
29/06/2025
Dad badan ayaa kacabanya kor qalal daran hadaba arintan waxey kadhalan karta qofka oo dadiisa weyn tahay...........
Hadaba halkan hoose ka aqriso sababaha keena iyo xalka.
βοΈ Dhaqamadada maalinlaha ah
Waxyalahaan waxa macquul ah in aad si maalinle ah usameyso keenayana kor qalal
1= jirkada oo sixad dhaaf ah unadifiyo adga oo aalad kuxoqaya.
2= qubeys badan iyo in aad kumeeyrto biyo saaid ukulul.
3= in aad kunooshahay deegan cimiladeda huur daran thy ama cimilo qabow oo qalalan.
4= in aad waqti dheer isudhigto qoraxda = cadceeda.
5= in aad sidaran shukumaanka jirkada ugu qalajiso qubeyska kagadaal.
βοΈ In aad qabto cuduro gaara
Cuduradaan hadii aad qabto waxy keenyan korqalal
1= hadii aad qabto cudurka macaanka.....
2= cudurka Aids ka ΩΨΉΩΨ― Ψ¨Ψ§ΩΩΩ
3= nafaqo daro
4= xanuunda kilyaha iyo baarka
5= caabuqyada qaar ee maqaarka
βοΈ Daawoyin qaar
Qaadashada daawoyinka qaar sida kuwa looyaqaan kaadi badiyasha weey keenaan kor qalal.
βͺ Calaamadaha qofka kor Qalal ka qaba
1= kor qaleel cuncun isxoqid gaar ahaana gacmaha iyo lugaha ah.
2= maqaarka oo noqda gaduud inuu noqdo midabka buniga ah.
3= jeex jeex yar oo maqaarka ah.
4= xasaasiyo maqaarka ah oo anaad isku ogeeyn.
5= nabro nabro cadcad oo maqaarka ah.
Iyo inaga kale oo lagu arko qofka qaba kor qalal ka daran.
β Daaweynta kor qalal ka daran.
Hadii aad tahay dadka qaba kor qalalka daran siaan dhibatadada xalkeeda uhesho WhatsApp keena ama page ka fariin ireeeb.
Waa muhiim inaan wareesi kaaqado kadib daawadada kugaari karnaa.
W/Q Dr Muu Bubal
Wxii suala diyaar I.a
fllow