Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages

Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages Aala-Yaasir Waa Hoyga Barashada caafimaadka Gobalka Hiiraan

01/08/2025



01/08/2025



Ogeysiis waxa uu iskuulka Aala_Yaasir ogeysiinayaa inu qaadanayo arday dugsiga Hoose Dhexe iyadoo ardayda laga soo dhisa...
28/07/2025

Ogeysiis waxa uu iskuulka Aala_Yaasir ogeysiinayaa inu qaadanayo arday dugsiga Hoose Dhexe iyadoo ardayda laga soo dhisayo Maadooyinkaan hoos ku xusan. Dugsiga Aala_Yaasir waxa uu kasoo diyaarinayaa ardayda Aas aaska dugsiga Hoose FIIRO GAAR AH: Dugsiga Aala_Yaasir waxa kuyaallaa dhabarka dambe ee iskuulka shiiq Maxamed Macalin ama Kala xiriir N.hoose

Dugsiga barashada Culuumta Caafimaadka Ee Aala_Yaasir
26/07/2025

Dugsiga barashada Culuumta Caafimaadka Ee Aala_Yaasir

Qaar kamid ah Ardayda barata kulliyadda Nursing oo si toos ah u qaadanayo baraatikadi joogtada eheed waxeyna maanta qaat...
04/07/2025

Qaar kamid ah Ardayda barata kulliyadda Nursing oo si toos ah u qaadanayo baraatikadi joogtada eheed waxeyna maanta qaateen IM ( Intermuscular injection ) Duriinka muruqa

Schoolka Aalayaasir wuxuu bulshada Gobalka Hiiraan u adaagayey Muddo 25 sano ah isagoo soosaaray dhaqaatiir waa weyn.

FG: Dhamaan xiisadaha kabaxo schoolka waxaa lagu qaataa qaab pratical ah. itus oo i taabsii

04/07/2025

Waa Hoolka Baraatikada ( Practice ) Schoolka Aala-Yaasir Oo ay si toos ah ugu socoto Koorsada barashada daaawada iyo xisaabaadkeeda Ayidoo ardayda Qaab Baraatikaal ah Ay ku qaadanayaan xiisadda.

FG: Schoolka waxaa ka socdo Diiwaan gelinta Ardayda fasallada kala duwan ee horay u gaar.

Waa Aala-Yaasir Institute Of Health Science oo bixineyso practical itus itaabsii ah ka faideyso whatsap number 61 552867...
29/06/2025

Waa Aala-Yaasir Institute Of Health Science oo bixineyso practical itus itaabsii ah ka faideyso whatsap number 61 5528674

11/06/2025

Insha Allah maalinta beri ah oo ay Taariikhda kubeegantahay 12/06/2025 waxaa inoo bilaabaneyso Maadadii Pharmacology and Drug Calculation waana koorso lagu baranayo Mudo kooban ee Kafaaideyso dhamaanteen

CIID WANAAGSAN Waxaan ugu hambalyaynayanaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan  muslimiinta caalamka munaasabada  Ciidul...
06/06/2025

CIID WANAAGSAN
Waxaan ugu hambalyaynayanaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabada Ciidul Adhxa. Allaha Bash bash Nabad iyo barwaaqo allaha inagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa insha allah
KUWADA CIIDA CAAFIMAAD!
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

  Qeybta 3ªªd Dufcadii 24ªªd Ee Iskuulka Caafimaadka Aala-Yaasir
01/06/2025

Qeybta 3ªªd Dufcadii 24ªªd Ee Iskuulka Caafimaadka Aala-Yaasir

  Qeybta 2ªªd Dufcadii 24ªªd Ee Iskuulka Caafimaadka Aala-Yaasir
30/05/2025

Qeybta 2ªªd Dufcadii 24ªªd Ee Iskuulka Caafimaadka Aala-Yaasir

Address

Irida Aamin Street Near Shekh Mohamed Mo, Alim School
Beledweyne

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 13:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252613760030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aala-Yaasir Institute Of Health science And Languages:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram