08/04/2026
Waxaan wacyi-galin ku saabsan xanuunnada ku dhaca Afka iyo ilkaha ayaan u samaynay,ardayda dugsiga sare Al-nour Secondary School ee magalada Badhan.
Wacyigalintan oo siino dhammaan Dugsiyada sare ee Badhan Sanad kasta.
Waxaan uga mahad-naqaynaa maamulka,macalimiinta iyo ardaydayda,sida wanaagsan ee ay noo soo dhaweeyeen,bahdayda SYL Medical Center
Dr-Abdalla Caydiid