Kheyraad Specialist Hospital

Kheyraad Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kheyraad Specialist Hospital, Medical and health, Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha, Baydhabo.

Cisbitalka Alkheyraad Waxaad Ka Heleysaa Adeegyada Kala Ah: Dhakhtarka Cudurada Guud
& Caruurta, Dhakhtarka Indhaha, Dhakhtarka Haweenka (Gynocologist), Dhakhtarka Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Timaha & Cijiyaha.

Ciid Mubaarak كل عام وانتم بخير
19/03/2026

Ciid Mubaarak كل عام وانتم بخير

Edid Mubaarak  Dhamaan Umada Muslimka Ah Meel Walbo Ay Joogaan.Alle inaga Aqbalo Acmaasheena  Bisha Ramadaan تقبل الله م...
19/03/2026

Edid Mubaarak Dhamaan Umada Muslimka Ah Meel Walbo Ay Joogaan.
Alle inaga Aqbalo Acmaasheena Bisha Ramadaan
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🎊
عيد مبارك🎊

Dalab Cusub Iyo Qiimo Dhimista Maalamaha Ciida!Fadlan Horey U Gaara Intaan La Idinka Dhameysan.Xaruunteena Waxay Ku Taal...
12/03/2026

Dalab Cusub Iyo Qiimo Dhimista Maalamaha Ciida!
Fadlan Horey U Gaara Intaan La Idinka Dhameysan.

Xaruunteena Waxay Ku Taalaa Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac 2888, 0611433344.

04/03/2026

Dr. Abdikadir Amin Ali Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Guud Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo. Ayadoo aad ka Heleyso Daryeel Caafimaad iyo Baaritaan Tayo sare leh
Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888.

Dr. Majd Hassan Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Haweenka Iyo Qaliimadooda Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist H...
27/02/2026

Dr. Majd Hassan Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Haweenka Iyo Qaliimadooda Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo. Ayadoo Hooyada Uurka Leh Ay Heleyso Daryeel Caafimaad Laga Bilaabo Xiliga Uurka Ilaa Dhalmada.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888.

Ramadan Kariim Ayaan Idin Leenahay Dhamaan Umada Muslimka Ah Meel Walbo Ay Joogaan.
23/02/2026

Ramadan Kariim Ayaan Idin Leenahay Dhamaan Umada Muslimka Ah Meel Walbo Ay Joogaan.

Dr. Majd Hassan Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Haweenka Iyo Qaliimadooda Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist H...
16/02/2026

Dr. Majd Hassan Oo Ah Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Haweenka Iyo Qaliimadooda Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist Hospital Wuxuu Kaloo Diyaar Idinla Yahay Hagaajinta Iyo Qurxinta Xubnaha Taranka Dumarka Iyo Daaweynta Dhalma La'aanta Dumaarka.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0612214485.

12/02/2026

Marag Furka Bukaanada Loo Sameeyey Qaliimada La Xiriira Minka Iyo Sidoo Kale Hagaajinta Xubanaha Taranka Dumarka.

Dr. Majd Hassan Oo Ah Khabiir Ku Takhasusey Daaweynta Cudurada Haweenka Iyo Qaliimadooda Ayaa Diyaar Kuugu Ah Kheyraad Specialist Hospital.

Xaruunteena Waxay Ku Taalaa Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Iyo 0612214485.

Ayadoo 04-February Sanad Walba Loo Asteeyey Maalinta Kansarka Aduunka Si Bulshada Looga Wacyi Geliyo Halista Kansarka, K...
04/02/2026

Ayadoo 04-February Sanad Walba Loo Asteeyey Maalinta Kansarka Aduunka Si Bulshada Looga Wacyi Geliyo Halista Kansarka, Kheyraad Specialist Hospital Wuxuu Diyaar Idinla Yahay Baaritaanada La Xiriira Kansarka Ayadoo Luguu Diyaariyey Howl Wadeeno Caafimaad Oo Khibrad Sare Leh.

Nagu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0612214485.

03/02/2026

Marag Furka Bukaanada Loo Sameeyey Indha Fiiqista. Kheyraad Specialist Hospital Waxaaf Ka Heleysaa Adeeg Caafimaad Oo Tayo Leh.

Nagu Soo Booqo Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Iyo 0612214485.

02/02/2026

Marag Furka Bukaanada Indhaha Loo Fiiqey.
Kheyraad Specialist Hospital Waxaad Ka Heleysaa Adeeg Caafimaad Oo Talyo Leh.

Ugu Soo Hagaag Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344 Ama 0612214485.

Address

Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha
Baydhabo
KASOOHORJEEDKASALDHIGYARAHAAMASHALEEMOSHANTRAAL

Telephone

+252611433344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheyraad Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share