqdutahay 27/12/2025 si rasmi ah u furmaya olβolaha indha-fiiqista lacag la'aanta ah.
Olβolahan oo ay si wadajir ah u fulinayan Dr. Sumait Hospitals iyo hayβadda Direct Aid, oona lagu bixindoona adeegyo kala ah :
βοΈ Baaritaanno guud oo indhaha ah
βοΈ Ogaanshaha xanuunnada indhaha
βοΈ Qaliinka indhaha oo lacag la'aan ah.
Halkaan ka dheeho faahfaahinta: http://bit.ly/490QZzb
Wixii faahfaahin ah ama isdiiwaangelin ah,
kala xiriir 0610993322 ama 0612801817