Tawakal pharmacy and dental clinic

Tawakal pharmacy and dental clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tawakal pharmacy and dental clinic, Medical and health, Near shaba, Borama.

Welcome to Tawakal Pharmacy and Dental clinic.We offer a variety of services including:dental care laboratory and   phar...
29/08/2022

Welcome to Tawakal Pharmacy and Dental clinic.
We offer a variety of services including:
dental care
laboratory and
pharmacy.

We promise you that you will find a services that will make you happy. visit us or call 063-4518267 or 063-4558272

qiima dhimis ayaa lagu sameeyey birta ilkaha iyo adeegyada kale halaga faaiidaysto qiima dhimista 40% wixii faahfaahin k...
06/08/2022

qiima dhimis ayaa lagu sameeyey birta ilkaha iyo adeegyada kale halaga faaiidaysto qiima dhimista 40%
wixii faahfaahin kale xidhiidh numberada
4558272
4518267

welcome tawakal pharmacy and dental clinic iyo qiima dhimis balaadhan laguugu sameeyey  adeegyada afka iyo ilkaha xarunt...
02/08/2022

welcome tawakal pharmacy and dental clinic iyo qiima dhimis balaadhan laguugu sameeyey adeegyada afka iyo ilkaha
xaruntu wxay kutaalaa aagada shirkada biyaha ee shaba ama gagada xoolaha ee borama
wixii faahfaahin kale xiriir numberada
4558272
4518267

welcome tawakal pharmacy and dental clinic qiima dhimis balaadhan ayaa la idiinku samyeeyey50%adeegyada aad ka helayso x...
21/07/2022

welcome tawakal pharmacy and dental clinic qiima dhimis balaadhan ayaa la idiinku samyeeyey50%
adeegyada aad ka helayso xarunta waxa ka mid ah saaris ilkaha (extraction )buuxinta ilkaha (filling )galinta ilko tayo leh(porcelain teeth)maydhista ilkaha iyo cadayntood(scaling)xidhid ilkaha jugtu soo gaadhay (fixation)silig ku xidhid ilkaha iyo toosinta ilkaha qalooca(braces)dabarka ilkaha (staining teeth)
daawaynta xanuunada ku dhaca ciridka iyo ilkaha (gingivitis,periodontitis)
xaruntu waxay ku taalaa ka soo horjeed xarunta hubdhista ama gagada xoolahaborama
wixii faahfaahin kala xidhiidh number hoos ku qoran
4558272
4518267

19/06/2022

welcome tawakal pharmacy and dental clinic

20/05/2022

qiima dhimis ayaa lagu sameeyey birta ilkaha iyo adeegyada kale halaga faaiidaysto qiima dhimista mudo ayey soconaysaa waa inta ka hadhay bisha may

06/05/2022

welcome

Tawakal pharmacy and dental clinic Waxd ka helysa adeega afka iyo ilakah oo dhamystiran waxn kugu diyaar doctor khibrad ...
04/05/2022

Tawakal pharmacy and dental clinic

Waxd ka helysa adeega afka iyo ilakah oo dhamystiran waxn kugu diyaar doctor khibrad iyo aqoon durugsn uleh adeega uku qabnayo

Sido kle wax kugu diyaar shaybarki nuucydisa kla duwan iyo dawdii oo qiimo jabana hadab hory ugaar bulshooy

Wuxu kuyaala agagarka shaba company ama kasoo horjedak hubdhigista, borama somaliland

01/05/2022

Eid mubarak dhamaan umada islamka ah gaar ahan umada soomaliyeed meelkasto aad joogtan

01/05/2022
30/04/2022

welcome tawakal pharmacy and dental clinic qiima dhimis balaadhan ugu imo

Address

Near Shaba
Borama

Telephone

+252634518267

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal pharmacy and dental clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Tawakal pharmacy and dental clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram