29/05/2022
Madaxa Mu'assada Daud ayaa balan qaaday deeq waxbarasho oo bilaash ah in ka badan 100 arday oo waxbarashada dugsiga hoose ka heli doonta iskuulka Dr-Adam Schools for Excellence ee Goboka hiiraan. Faahfaahin dheeri ah kala xiriir Emailka: info@daudfoundation.org