Ikhlaas Speciality Hospital

Ikhlaas Speciality Hospital welcome

Hambalyo Dr. Ilyaas Husen GeediDhamaan maamulka iyo shaqaalaha Ikhlaas Speciality Hospital waxay hambalyo iyo bogaadin u...
19/07/2025

Hambalyo Dr. Ilyaas Husen Geedi

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Ikhlaas Speciality Hospital waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Ilyaas Husen Geedi oo si guul leh u soo gabagabeeyay Master Degree-ga cilmiga indhaha (Ophthalmology).

Waxaan kuu rajaynaynaa horumar, guul joogto ah, iyo mustaqbal ifaya.

Hambalyo mar kale, Dr. Ilyaas!

Ciid Wanaagsan.Waxaan hambalyo leenahay dhammaan Umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Umadda Sooma...
06/06/2025

Ciid Wanaagsan.

Waxaan hambalyo leenahay dhammaan Umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, munaasabadda barakeysan ee ciidul Adxaa Ciid Mubarak.

Ciid wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo dhan.

Ikhlaas Speciality Hospital
23/05/2025

Ikhlaas Speciality Hospital

16/05/2025

Dadweynaha ku nool gobolka Hiiran iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa, in Ikhlaas Specialist Hospital ay ka heli karaan dhaqtarka daaweynta cudurada afka iyo ilkaha Dr Abdulkarim Al-rufaaci.

Ikhlaas Speciality Hospital

13/05/2025

Kulan saaxibtinoma iyo isdhexgal bulsho ayaa waxaa wada ciyaaray Ikhlaas Specialist Hospital iyo Kaamil Hotel, taasoo ay guusha ku raacday kooxdii kaso socotay isbitaalka Ikhlaas Specialist Hospital ๐Ÿฅ.

Ikhlaas Speciality Hospital

Qeybta ookiyaalaha iyo cabirka indhaha ee isbitallka  Ikhlaas Specialist Hospital Waxaa kugu diyaar ah dhaqaatirta sixid...
11/05/2025

Qeybta ookiyaalaha iyo cabirka indhaha ee isbitallka Ikhlaas Specialist Hospital Waxaa kugu diyaar ah dhaqaatirta sixida araga.
Caafimad qabka indhahaaga waa muhiimadeena 1aad.

Ikhlaas Speciality Hospital

Lasoco oo ka warhay aragaada iyo caafimaadka indhahaada.Ikhlaas Speciality Hospital
07/05/2025

Lasoco oo ka warhay aragaada iyo caafimaadka indhahaada.

Ikhlaas Speciality Hospital

Gelinta ilkaha Casriga ahSoo Booqo Dhakhtarkeena Ilkaha oo hel daaweynta iyo qurxinta ilkaha oo casri ah.
29/03/2025

Gelinta ilkaha Casriga ah
Soo Booqo Dhakhtarkeena Ilkaha oo hel daaweynta iyo qurxinta ilkaha oo casri ah.

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คDhamaan Maamulka Iyo Howlwadeenada Isbitaalka Ikhlaas Waxay Shacabka Soomaliyeed Ugu Hambalyeynayaan Bi...
01/03/2025

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค
Dhamaan Maamulka Iyo Howlwadeenada Isbitaalka Ikhlaas Waxay Shacabka Soomaliyeed Ugu Hambalyeynayaan Bilashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan.
Soon Qaad Waanaagsan.

Jumca Mubarak.
28/02/2025

Jumca Mubarak.

Daaweynta Xasaasiyada maqaarka |Soo booqo dhakhtarka maqaarka oo hel daaweyn kugu haboon nagala soo xiriir 0615830009
26/02/2025

Daaweynta Xasaasiyada maqaarka |
Soo booqo dhakhtarka maqaarka oo hel daaweyn kugu haboon
nagala soo xiriir 0615830009

Address

Buula-xaabley
Beledweyne
2526

Telephone

+252617115500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikhlaas Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ikhlaas Speciality Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram