Gudaal Hospital

Gudaal Hospital Dr.Abdirahman is an ENT specialist from jilin university he can perform extremely delicate operations

GudaaL Hospital waa xarunta caafimaad ee aad u baahan tahay!Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh: ENT, Card...
19/08/2025

GudaaL Hospital waa xarunta caafimaad ee aad u baahan tahay!
Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh: ENT, Cardiologist, GIT Specialist & General Checkup.

Jumce wanaag iyo barako leh dhammaantiin! ๐ŸŒ™Alle ha inaga yeelo kuwii maanta ducooyinkooda la aqbalo, qalbigoodana uu hel...
15/08/2025

Jumce wanaag iyo barako leh dhammaantiin! ๐ŸŒ™
Alle ha inaga yeelo kuwii maanta ducooyinkooda la aqbalo, qalbigoodana uu helo degenaansho iyo iftiin. ๐Ÿคฒ
ุฑุจูŠ ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ู†ูˆุฑู‹ุง ู„ู†ุง ูˆู„ุฃู‡ู„ู†ุงุŒ ูˆุงุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุง

14/08/2025

Bukaanada ka kala yimid meelo kala duwan ayaa kalsooni ku doortay Gudaal Hospital.
Hal meel, daryeel tayo sare leh, qalbi furan iyo caafimaad adiga kuu gaar ah Gudaal Hospital

Caafimaadkaaga waa mudnaanta ugu weyn ee aan hayno.Takhaatiir khibrad leh ayaa diyaar kuu ah 24 saac si ay kuugu keenaan...
14/08/2025

Caafimaadkaaga waa mudnaanta ugu weyn ee aan hayno.
Takhaatiir khibrad leh ayaa diyaar kuu ah 24 saac si ay kuugu keenaan daryeel kalsooni leh.

10/08/2025

Hooyo geesiyad ah iyo gabadheeda oo kayimid gobolka Togdheer magaalada Burco ayaa ku helay daryeel iyo qaliin guuleystay gudaha Isbitaalka Gudaal. Qaliinka lagu sameeyay waxa uu ahaa mid xirfad iyo qalab casri ah ku fulay, iyadoo kooxdayada caafimaad ay hubiyeen badbaadada iyo soo kabashada bukaanaka oo degdeg ah.
Caafimaadka bulshada waa mudnaanta koowaad ee Isbitaalka Gudaal halkaan waxaad ka helaysaa daryeel lagu kalsoonaan karo, qalab casri ah, iyo xirfadlayaal leh khibrad heer sare ah.

Address

Borama
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252634458432

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gudaal Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram