Asal Malab

Asal Malab Malab Dabiici ah oo Daahir ah. Ku hel malab caafimaad leh gurigaaga. �

Xooji difaaca jirkaaga adigoo cabaya malab!Hada Dalpo malab oo hada ka Hel Asal Malab
23/07/2025

Xooji difaaca jirkaaga adigoo cabaya malab!
Hada Dalpo malab oo hada ka Hel Asal Malab

Sababaha malabka uusan u xumaanin ama isu badalin marka uu meel yaallo muddo dheer waxaa ka mid ah:1. Malabka wuxuu ka k...
23/07/2025

Sababaha malabka uusan u xumaanin ama isu badalin marka uu meel yaallo muddo dheer waxaa ka mid ah:

1. Malabka wuxuu ka kooban yahay 80% sonkor, taasoo ka dhigta jawi aan ku habboonayn bakteeriyada iyo fungi.

2. Malabka wuxuu leeyahay pH u dhaxeeya 3.4–6.1 taasoo ka dhigaysa acidic, waxana ku adag in microbes ay ku koraan.

3. Malabka waxaa ku jira enzyme ay sameeyso shinnida, kaasoo marka uu la falgalo hawada soo saara hydrogen peroxide (H₂O₂) kasoo ah antibacteria.

Fadlan hadaad Jeceshahay cafimafkaaga Maskaxda Caloosha iyo dhamaan Jirkaaga Ha Moogaana Malab Kana soo Dalpo Asal Malab Hada Dalpo Oo Hada Hel

U roon carruurta, waayeelka, iyo qof walba. Iibso malabkaaga maanta! .Hada Dalpo Oo Hada Hel
21/07/2025

U roon carruurta, waayeelka, iyo qof walba. Iibso malabkaaga maanta! .
Hada Dalpo Oo Hada Hel

15/07/2025

Malabka aan kuu hayno waa 100% dabiici — laga keenay dooxooyinka Soomaaliya, macaan, caafimaad leh, oo daawo u ah jirkaaga .

Hada Dalpo Oo Hada Hel 👉0612811096 / 0622811096

Kusoo dhowow Asal Malab Waxan kuu keeney Malab Noociisu Yahay Gaduud,Sool,Cadaan.Nagula Soo Xiriir  👉 0612811096/0612811...
14/07/2025

Kusoo dhowow Asal Malab Waxan kuu keeney Malab Noociisu Yahay Gaduud,Sool,Cadaan.
Nagula Soo Xiriir 👉 0612811096/0612811096

Address

Baidoa-Somalia
Baydhabo
45002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Malab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram