Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة

  • Home
  • Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة

Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة, .

19/12/2024

Baidoa University is the Home of Education.

Sawiro: Qaar ka mid ah Ardeyda Qalinjebiyaasha Dufcadii 2aad ee Jamacadda Baidoa University  Public Health Baidoa Univer...
19/12/2024

Sawiro: Qaar ka mid ah Ardeyda Qalinjebiyaasha
Dufcadii 2aad ee Jamacadda Baidoa University

Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة

Sawiro: Madaxweynaha Dowladda KGS Mudane Abdiasiis Hassan Maxamed Lafta gareen .Madaxda,Masuuliyiinta iyo Martisharafta ...
19/12/2024

Sawiro: Madaxweynaha Dowladda KGS Mudane Abdiasiis Hassan Maxamed Lafta gareen .

Madaxda,Masuuliyiinta iyo Martisharafta kasoo qayb galeen Xafladda Qalin bedelashada Dufcadii 2aad ee Jamacadda Baidoa University

27/10/2024

Aradada kuliyada cafimadka jamacada baydhaba dhigta oo so qabanqabiyey Wacyi galin ku saabsan kansarka naasaha haweeka ku dhaca oo lugu qabtey dhismaha kuliyada cafimadka campus two

CONGRATULATION TO Baidoa University  FAMILY FOR THE MERIT AWARD BY FESU.
26/10/2024

CONGRATULATION TO Baidoa University FAMILY FOR THE MERIT AWARD BY FESU.

Baidoa University is the Home of Education
26/10/2024

Baidoa University is the Home of Education

13/10/2024
Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة
13/10/2024

Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة

Waxaa lasoo saaray 20ka Jaamacadood ee ugu wanaagsan Somaliya sanadka 2024x

Maku jirtaa Jaamacadaada halkaan? Sawirka ka eeg jaamacadaada hadeey kuu muuqato

Idris Alteeso

𝐓𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮1. Stress-ku wuxuu saamayn ku yeeshaa dheefshiidka qofka, sidoo kale socodka caloosha ayaa ka mid ah...
31/01/2022

𝐓𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮

1. Stress-ku wuxuu saamayn ku yeeshaa dheefshiidka qofka, sidoo kale socodka caloosha ayaa ka mid ah waxyaabaha uu saamaynta ku reebto, jooji ka fakarka waxyaabaha aadan awooda u lahayn, kuna qanac qadarta Alle

2. Shukulaatada madow faaiido badan ayay u leedahay hab dhiska neef mareenka gaat ahaan dadka qufaca iyo neefta qaba, sidoo kale cunista shukulaatada madow xilliyada habeenkii aad ayay dhakhaatiirtu uga digaan

3. Waxyaabaha dabiiciga saamayn ku yeesha muuqaalka xubnaha gaar ahan naasaha waxaa ka mid ah qumbaha. Qumbaha waa ku jirta maado ka qayb qaadata isbedelada ku dhaca naasaha

4. Cayilka iyo miisaanka culus ee xad dhaafka ah waxay qalqal dhubaato u gaystaan lafaha qofka gaar ahaan jilbaha iyo lugaha hoose, cayilku wuxuu halis ku yahay xidida dhiiga gaar siiya qaybaha hoose ee jirka

5. Xinjirowga dhiiga hooyada uurka leh wuxuu dhibaato u gaystaa hooyada iyo dhalaanka uurka ku jira labadaba, waa muhiim in socod joogta sameeysi hooyadu subaxdii iyo galabtii inta qorraxdu qabowdahay

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay.

𝐋𝗶𝐤𝐞 & 𝗦𝐡𝐚𝐫𝐞

Kulankii Galabta::::::::::::::::::::::::::::Waxaan Maanta kulan Wareegii seddexaad isla Ciyaarney Ardada Walaalaha nahay...
26/01/2022

Kulankii Galabta
::::::::::::::::::::::::::::
Waxaan Maanta kulan Wareegii seddexaad isla Ciyaarney Ardada Walaalaha nahay fakaltiga Maamulka iyo Maareynta,

Kulanka wuxuu ka bilowdey si degan,Waxaan soo bandhignay anaga iyo Ardada Kale Ciyaar qurux badan daawadiyaasha ay ku farxeen.

Kaambiyada h**e waxaan ku marney 3-1 labo aan ku hogaaminaynay,

Kaambiyada dambe waxay ka bilaabatey si Kulul maadaama labada kooxeed ay nasteen,
Waxaan ilaalsanay shabaqeen dadaal iyo abood waxaa kaarka casaanka ah naga qaatey ciyaaryahankeena bedelka ku imaadey,

Ciyaarta waxay ku soo idlaatey 10-3 Waxaan meesha ka qaadney guusheenii sedexaad oo kulankeena seddexaad inoo ahaa,

Mar waliba waxaan soo bandhigi doonaa ciyaar wanaag anaguu muujinayno ciyaar wanaag iyo in aan shabaqeena ka ilaalsano guul darana la soo hooyino.

Kulanka Galabta.Time:04:30 PM.Public Health Baidoa University VS P.AMeeq ayay ku soo idlaan doontaa ?
26/01/2022

Kulanka Galabta.
Time:04:30 PM.
Public Health Baidoa University VS P.A
Meeq ayay ku soo idlaan doontaa ?

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram