19/08/2024
BAAFIN BAAFIN BAAFIN BAAFIN
Waxaa la baafinayaa gebadhaan oo lagu magacaabo ikraan xuseen axmed hawarane oo cid ugu war dambeysay maanta 6:30 suwaxnimo waxayna kasoo luntay ISGOOSKA CEELASHA BIYAHA DHAWERKA DANBE EE HORMUUD KASOO HORJEEDKA FOORNO UWAX
Fadlan hadii aad aragtay ama aad meel ku ogtahay ku hagaaji Tell 0615071282 AMA 0615135520
ABAHED HUSSEN AHMED MOHAMUD HAWARANE
HOYADED QADIJO CALI MUUSE
HMahadsanid.