Dr Adan Mire Hospital

Dr Adan Mire Hospital Gynaecology specialist and general surgery hospital

Waxa saka qalin lugu sameyay wiil dadisu tahay 17 jir ka cabanayay xiniyaha oo biyo kaga jiran ( testicular hydrocele) w...
28/08/2025

Waxa saka qalin lugu sameyay wiil dadisu tahay 17 jir ka cabanayay xiniyaha oo biyo kaga jiran ( testicular hydrocele) waxa qalinka fuliyay prof DrAdam mire

Waxa galabta oo arbaca 27/8/2025 ah qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital hooyo ka cabanaysay dhiig bax iyo macadam x...
27/08/2025

Waxa galabta oo arbaca 27/8/2025 ah qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital hooyo ka cabanaysay dhiig bax iyo macadam xanuun waxna lagaso jaray 8 fiixod oo kaga yalay makanka (uterine myoma) waxa qalinka fuliyay prof Dr Adam mire

Uterine myoma(myomectomy)
07/08/2025

Uterine myoma(myomectomy)

Fibroma 14/5/25
14/05/2025

Fibroma 14/5/25

Hydrocell & testicular cancer (Orchiectomy )
22/04/2025

Hydrocell & testicular cancer (Orchiectomy )

Waxa saka qalin lugu sameyay gabadh aan curan oo fiix kaga talay makanka Alx qalinki waa lugu gulaystay waxana fuliyay p...
16/04/2025

Waxa saka qalin lugu sameyay gabadh aan curan oo fiix kaga talay makanka Alx qalinki waa lugu gulaystay waxana fuliyay prof Dr Adam mire

Fibroma ( fiix makanka kaga talay gabadh yar oo saka qalin lugu sameyay Dr Aadam mire hospital)
11/02/2025

Fibroma ( fiix makanka kaga talay gabadh yar oo saka qalin lugu sameyay Dr Aadam mire hospital)

Waxa saka qalin lugu sameyay Dr Aadam mire hospital hooyo 70 jir oo fiix kaga talay macdanta alx qalinki waa lugu gulays...
29/12/2024

Waxa saka qalin lugu sameyay Dr Aadam mire hospital hooyo 70 jir oo fiix kaga talay macdanta alx qalinki waa lugu gulaystay alx

Waxa la ogaysinya dhaman bulsha weynta somaliland in prof Dr Aadam mire dib uga hawl gali dono hospital ka malinta sabti...
18/12/2024

Waxa la ogaysinya dhaman bulsha weynta somaliland in prof Dr Aadam mire dib uga hawl gali dono hospital ka malinta sabtida tariikhduna ku begantahay 21/12/024

Waxa saka qalin lugu sameyey Dr Adam mire hospital 27/10/24 hooyo ka cabanaysay fiix kaga talay  makanka alx qalinki waa...
27/10/2024

Waxa saka qalin lugu sameyey Dr Adam mire hospital 27/10/24 hooyo ka cabanaysay fiix kaga talay makanka alx qalinki waa lugu gulaystay waxana fuliyay Prof Dr Adam mire

Waxa qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital gabadh25 jir oo fiix kaga talo makanka (uterus fibroma) alx qalinki waa lu...
25/09/2024

Waxa qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital gabadh25 jir oo fiix kaga talo makanka (uterus fibroma) alx qalinki waa lugu gulaystay wxna fuliyay Prof Dr Adam mire

appendectomy ( waxa qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital Aabe 80 jir ah oo qabsin ku dilacay alx qalinki waa lugu gu...
13/09/2024

appendectomy ( waxa qalin lugu sameyay Dr Adam mire hospital Aabe 80 jir ah oo qabsin ku dilacay alx qalinki waa lugu gulaystay waxna fuliyay Prof Dr Aadam mire

Address

Afgooye
Afgooye

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252634371380

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Adan Mire Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram