Baidoa District Hospital

Baidoa District Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baidoa District Hospital, Hospital, It Interstate situated on Ononka Road, directly opposite RB Place, Baydhabo.

Baidoa District Hospital, based in Baidoa District, SouthWest State of Somalia, offers free medical services to the community under the SouthWest State Ministry of Health.

16/03/2026
12/03/2026

.

warbixin kooban ku saabsan shaqada maalinlaha ah ee ka socota Isbitaalka Degmada baydhabo oo ay si toos u maamusho wasaaradda caafimaadka dowladda KGS oo kaashaneysa hey’adda caalamiga ah

Warbixintaan kooban waxa ay diiradda saaratsaa qeybta lagula tacaalo caruurta ay soo ridato Nafaqo-darida ee loo yaqaano SC.

Isbitaalka degmada , waxa uu shaqeeyaa 24 Saac, waxaana si bilaasha ah 100% bulshada lagu siyaa adeeg caafimaad tayo leh.
——-
𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃

رمضان مبارك. SOONQAAD WANAAGSANMas’uuliyiinta wasaaradda caafimaadka DKGS oo ugu horeeyo Wasiirka wasaaradda  mudane Sai...
17/02/2026

رمضان مبارك. SOONQAAD WANAAGSAN

Mas’uuliyiinta wasaaradda
caafimaadka DKGS oo ugu horeeyo Wasiirka wasaaradda mudane Said Ahmed Ali, wasiir ku xigeenka wasaaradda Dr. Hussein Mohamed Daahir iyo agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Dr Ibrahim Adan Ali Somow iyo dhammaan howlwadeenada wasaaradda waxaa ay hambalyo ku aadan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan u dirayaan guud ahaan muslimiinta dunida, gaar ahaan umadda soomaaliyeed.

Wasiir saciid ayaa tilmaamay in Ramadaanka sanadkan uu ku soo beegmay xilli adag oo ay abbaar iyo duruufo nololeed heystaan bulshada, isagoona howlwadeenada wasaaradda ku amray in ay bulshada u adeegayaan u muujiyaan samir, naxariis, isla markaana la xoojiyo garab istaagga dadka nugul.

27/01/2026

:-Kalmadda Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dowladda KGS mudane Said Ahmed Ali ee ku aaddan shir heersare ah oo dowladda iyo deeq-bixiyayaasha caalamka ay ku kulmeen, loogane hadlay helidda maalgelin waarta oo lagu hormarinaayo adeegyada asaasiga ah ee caafimaadka, Soomaaliya.

Address

It Interstate Situated On Ononka Road, Directly Opposite RB Place
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa District Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category