SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL Doctoers can treat you but only Allah can heal You
prevention is better than cure Medical Service 24/7

07/08/2025

  Welcome to SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL
31/07/2025


Welcome to SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

Mala dhibantahy oo maka cabanaysaa cudurka Gaaska ku dhaca caloosha?Hadaba si aan kuuga caawino oona kuugu daawayno inag...
30/07/2025

Mala dhibantahy oo maka cabanaysaa cudurka Gaaska ku dhaca caloosha?

Hadaba si aan kuuga caawino oona kuugu daawayno inaga soo booqo xaruunteena SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL ee magaalada Baydhabo.




Maka warhaysaa oo mala socotaa xaalada caafimaad ee indhahaaga?Hadaba waxaan kugula talinaynaa oona idin ogaahinaynaa si...
25/07/2025

Maka warhaysaa oo mala socotaa xaalada caafimaad ee indhahaaga?

Hadaba waxaan kugula talinaynaa oona idin ogaahinaynaa si aad ulasocoto ama aad u ogaatid xaalada caafimaad ee indhahaaga inaga soo booqo xaruunteena SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL magaalada Baydhabo.



Health

Ma ogtahay in cabista sigaarku ay disho abooda iyo shahwada Ragga ?
22/07/2025

Ma ogtahay in cabista sigaarku ay disho abooda iyo shahwada Ragga ?

  family SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL
18/07/2025

family SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

ilaahay mahadiis waxaa maanta si nabad ah ugu guulaysanay qaliin xabad ah oo feeraha ka gashay  Abdullahi Mocalin. Xabad...
23/06/2025

ilaahay mahadiis waxaa maanta si nabad ah ugu guulaysanay qaliin xabad ah oo feeraha ka gashay Abdullahi Mocalin.
Xabadihii maanta. Hadana wuu nabad qabaa alxd.


SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

22/06/2025

Waxaa si rasmi ah shaqadooda ugu socota isbitaalka SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL dhaqaatiir ka imaaday Marwa Fertility Center ee magaalada Mogadisho.

   Family SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL
20/06/2025

Family SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

09/06/2025

Mar kle iyo fursad kale.
Waxaan idin ogaysiinaynaa in [ 20-MAY-2025 ] ay imaan doonaa isbitaalka SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL dhaqaatiir ka socota
Ee yaan lagaa buuxinin ee iska diiwaan gali xaruunteena SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL

Tell: 061 1430077 / 062 1430077

Address

Near Garashka Iikow
Baydhabo

Telephone

+252611430077

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to SHAFI INTERNATIONAL HOSPITAL:

Share

Category