Rugsan Pharmacy & Clinic

Rugsan Pharmacy & Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rugsan Pharmacy & Clinic, Medical and health, is goyska jarka, Borama.

Baryahan danbe dadkena waxa aad ugu soobatay    cabashooyin ay kamid yihiin  ✅ lafoxanuun ama xubnaha oodaalaya✅ Tamar d...
28/03/2026

Baryahan danbe dadkena waxa aad ugu soobatay cabashooyin ay kamid yihiin

✅ lafoxanuun ama xubnaha oodaalaya
✅ Tamar darri jidhka ah ama Daal jogta ah
✅ Gubasho Jidhka ah cago olol
✅ Daadashada Timaha iyo burbur cidiyaha
✅ hurdo yari mararka qaar madax xanuun

Dhamaan kuwooga ugu badan waxay ka imanayaan Nafaqo dari kujirta jidhka
Rugsan Pharmacy & Clinic waxaad kahelayda Vitamins & supplements kaa caawinaya iyo kuwa kaleba
WhatsApp 063-4551611

     dhamaan   hadii aad isku aragtay‼️✅ Daal joogto ah ✅ Gubasho jidhka ah  sidii  in ay xumad kuhayso ama  olol oo kal...
25/03/2026

dhamaan hadii aad isku aragtay‼️

✅ Daal joogto ah
✅ Gubasho jidhka ah sidii in ay xumad kuhayso ama olol oo kale aad dareemayso
✅ Tamar yari jidhka aad ka dareemayso
✅ Huradada oo aanad sifiican uga dhargin ama hurdo yariba
✅ Lafo xanuun ama Xubnaha ookudaalam

Dhamaan Astaamahani waxay Tilmaamayaan in jidhkaagu ubaahan yahy Supplements

Hadaba Rugsan Pharmacy & Clinic waxaad kaheli doon Supplements Aad uga mahad celin doonto
Wac WhatsApp numberka 063-4551611

24/03/2026

Dhibaatadee ayaad isleedahay waad iska dareemaysa ⁉️

✅ Daal joogta ah
✅Timo daadasho
✅ Calool istaag
✅Baqdin
✅Dawakhaad
✅ Murqo xanuun ama giriir
✅ Maqaar qalalan
✅ Cidiyo burbur
✅ Finan afka ah ama carabka
✅ Aragaaga oogaabty
✅ kabuubyo ama in irbad lagugu mudayo aad moodo lugaha hoose

Dhamaan astaamahani waxay leeyihiin kuhaboon waxaad kahelaysa
Rugsan Pharmacy & Clinic
063-4551611

✅ Hargab si joogto ah kuu haleela✅ Infakshan soo noqnoqda✅ Nabarro si dhib ah ku bogsada✅ Dheefshiid caloosha oo liita✅ ...
23/03/2026

✅ Hargab si joogto ah kuu haleela
✅ Infakshan soo noqnoqda
✅ Nabarro si dhib ah ku bogsada
✅ Dheefshiid caloosha oo liita
✅ Amateed xumo ama calool xanuun joogto ah (caruur & waaweyn)
👉 waxay muujinayaan difaaca jidhka oo hooseeya.
💊 Rugsan Pharmacy & Clinic
Waxaad ka heli doontaa tayo leh oo kor u qaada difaaca jidhka, iyo talo caafimaad oo dhamaystiran.
WhatsApp 063-4551611

✅ Hurdo yaraan✅ Caajis badan oojidhka ah✅ Bilaa awood jidhka ah✅ Tamar yari jidhka ah ✅ Amateed xumo  ✅ Daal joogto ah ✅...
21/03/2026

✅ Hurdo yaraan
✅ Caajis badan oojidhka ah
✅ Bilaa awood jidhka ah
✅ Tamar yari jidhka ah
✅ Amateed xumo
✅ Daal joogto ah
✅ Timo daadasho
✅ maqaarka oo qalala ama
✅ wadno garaac saa ida
✅ xubno xanuun ama lafo xanuun
Dhamaan astaamahani waxay muujinayaan
In jidh kaagu ubaahan yahay Kaabe nafaqo
Oo ah (vitamin) hadaba laxidhiidh
Rugsan Pharmacy & Clinic ama wac
063-4551611
kuhel hab ah

Rugsan Pharmacy & Clinic  Vitamins & supplements   for    and   WhatsApp  063-4551611
21/03/2026

Rugsan Pharmacy & Clinic

Vitamins & supplements for and
WhatsApp 063-4551611

Eid Mubaarak 🌙تقبل الله منا ومنكمRugsan Pharmacy & Clinic wuxu idinku  hambalyaynayaa    munaasibada     Waxaan   idin  ...
19/03/2026

Eid Mubaarak 🌙
تقبل الله منا ومنكم
Rugsan Pharmacy & Clinic wuxu idinku hambalyaynayaa munaasibada
Waxaan idin leenahay alle ha inaga aqbalo acmaashii bishii ee alle khyr inoogu soo dhameeyay 🤲🤲
Wishing you joy, health, and blessings this Eid.

Mararka   qaar   jidhkaagu  wuxu ubaahan yahay   Vitamins & supplements    kaa caawiya  dhibaatooyin  kajira   jidhkaaga...
18/03/2026

Mararka qaar jidhkaagu wuxu ubaahan yahay Vitamins & supplements kaa caawiya dhibaatooyin kajira jidhkaaga isla markaana aan h**e loo fahmi karin taaso aynu kusababayn karno cuno xumida haysata dadkeena iyo dhaqaale daridaba dadka qaar ma awoodaan in ay si maalin le ah uhelaan muhiim ah ama muhiim si jidhku uqabto shaqooyinkiisa maalinleha ah tasoo qofka kukeeni karta
joogta a
yari
qofka o is badala
oo daata
xanuun joogta ah
yari
xumo iyo qaarkaloo badanba
Rugsan Pharmacy & Clinic waxaad kahelaysa Supplements yo muhiim ah
WhatsApp 063-4551611

 - waa nafaqooyin kala duwan isla markaana  jidhku  ubaahan yahay   waxay kaa caawinayaan: ✔️ Kordhinta tamarta iyo firf...
15/03/2026

- waa nafaqooyin kala duwan isla markaana jidhku ubaahan yahay
waxay kaa caawinayaan:
✔️ Kordhinta tamarta iyo firfircoonida
✔️ Xoojinta difaaca jirka (immune system)
✔️ Taageeridda lafaha iyo murqaha
✔️ Hagaajinta dheef-shiidka iyo nafaqada jirka
✔️ Kobcinta maskaxda iyo caafimaadka guud
✅ taageerida Huradada, maqaarka, Taranka,
Iyo faa idooyin kaloo badan

Waxaad kahelaysaa xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

   Dildilaaca iyo  qarqaraxa  jidhka   Waa dhibaato  haysata  Dadka  qaar   ha ugu badnaadaan       waxay  imaadaan   wa...
15/03/2026

Dildilaaca iyo qarqaraxa jidhka
Waa dhibaato haysata Dadka qaar ha ugu badnaadaan waxay imaadaan wakhtiyo kala duwan sida Marka
✅ gabadhu uurka leedahay
✅ misaanku marka uu biiro hadana isla dag dag ulumo
Iyo wax yaalo kaloo badan
Waxaad kalysa xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
Iyo qiimo aad ujaban
WhatsApp 063-4551611

🌙           isku       👇✅ Daal joogto  ah ama Tamar yari jidhka ah✅ Lafo xanuun  lafaha ooku shanqadha iyo kala goys yad...
14/03/2026

🌙

isku 👇

✅ Daal joogto ah ama Tamar yari jidhka ah
✅ Lafo xanuun lafaha ooku shanqadha iyo kala goys yada ooku xanuuna
✅ Maqaarka oo qalala ama ku imaadan Finan ama Haaro(madow wajiga)
✅ Timaha oo daata
✅ Dheefshiid xumo caloosha ah

Waxaa kahelysa yadan iyo kuwo kalo badanba Xarunta

Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

   iyo    Waa  labo supplements   oo aad  looga soo mahad sheegtay     aadna  ugu fiica ✅ daalka ama  Tamar la aanta jid...
13/03/2026

iyo

Waa labo supplements oo aad looga soo mahad sheegtay aadna ugu fiica
✅ daalka ama Tamar la aanta jidhka
✅ nasin ama dajinta maskaxda
✅ hagajin ama sixida hurdada
✅ caawiyaan lafo xanuun
✅ kor uqaadida firfircoonida jidhka

Waxaad kahelysaa xarunta Rugsan Pharmacy & Clinic
WhatsApp 063-4551611

Address

Is Goyska Jarka
Borama

Telephone

+252634551611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rugsan Pharmacy & Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Rugsan Pharmacy & Clinic:

Share