Dr Hassan Madobe Adan

Dr Hassan Madobe Adan Junior Medical doctor

Did you know❓Vaccination against   can help prevent liver cancer in children, while   vaccination for young girls can re...
12/06/2025

Did you know❓Vaccination against can help prevent liver cancer in children, while vaccination for young girls can reduce the risk of later in life.

I've just reached 200 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
25/05/2024

I've just reached 200 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉 Let’s go 1K

Aan u duceyno walaasheen Hamda Fiqi oo qaliin ku galeyso dalka Hindiya, Xamdi waxa ay Aabaheed u bixineyso mid ka mid ah...
17/03/2024

Aan u duceyno walaasheen Hamda Fiqi oo qaliin ku galeyso dalka Hindiya, Xamdi waxa ay Aabaheed u bixineyso mid ka mid ah Killideeda❤️.

Caafimaad taam ah ayaa u rajeynaya iyo in Aabe macaan Caafimaado buuxo siiyo🤲.

Aan u duceyno walaalayaal🤲.

Ma ogtahay ? miisaanka xad dhaafka  ah ama Cayilka inuu horseedi karo xanuuno kala duwan sida:-1-macaanka nooca loo qaya...
06/03/2024

Ma ogtahay ? miisaanka xad dhaafka ah ama Cayilka inuu horseedi karo xanuuno kala duwan sida:-

1-macaanka nooca loo qayaan ( Type 2) (DM type2)
2- xanuunada wadnaha ( Heart diseases)
3- kansarka (Cancer)
4- dhiikarka (HTN)
5- faaliga (Stroke)
6- murqo xanuun / xanuunada kala goysyada (Muscle & joint problems)

Sadex qaab oo looga hor tago
✅ waa inaad yarayso xadiga dufanka cuntada aad cunayso iyo sonkorta
✅ waa inaad badsato khudaarta nooc yadeeda kala duwan
✅ waa inaad sameyso jimicsi joogto ah

Let’s make it 💪
06/09/2023

Let’s make it 💪

Hambalyo dhamaan ummada muslimiinta . I pray that each day will be full of Allah’s blessings.   1445☪️❤️
19/07/2023

Hambalyo dhamaan ummada muslimiinta .
I pray that each day will be full of Allah’s blessings.

1445☪️❤️

  ( ) waa mid kamida xanuunada faafa, wana cudur la kala qaadoGowracatada waxaa sababa bakteriyada loo yaqaan ( ), taas ...
15/07/2023

( ) waa mid kamida xanuunada faafa, wana cudur la kala qaado

Gowracatada waxaa sababa bakteriyada loo yaqaan ( ), taas oo caadi ahaan saamaysa neef-mareenka sare sida sanka, cunaha & mararka qaar maqaarka

Bakteeriyadu waxa ay sii daysaa sun sababi karta in dahaar ama nabaro waa waayn ay ka soo baxaan gudaha dhuunta taas oo adkeyn karta in la neefsado ama wax la liqo.

Waxaa jira xiliyo ay dilaacdo gawracatada ( ) gawracatada inta badan waxay dhacdaa xilliga jiilaalka iyo gu'ga.
Tani waxay sababaysaa in bakteeriyada keenta gawracatada ay si fiican ugu noolaan karto qabowga & hawada engegan.

Gawracatada waxay ku faaftaa dhibcaha neefsashada, sida qufaca ama hindhisada

Xili huuriska gawracatada ( ) caadi ahaan waa 2-5 maalmood laakiin calaamadaha ma muuqdaan ilaa 10 maalmood.

Calaamadaha gawracatada waxaa ka mid ah:
Cune xanuun, Qandho, qanjidhada qoorta oo barara, Neefsashada ama liqidda oo ku adkaata
Maqaarka ama dibnaha oo midab buluug ah yesha
Tabar yari ama daal & Qandho

Dhibaatooyinka: gowracatada waxay wax yeleyn kartaa muruqa wadnaha, neerfaha, iyo hawa marenka.

Kahortagga: gawracatada waxa looga hortagi karaa qadashada talaalka.

Daaweynta: Guud ahaan gowracatada wala dawaynkara hadii xili h**e dawada la bilaabo

.
Dr Hassan Madobe Adan

Address

Mogadishu
Banadir

Telephone

+252617040274

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hassan Madobe Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Hassan Madobe Adan:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram