Mohamett laarri daahir

Mohamett laarri daahir Kusodhawoow page Ku raali galiya

like fallowe noogu deeq wll

Ampicillin Ampiclox
15/06/2024

Ampicillin Ampiclox

12/05/2023

ISKUDAY JAWAABTA SAXDA AH

DWADAAN WAXAA LOO ISTICMAALAA

( A. ) Xasaasiyada Allerge

( B.) Tiifow Typhoid

( C.) Isfiilito Syphilis

( D.) Daacuun Cholera

( E.) Qufac Cough

( F.) Dhamaan All

Qofkasta oo su aashaan kajawaabo ha sheer gareey ( SHARE) ( LIKE)

What's the answer??????๐Ÿค”
12/05/2023

What's the answer??????๐Ÿค”

10/05/2023
oo suurtagal ah si ay uga fogaadaan dhibaatada caabuqa ama dhaawaca. Saxanka iyo boolal dhif ah ayaa lagu dareemo maqaar...
09/05/2023

oo suurtagal ah si ay uga fogaadaan dhibaatada caabuqa ama dhaawaca. Saxanka iyo boolal dhif ah ayaa lagu dareemo maqaarka hoostiisa. Si kastaba ha ahaatee, kuwan waxaa laga yaabaa in laga saaro ka dib marka jabku bogsado (qiyaastii nus wakhtiga). Marar dhif ah, laftu ma bogsato haddii lagugu sameeyay iyo in kale. Haddii laftu ay bogsan waydo ama uu jiro dhib sida infekshanka, qaliin kale ayaa loo baahan karaa.

Iyadoo inta badan jabka calcaneus ay ku bogsan karaan qaliin la'aan, mararka qaarkood ma bogsadaan, ama waxaa laga yaabaa inay ku bogsadaan boos sababa raaxo la'aan ama dhibaato socodka ama xidhashada kabaha. Qalitaanka lafta si ay u bogsato ama in la safeeyo qaybaha jabay way sii adkaanaysaa marka uu dib u dhaco qaliinka. Xaaladahan oo kale, qalliin fiyuus ah oo loogu talagalay kala-goysyada subtalar-ka (la-goyska ka hooseeya anqawgaaga) ayaa laga yaabaa in lagu taliyo. Tani waxay u horseedi kartaa dhaqdhaqaaqa hoos u dhaca xagga dambe ee cagtaada. Si kastaba ha ahaatee, waxay sidoo kale wanaajin kartaa xanuunka iyo shaqada cagtaada iyo canqowgaaga. Haddii ay weli dhibaato kaa haysato cagtaada iyo cidhibtaada ka dib jabka calcaneus ee bogsaday, waa inaad kala hadashaa dhakhtarkaaga qalliinka haddii aad ka faa'iidaysan karto qalliinka iyo in kale.

Nabarro bogsaday oo ku yaal qaybta dambe ee dhabarka cagta ee qalliin jabniinka calcaneus
Jaantus 8: Tusaalooyinka nabarrada bogsaday ee dhinaca dambe (dibadda) ee qaybta dambe ee cagta ee qalliinka jabka calcaneus.

-Maqaarka cuncunka carruurtaArrinta: BCMJ, vol. 46 , No. 10 , Diisambar 2004 , Bogagga 510-515 Maqaallada CaafimaadkaWax...
09/05/2023

-

Maqaarka cuncunka carruurta
Arrinta: BCMJ, vol. 46 , No. 10 , Diisambar 2004 , Bogagga 510-515 Maqaallada Caafimaadka
Waxaa qoray: W. Alan Dodd, MD, FRCPC
Dilaaca ka dillaaca carruurta ayaa noqon kara caqabad si loo ogaado iyo si loo maareeyo labadaba. Dhibaatooyinka ugu badan waxaa keena isdaafiyaha, atopic dermatitis, papular urtikaria, qaniinyada cayayaanka, canbaarta molluscum contagiosum, iyo urtikaria. Isnaanisyadu waxay u soo bixi karaan si gaar ah jahawareer iyo qaab qaabaysan. Iyadoo in ka badan hal booqasho laga yaabo in loo baahdo si loo aqoonsado sababta cuncunka, xaaladaha ugu badan ee ugu dambeyntii waxay ka jawaabaan wakiilo gaar ah iyo maamul aan gaar ahayn. Si kastaba ha ahaatee, daaweyntu waxay qaadataa wakhti waxaana bukaanada iyo xubnaha qoysku ay la kulmi karaan niyad-jab ka hor intaysan dillaacin cuncun.

Isnadaamisku waa mid ka mid ah dhowr xaaladood oo caadi ah oo ay tahay in la tixgeliyo marka carruurtu muujiyaan cuncun.

A+ A-
Qof walba wuu cuncuna. Waa iska caadi. Shakhsiyaadka sida caadiga ah way iska indho-tiri karaan dareenka, inkastoo dadka waaweyni ay ka fiican yihiin tan carruurta. Cunugga cuncunku wuxuu noqon karaa dhibaato dhab ah.

Waxaa jira sababo badan oo cuncun ku keena carruurta. Xaaladaha sida caadiga ah soo saara "carruur cuncun leh" waa isdaafic, dermatitis atopic, papular urtikaria, qaniinyada cayayaanka, molluscum contagiosum oo cambaareeyey, iyo urtikaria.

Marka la aasaaso sababta keenta cuncun ilmo, sida qof weyn, tallaabada ugu horreysa waa in la aqoonsado dhaawaca aasaasiga ah. Qaabka ka qayb qaadashada, meesha uu qaraxu ka dhacay, iyo nabarro kasta oo labaad ayaa sidoo kale caawin kara. Inta badan waxay qaadan kartaa in ka badan hal booqasho si loo ogaado sababta dhibaatada, taasoo niyad jab ku ah bukaanka iyo qoyska.

Aqoonsiga isnadaamiska
Isnadaamisku waa caadi, cuncun, oo inta badan ay adag tahay in la ogaado. Waxaa markii ugu horreysay la aqoonsaday 1687, taas oo ka dhigaysa mid ka mid ah cudurrada ugu horr

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogowWaxaad isku arkaysaa mararka qaarkooda cuncun aan caadi ahayn markaad eegt...
08/05/2023

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow

Waxaad isku arkaysaa mararka qaarkooda cuncun aan caadi ahayn markaad eegto maqaarka jirka siiba meelaha gudaha sida cajiraha caloosha dhabarka xubnaha taranka waxaa suโ€™aal mudan

maxaa keeni kara cuncunka maqaarka jirka?

Waxay u noqonayaan waxyaalo badan waxaa ka mid xasaasiyad inaad ka qaaddo waxyaalaha qaarkooda si cowska ama jawiga ama boorka dhulka sidoo kale inaad ku seexato firaash wasakh ah ama xoolaha haragooda inuu jirkaaga soo gaaro, cuntooyinka qaarkooda waxay sabab u noqon karaan inaad dareento cuncun daran oo aadan la seexan karin, marmar waxaa dhici karta inay isu baddalaan nabro dhiig yeelanay ama finan, si kastaba waxaa haboon markaad aragto waxyaalahaas oo kale inaad nadaafad la timaado oo aad si fiican u qubaysato oo aad saabuun ku dhaqdo haddii uu joogsado waa sida la rabay haddii uu sii sacdo waxaa haboon inaad is baarto oo aad dhaqtar u tagto.

Maxaa Sababa Jilbo Xanuunka Sidee Se Loo Daaweeyaa?Jilbo xanuunku waa xaalad guud oo saamaysa ama saamayn karta daโ€™ walb...
08/05/2023

Maxaa Sababa Jilbo Xanuunka Sidee Se Loo Daaweeyaa?
Jilbo xanuunku waa xaalad guud oo saamaysa ama saamayn karta daโ€™ walba. Xanuunkan ayaa noqon kara mid taabanaya qayb kamid ah jilibka ama waxuu noqon karaa mid wada saameeya qaybaha oo ku koobanyahay jilibku (seedaha, murqaha, dheecaanka, carjawda, lafaha iyo dheecaankaba). Jilba xanuunku waxuu caan ku yahay dhaqdhaqaa kalagowska oo yaraada taasoo keenta inuu gabi ahaanba xadidmo dhadhaqaaqa jilibku. Waxuu noqon karaa mid khatar ah oo u baahan daawayn ama qaliin ama mid sahlan oo qofku uu isagu la tacaali karo.
Maxaa sababa jilba xanuunka
Low-ya xanuunka waxaa sababa qodobo badan kuwaasoo isagu jira dhaawac soo gaara lowga iyo xaalado caafimaadba. Dhaawac soo gaara qaybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay low-gu ayaa noqon kara kuwo sahlan ama kuwo khatar ah, dhaawaca seedaha, murqaha, carjawda soo gaara ayaa keeni kara xanuun laga dareemo lowga, xaaladaha caafimaad ee la xariira jilba xanuunka waxaa kamid ah, infekshanka, caabuqa iyo xanuunka loo yaqaano gout (xanuun saameeya kalagowsyada yaryar sida kan hoose ee suulka cagta cad kaasoo caan ku ah caabuq). Waxaa kale oo lala xiriirayaa sababaha uu xanuukani ku yimaado in cayilka saaidka ah uu ka qayb qaadan karo, cayaaraha ayaa ugu badan meelaha uu ka yimaado dhaawaca soo gaara lawga.
Waa maxay astaamaha
Astaamaha xanuunka low-gu waxay ku xiranyihiin hadba meesha uu ka imaanayo xanuunka iyo sida uu yahay (xanuun saaid ah ama mid sahlan). Inta badan astaamaha la arko waxaa kamid ah, barar iyo adkaansho dhamaan low-ga ah, midabka low-ga oo u muuqda mid cas (gaduudan) markii la taabtana diiran ah, dhaqdhaqaaq yari ama xadidnaan kalagowska lowga, qofka oo aan socon karin ama u baahan meel uu cuskado ama qof garab gala iyo low-ga oo aan si buuxda loo fidin karin. Hadii uu jabitaan keenayo low xanuunka waxaa la arki karaa caabuq ama in lafaha kalagowsku ay ka durgaan meeshay horey ugu qaabaysnaayeen.
Hadii aan la daweyn xanuunka, waxaa dhacda inay leeyihiin awooda hogaam

Qaniinyada maska ( snake ๐Ÿ bites ) :In kabadan 25 nooc oo masas ah ayaa qaarada africa ku nool. Pit vipers ayey u badan ...
07/05/2023

Qaniinyada maska ( snake ๐Ÿ bites ) :

In kabadan 25 nooc oo masas ah ayaa qaarada africa ku nool. Pit vipers ayey u badan yihiin oo laga wado ( waxay isticmaalan heat sensation si ay u raadiyaan waxay quutaan ) ,Africa waxa ugu caansan masaska la yaqaan mas la dhaho ( black Mamba ) waa maska ugu sunta xun ,Waxa kusoo xiga cobra ,Waxa yaguna jira qaar la dhaho coral snakes aad bay u yar yar yihiin lkn waa wada sun miidhan .
Group kalo Rattle snakes la dhaho na way jiraan oo caalamka kale ku nool .

Hadaba siday Sunta masku wax u dishaa?

Waxay ku xidhan tahay nooca masku yahay iyo midab kiisa ;
Haduu masku yahay kuwa la dhaho coral snakes ee aad ka u dhuudhuuban waxa la eega color kooda hadii ay yihiin red and yellow waa wada sun, qofkana way dilaan hadii an laga soo gaadhin, lkn hadii color ku noqdo Red and black wax sun ah ma laha.

Sunta maska oo loo yaqaan ( venom ) jidhka markay gasho 4 siyaabood bay kuu dilaysaa:

1. Proteolytic enzymes : ayaa ku jira sunta oo waxa ay burburisaa protein ka jidhka oo dhan .
2. Neurotoxins: oo maskaxda markay suntu gaadho waxa ay kala xidhaa ( shutdown) neerfahaaga kadib wax fariin ah oo soo gaadhaya wadnahaaga ama sanbabkaaga ma jirto. Markaa naqaska ayaa kugu dhagaya.
3.Hemolysis toxin: suntu markay dhiiga raacayso waxa ay sii burburisaa RBC( unug yada dhiiga cascas)ka, taas dhiig la'aan wayn bay kugu keenaysaa. Kadib waxa la activate garaynayaa coagulation cascade si dhiig bax aanu u dhicin. Taasina waxay keenaysaa in meel walba dhiig xinjir ah uu fadhiisto. kadib xinjir taasi dhiiga raacdo oo maskaxda tagto kadib aad stroke u dhimato .
4. Cardiotoxins: sunta masku waxa ay kala xidhaa farinta maskaxda iyo muruqyada jidhka u dhaxaysaa wadnahaaguna waa wada muruq, Markaa wadnahu ma shaqayn karo, kadib waxad u dhimanaysaa heart attack oo wadnaha ayaa ku istaagaya .

Symptoms :

Astaamaha dadka masku qaniino waxa ka mida:

Mild: 15 minutes ee u horeeya meeshu way ku casaanaysaa, bararna wad ku arkaysaa, iyo pain . Lkn xubn

macaankaWaa maxay xanuunka macaanka sidee ayaadna uga hortagi kartaa?Cunto xumada oo la ogaaday in ay tahay dillaaga ugu...
07/05/2023

macaanka
Waa maxay xanuunka macaanka sidee ayaadna uga hortagi kartaa?
Cunto xumada oo la ogaaday in ay tahay dillaaga ugu weyn
Malabka iyo timirta ayuu sheegay in dadka qabo cudurka sokorta ay dhayalsadaan, balse ay yihiin cuntooyin halis ah oo loo baahan yahay in qofka qaba xanuunkaas uusan isticmaalin.

"Waxa ugu badan ee aan ku aragno bukaanada waxaa ka mid ah timirta iyo malabka ay ka aaminsan yihiin in uu yahay waxyaabo dabiici ah oo qofka aanan waxbo u dhimeynin. Malabka iyo timirta waxay ka khatar badan yihiin raashiinka caadiga ah".

Cuntooyinka isticmaal haddii aad qabto cudurka sokowrga
Qamadiga
Digirta
Salbuko
Saliid macsarada
Saliid Seytuunka
Hilibka cad
Biyaha caadiga
Iska ilaali cuntooyinka haddii aad qabto cudurka macaanka
Cuntooyinka gasacadeysan
Mooska
Canbaha
Babaayga
Isbaandheeska
Qaraha
Timirta
Malabka
Biyaha gasacadeysan ay warshadaha soo saaraan

Address

Banadir

Telephone

+252616592879

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamett laarri daahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mohamett laarri daahir:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category