Saacid institute of health science computer and languages

Saacid institute of health science computer and languages Welcome to saacid

07/03/2026

kalimadii maamulka schoolka salaama Al ustaad sacad
xafladii qalin jabinta dufcada 7aad

Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena

07/03/2026

waa kalimadii madaxa maarkeetinka shirkada hormuud .
ustaad madkeey

23/02/2026

waxaa dib ufurmay qaadashada ardey cusub
fadlan isdiiwaan gèli .
Aqoon Iyo Asluub waa Astaan teena

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee ...
17/02/2026

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.

Bishan oo ku soo adday xilli adag oo dadka Soomaaliyeed ay la daalaa-dhacayaan duruufo iyo abaaro saameeyey dad iyo duunyo, waxaan dadka Soomaaliyeed ku boorrinayaa in ay badiyaan ducada si loo helo nabad iyo Barwaaqo

Maamulka machadka saacid

Ramadaan Mubaarak

17/02/2026

Waa dabaal dega qalin jabiya yaasha dufcada 7aad ee machadka saacid

Aqoon Iyo Asluub waa Astaan teena

waa qeybta hadiyo  siinta ardada  Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena
15/02/2026

waa qeybta hadiyo siinta ardada

Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena

15/02/2026

Welcom
waxaa bilaabatay qaadashada ardeyda dufcada 8aad part time iyo full time
yaan lagaa buuxin saacid institute

Aqoon iyo asluub waa astaan teena

waa qeybta 5aad oo ah qeybta hadiyo siinta maamulka machadka.Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena
15/02/2026

waa qeybta 5aad oo ah qeybta hadiyo siinta maamulka machadka.

Aqoon iyo Asluub waa Astaan teena

waa qeybta 4aad ee sawirada jilibweynta kasoo qeybgashay xaflada qalin jabinta machadka saacid waxaa kamid ahaa Agaasima...
14/02/2026

waa qeybta 4aad ee sawirada
jilibweynta kasoo qeybgashay xaflada qalin jabinta machadka saacid waxaa kamid ahaa
Agaasimaha shahaado bixinta gobolka sh/hoose ustaad Nurdiin alfariidi
Agaasimaha ciyaaraha degmada afgoi Dr mudey
Agaasimaha dhaqanka iyo dalxiiska D/afgoi :wll mayow
maamulka schoolka salaama ustaad sacad
maamulka schoolka al azhar ustaad baari
maamulka schoolka al f***j ustaad abdalla .
maamulka schoolka osman binu cafan ustaad Osman liimoole
shirkada Faca weyn Hormuud Telcom oo kasocday ustaad madkey
iyo ustaad c/raxiim oo ah bare jaamacadeed.
fadlan inta aan magacyadooda aan xusin waan karaali gelinaayaa .
xaflad loo dhamaa dhaman mahadsani diin.
Aqoon Iyo Asluub Waa Astaan Teena

waa qeyta 3aad ee sawirada .waa qeybta shahaado bixinta ardada dufcada 7aad ee machadka saacid    Aqoon iyo Asluub Waa A...
14/02/2026

waa qeyta 3aad ee sawirada .
waa qeybta shahaado bixinta ardada dufcada 7aad ee machadka saacid

Aqoon iyo Asluub Waa Astaanteena

Address

Afgoye

Telephone

+252616910902

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid institute of health science computer and languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Saacid institute of health science computer and languages:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram