Dr.feysal mukhtaar

Dr.feysal mukhtaar ☬❣●▬▬๑༺🖤༻๑▬▬●❣☬❣
❣☬❣●▬▬๑༺🧡༻๑▬▬●❣☬❣
❣☬❣●▬▬๑༺💛༻๑▬▬●❣☬❣
❣☬❣●▬▬๑༺💜༻๑▬▬●❣☬❣
Welcome to open hands 👐

Asc welcome wllayaal 1) matahay qofka cabanayo inow misaan 2)mase tahay qof raba inow isbedel sameyo 3)mase doneysaa ina...
29/06/2025

Asc welcome wllayaal
1) matahay qofka cabanayo inow misaan
2)mase tahay qof raba inow isbedel sameyo
3)mase doneysaa inaa style noqoto adigo Jim adin
4)matahay qof haraahirayo o socodku dhibayo
5)Matahay qof dalayo markow waxyar socdo
6dhidid badan ok

7)matahay qof wejigiisu finan dhibeen
8) ok matahay qof kacabanayo macaanka
9)matahay gaas iyo Egfeshin
10)matahay laleemo

Wll waxaa diyaar unahay inaa ku adeegno adigoo dhinmarin
O tahay inaa noloshada bedesho waxaa dyaar unahay inaa ku qancidono
Waxaa rajeyheynaa inaa 100% cafimaadeyso adigo dhib badan marin
Insha allaah

1) matahay qof xaga taranka kaliita waxba shaqo an qabankarin
2)makugu yartahay raganimada ok hadaba waxaa
3)waxaa ku hayaa waxaa noloshaada ku mareyne
4)adi madoneysaa inaa kahortagto cadawgaga
5)o iska Jebiso adigon tooshku ku qaban wll

Insha allaah waxaa ku rajeynaa inaa ku guuleysan doonto 100%
Fadlan noloshadu waa ku mihiim e laxariir talefonada shashada ku qoran

Welcome mudanayal iyo marwoyin
share wa.me/+252615157191

01/06/2025

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud
What's up wa.me/+252615157191
Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp.
👇wa.me/+252615157191

 #𝗪𝗔𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗢𝗚𝗢𝗢𝗪 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗤𝗔 𝗤anjaha 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔.▪︎Quumanka(Tonsils) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe e...
29/05/2025

#𝗪𝗔𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡 𝗞𝗔 𝗢𝗚𝗢𝗢𝗪 𝗖𝗔𝗔𝗕𝗨𝗤𝗔 𝗤anjaha 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗔.

▪︎Quumanka(Tonsils) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta, waxay ka qayb qaataan difaaca jirka waxayna ka hortagaan jirka in uu ku dhaco caabuqyada daran.
▪︎Qumankaas waxaa ku dhaca caabuq loo yaqaano Tonsillits oo ah midka aynu ka hadlayno.
▪︎Waxa uu ku dhici karaa caabuqan cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,

LAGU ARKI KARO QOFKA qanjahu AY KU KACAAN

- Dhuun xanuun daran
- Cunto liqida oo dhibta
- Barar dhuunta ah
- Qandho badan
- Dhaxan
- Naqaska oo ku dhaga
- Qoor xanuun
- Codka oo dhibaya
- Dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo cadaan ama jaale noqota
- Dhago xanuun
- Quurada dheradka ah.



- Si dag dag ah iskaga dawee caabuqaan halistisa ilaa qaliin ayey kula gaari kartaa.



Waxaynu ku heynaa daawo Kaa Cirib tireysa Qumanka qaliin la'aan... Waxana lagaga daweyn doona dawoyinka dabiici ah(Organic). insha allah

heleysa Meel Walbo Aad Caalamka Kaga sugantahay Hadaba
Nagala so xariir whatspp Number wa.me/+252615157191

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood,...
21/05/2025

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected s*x) ninka ama naagta ayaa noqon kara dad ay haysato dhibaato xaga bacriminta ah, dumarka ka weyn 35 sano dhalma la’aantooda waa marka ay qaadi waayaan uur, ayagoo loo galmoonaaya si joogta ah.

Dhalma la’aanta k**a dhigna inuu qofku yahay ma dhalays, 15% lamaanaha waa kuwa aan heli karin ilmo, laakin 1% ilaa 2% oo kaliya ayaa ah kuwo madhaleys nimo ay lasoo deristo, kala bar lamaanayaasha aan dhali karin ilmo ayaa ugu dambeyta dhala ilmo ayagoo isticmaalaya caawinaad caafimaad.
Haddaba haddii ay kula soo deristay mushkilada dhalmo la'aanta nagala soo xiriir whatsapp number.wa.me/+252615157191

  waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la d...
18/05/2025

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood ilaa lix bilood oo xidhiidh ah.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac nambarkan: what'sup,

Wa.me/+252615157191

Cudurka qalalka ama suuxdintaMaanta waxa aan soo qaadaneynaawaxna kaiftiimineynaa miyir-beelida ama suuxdinta. Waxaynuma...
13/05/2025

Cudurka qalalka ama suuxdinta
Maanta waxa aan soo qaadaneynaa
waxna ka
iftiimineynaa miyir-
beelida ama suuxdinta. Waxaynu
maqaalkan ku soo qaadi doonaa
waxyaabaha sababa miyir-beelka, calaamadaha lagu garto iyo daaweyn
tiisa ba
Miyir beelida ama suuxdinta macnaheedu
waxa weeyi qofka oo miyirbeelaya, ama
uu miyirkii ka lumay. Waxaanu miyirka
qofka u soo noqdaa daqiiqado ama saacado kadib ka dib.
Waxaanu qofku dareemaa marka uu
miyirka u soo noqdo, daal iyo naxdin.
Haddaba marka ay xaaladdan oo kale
qofka ku timaado maxaa u sababa?
Waxaa u sababa waxyaalo badan laakiin inta badan waa cadaadiska dhiiga oo
hoos u dhaca (blood pressure) ka dib
markii qofku si degdeg ah ku kacay
isagoo markaa fadhiyey. Marka
cadaadiska dhiigu uu hoos u dhaco,
waxaa dhacaysa in aanay maskaxdu helin dhiig ku filan.
●●●👉Daaweeyn rasmi ah oo daaweynaysa noocyada qalalka lana qaato muddo gaaban wax tarkeedana in badan la
xaqiijiyey dhibaato caafimaad na aan
keeneynin si deg deg ah na wax uga
qabata inshaa allaah cudurka qalalka /
suuxdinta daaweyn
tayeysan oo wax tar leh iyo caawimaad
talo iyo tusaaleyn inshaa allaah.
Hadii aad ka cabaneyso cudurkaan ama
uu hayo qof ehelkaada asxaabtaada dhaqaatiirta ayaa kuu ballan qaadey
daaweyn kaa kaafisa cudurkaan inshaa
allaah si fudud noogu soo gudbi adigoo
isticmaalaya telefoonada iyo emailada
ku jira page ka nala soo xiriir mahad
sanidiin
ka la soo xiriir Numberkaan

whatsappka.wa.me/+252615157191

13/05/2025
Daawaynta Cudurada Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha ayaad ka helaysa xarunteena waxana kamid ah Xaasiyada jirka Finanka jir...
13/05/2025

Daawaynta Cudurada Maqaarka, Timaha iyo Cidiyaha ayaad ka helaysa xarunteena waxana kamid ah

Xaasiyada jirka
Finanka jirka
Cuncunka jirka
Haarta wajiga
agolka madaxa
Bisho qalalka.
Busbuska
Qawidka
Cidiyo jajabka
Cidiyo madowbadka
Timo qafiif ka
Timo daadasho
Canbaarta madaxa
Canbaarta jirka
Sameynta prp ga.

Hadaba waxaan ku haynaa dawooyin dabiiciya mudoo Kooban Aad uga bogsan kartid xaladahas Ku daashadey Nala Soo xidhidh WhatsAppkaan si Aan kuugu xidhno dhakhtarka

.wa.me/+252615157191
Aan kugu xidhno dhakhtarka.

Iska rida misaanka mudo 9cisho ilaa 21 cisho gudahooda adigo isticmaalaya dabiici waxtar badan u leh jirka iyo naftaada ...
13/05/2025

Iska rida misaanka mudo 9cisho ilaa 21 cisho gudahooda adigo isticmaalaya dabiici waxtar badan u leh jirka iyo naftaada lasoo xariir.telka ama what'supka.wa.me/+252615157191

Daawada Galaha ama galeWaa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidh...
12/05/2025

Daawada Galaha ama gale
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh dhaqatirta_ka cudurada guud
Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh dhaqatirta hosku qoran

whatseapp ⤵️

wa.me/+252615157191

 ❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda. Inkas...
11/05/2025



Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan


xanuunkan


Wa.me/+252615157191

Address

Mogadishu
Banadir

Telephone

+252615157191

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.feysal mukhtaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category