Sixa Clinic Pharmacy Badhan

Sixa Clinic Pharmacy Badhan Wellness begins with you

Dhamaan suuplements kan waa inoo diyaar Sixa Clinic Pharmacy Badhan
29/07/2025

Dhamaan suuplements kan waa inoo diyaar
Sixa Clinic Pharmacy Badhan

Sixa Clinic Pharmacy
13/06/2025

Sixa Clinic Pharmacy

  Hel adeeg gudniin oo casri ah kasoo lagu full doono nidaam casri laysar ah.Waxuu fulinaya dhakhtar u tababaran habkan ...
09/06/2025



Hel adeeg gudniin oo casri ah kasoo lagu full doono nidaam casri laysar ah.
Waxuu fulinaya dhakhtar u tababaran habkan casriga ah hadab hadii aad wax dheerada ubaahato la xidhiidh...

Nagala soo xidhiidh labada lambar ee shashada saaran.

Sixa Clinic Pharmacy

07/06/2025

/ Haftada
waa cudur daba-dheeraada oo keena barar iyo cidhiidhi ku yimaada iyo in ay yaradaan marinnada hawada.
Waxay sababtaa in marinnada neefsigu is xirmaan marar kala duwan, taasoo keenta neefsashada oo dhibka gasho, qufac, iyo sanqadh neefsasho (wheezing).

iyo astaamaha asthma:

Asthma-du waxaa badanaa keena falcelin xasaasiyadeed oo jirka ka dhacda, gaar ahaan IgE oo door muhiim ah ka ciyaarta xasaasiyadda iyo bararka marinnada neefsiga
neefsashada oo ku adkaata qofka, qufac, cuncun xabadka ah, neefta oo sanqadh lasocoto.

waxaa kicin kara waxyabo kala duwan sida pollen, boorka guriga, xayawaanka, caabuqyada, jimicsiga, iyo walxo kale.

asthma-da

Daaweynta ugu muhiimsan waa isticmaalka corticosteroids lagu neefsado (inhaled corticosteroids) si loo yareeyo bararka.

Daawooyinka kale waxaa ka mid ah bronchodilators-ka muddo dheer shaqeeya iyo kuwa degdegga ah (rescue inhalers) sida albuterol.

Ka fogaanshaha waxyaabaha kiciya asthma iyo joojinta sigaarka ayaa muhiim ah.

Asthma-du waa cudur la maareyn karo haddii si sax ah loo daweeyo, waxaana muhiim ah in qofka qaba uu raaco qorshaha daaweynta iyo talooyinka caafimaad si loo xakameeyo calaamadaha loona yareeyo halista weerarada daran.

Sixa Clinic Pharmacy

06/06/2025



Qumanku waa xaalad barar iyo ekfeshan ku dhaca qanjidhada tonsils-ka oo ku yaalla gadaasha hunguriga. Calaamadaha caadiga ah waxaa ka mid ah:


1. Xanuun cunaha ah oo daran
2. Barar iyo casaan ku yimaada tonsils-ka
3. Dhibaato iyo xanuun marka la liqayo
4. Qashin cad ama jaalle ah oo ku yaalla tonsils-ka
5. Qanjidhada qoorta oo barara
6. Qandho saaida
7. Neefsashada oo dhib noqota xaaladaha daran.

waxa sababi kara ekfeshan fayras ah inta ugu badan, laakiin bakteeriyada sida Streptococcus pyogenes ayaa sidoo kale keeni karta.

Carruurta, tonsillitis wuxuu ku keeni karaa qandho socon karta 1 ilaa 4 maalmood, iyadoo calaamadaha ay ku jiraan madax xanuun, daal, iyo cunto xumo.



waxay ku xiran tahay sababta ekfeshanka, haddii uu yahay fayras waxa la qaata daawooyin xanuun baabi'iya, halka bakteeriyada lagu daweeyo antibiyootiko.
Qalliinka (tonsillectomy) waxaa la sameeyaa kaliya marka uu jiro caabuq soo noqnoqda oo aan daawo ku filnayn ama ay jiraan dhibaatooyin daran.

Si looga hortago , waa in nadaafadda wanaagsan sida gacmo dhaqashada joogtada ah sida in aad habeenkii cadayato marka sexanayso.

Haddii calaamadaha ay sii xumaadaan waa in si degdeg ah loo raadsadaa daryeel caafimaad.

Sixa Clinic Pharmacy

Sixa ClinicOsteocare suspension waa daawo loogu talogalay inay kaa caawiso lafa xoogan. Waxay ka kooban tahay ■ Calcium ...
01/06/2025

Sixa Clinic

Osteocare suspension waa daawo loogu talogalay inay kaa caawiso lafa xoogan.
Waxay ka kooban tahay
■ Calcium carbonate
■ Magnesium
■ Zinc
■ Vitamin D3

1.Waxay ka caawisaa horumarinta cufnaanta lafaha ee dadka waaweyn.
2.Waxay ka caawisaa ka hortagga lafo-jileeca iyo yaraanta calcium ee dadka waaweyn.
3.Waxay ka hortagta lafo jileeca caruurta iyo yaraanta calcium ee carruurta.
4.Waxay ka dhigtaa ilkaha kuwo adag waxayna ka ilaalisaa suuska.

     routes abbreviations.Sixa Clinic Pharmacy
01/06/2025

routes abbreviations.
Sixa Clinic Pharmacy

  mubarak dhmaan umadda muslimka ah.Sixa Clinic Pharmacy
30/05/2025

mubarak dhmaan umadda muslimka ah.
Sixa Clinic Pharmacy

Sixa Clinic Pharmacy Badhan   Muhiim ahWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Badhan in uu diyaar k...
28/05/2025

Sixa Clinic Pharmacy Badhan

Muhiim ah
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan magaalada Badhan in uu diyaar ku yahay adeegga gudniinka inta lagu jiro fasaxyada sanad dugsiyeedka.

Waxaa laguugu qabanaya laba xaruumood ookala ah
Maalinta jimcaha 30,may goobta mch-ka magaalada hadaaftimo.
Kasoo horjeedka bulsho agagaarka somtel.

Labada xarumoodba waa diyaar si loo fududaydiyo adeegga bulshada.

Fadlan ka faa’iidaysta fursaddan muhiimka ah!

Sixa Clinic Pharmacy  waxa kuugu diyaara adeegyo muhiim ah oo kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin:1. Gudniin-kii2. Ga...
27/05/2025

Sixa Clinic Pharmacy waxa kuugu diyaara adeegyo muhiim ah oo kala duwan, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

1. Gudniin-kii
2. Gargaarka degdega ah
3. Shaybaadhkii
4. Computer kii hooyada uurka leh (ultrasound)
5. Qeybtii daawada

Sidoo kale, Sixa Clinic Pharmacy waxa ay bixisaa tallooyin ku saabsan isticmaalka daawooyinka, tallaalada, iyo baaritaanno caafimaad oo ka hortag ah si loo hubiyo caafimaadkaaga guud.

Haddii aad u baahan tahay adeegyo dheeraad ah ama macluumaad intaas ka badan, fadlan kala xiriir lambarrada ku qoran boostadan si aad u hesho taageero iyo faahfaahin dheeraad ah.

Address

Puntland
Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sixa Clinic Pharmacy Badhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram