Xarunta Cilaajka daarul ixsan

Xarunta Cilaajka daarul ixsan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Cilaajka daarul ixsan, Medical and health, Baydhabo, Bay.

02/05/2026

Gabar lagu sixray sawirkeeda oo laga qaaday screenshot baraha bulshada sida Facebook iyo WhatsApp ayaa la soo gaarsiiyay Xarunta Cilaajka Daruu Isxan Baydhabo

06/04/2026

Xarunta Cilaajka iyo Qur’aan-saarka Daruu Isxan ee magaalada Baydhabo ayaa dib loo furay, kaddib maalmo ay ku maqneyd fasaxa maalmaha Ciidda

10/02/2026

Xarunta Cilaajka Daruu Isxan ayaa lasoo gaarsiiyay gabar lagu sixray caano iyadoona loo sameeyay daaweyn ku sabsan Qur’aan Karimka si loo soo celiyo caafimaadkeeda

09/02/2026

Gabar arday ah ayaa lasoo gaarsiiyay Xarunta Daruu Isxan, halkaas oo ay kaga badbaaday saameynta jinniyaal iyo dhibaatooyin ruuxi ah iyadoo loo sameeyay daaweyn ku sabsan Qur’aan Kariimka

03/02/2026

Marwo lagu sameeyay sixir culus oo la sheegay in looga hor istaagay dhalmada, ayaa lasoo gaarsiiyay Xarunta Cilaajka iyo Qur’aan-saarka Daruu Isxan halkaasoo looga sameyay daaweyn ku saleysan Qur’aanka Kariimka

02/02/2026

Marwo ku nool magaalada Baydhabo, oo la sheegay in ay jecldeen ilaa 7 jinni, ayaa lasoo gaarsiiyay Xarunta Cilaajka iyo Qur’aan-saarka Daruu Isxan, si looga bixiyo saameynta jinyaalkaas iyo dhibaatooyinkii uu ku reebay nolosheeda iyo qoyskeeda

29/01/2026

Sheekh Aadan Maxamed Iftiin ayaa bulshada KGS kaga warbixiyay adeegyada Xarunta Cilaajka Daaru Isxan, isaga oo sidoo kale shaaca ka qaaday in xarunta lagu soo kordhiyay adeeg cusub oo ah Toobiinka

25/01/2026

Dhakhtarad ku nool Baydhabo ayaa muddo sanado ah la dhibbaneyd sixir culus, kaas oo fashiliyey Sheekh Aadan Maxamed Iftiin

12/09/2025

Hooyo Soomaaliyeed oo muddo labaatan sano ah la xannibneyd sixir culus oo xaasidnimo, laguna dhibaateeyay degmada Xudur ee gobolka Bakool, ayaa la keenay xarunta Cilaajka Daruu Isxan ee magaalada Baydhabo si loogu daweeyo

14/05/2025

Waxa lagusixray
1) Buul Doore
2) Lafe dhurwaa
3) Dhacaan Keeda
4) Dhiigeeda
5) Tinteeda oo looga talagay In ay waalato
6) Bir Qoloocan oo looga talagaley in Ay curiyaan noqoto.

13/05/2025

Mamuulka Cilaajka Daruul ixsan sheekh Aadan maxamed iftin oo ka hadal siyay Jinn fara badan oo dhibaatooyin kala duwan ku hayay Bulshada ku nol Baydhabo

Subxaanalaah || Sheekh Aadan Maxamed iftin oo guuri ku yaala xafada Baradaale kaso saray  Sixir xaasidnimo ah oo laaga s...
08/12/2024

Subxaanalaah || Sheekh Aadan Maxamed iftin oo guuri ku yaala xafada Baradaale kaso saray Sixir xaasidnimo ah oo laaga sameyay Madaxa Mukulaasha oo jaran islamarkaana loo giliyay Armajaada alaabta korkeedaa

Address

Baydhabo
Bay

Telephone

+252619127312

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Cilaajka daarul ixsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share