Geelle polyclinic and pharmacy

Geelle polyclinic and pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geelle polyclinic and pharmacy, BILE Road , NEAR SOMTEL, Borama.

Geelle pharmacy waa pharmacy caalamiya waxad ka helaysaa daawo walba oo naftu doonto sida dawoyinka ka hortaga cudurada ,dawowalba oo dhakhtar kuu soo qoro,dawoyinka laysku qurxiyo, qalabka caafimaadka ,allaabaha caruurta,qalabka

ISO 100 Hydrolyzer (Protein) waxey ka caawisa dhisitaanka murqaha, murqo kordhin iyo Soo kabashada jimicsiga kadib. Waa ...
09/04/2026

ISO 100 Hydrolyzer (Protein) waxey ka caawisa dhisitaanka murqaha, murqo kordhin iyo Soo kabashada jimicsiga kadib. Waa Ku Diyaar!

Protein Bar Wuxuu caawiyaa dadka jimicsada ee Dhisaya murqaha oona raba protein degdeg ah (snack ahaan). Waa Ku Diyaar!
08/04/2026

Protein Bar Wuxuu caawiyaa dadka jimicsada ee Dhisaya murqaha oona raba protein degdeg ah (snack ahaan). Waa Ku Diyaar!

Pure Creatine waxey u fiican tahey Kordhinta xoogga iyo Waxqabadka jimicsiga. Waa Ku Diyaar!
08/04/2026

Pure Creatine waxey u fiican tahey Kordhinta xoogga iyo Waxqabadka jimicsiga. Waa Ku Diyaar!

Minoxidil 5% Waxaa loo isticmaalaa Korinta timaha (hair regrowth) iyo Joojinta timo daadashada. Waa Ku Diyaar!
08/04/2026

Minoxidil 5% Waxaa loo isticmaalaa Korinta timaha (hair regrowth) iyo Joojinta timo daadashada. Waa Ku Diyaar!

Collagen Powder wuxuu caawiya Maqaarka (inuu noqdo mid jilicsan oo caafimaad leh), Lafaha & kala-goysyada iyo Timaha & c...
08/04/2026

Collagen Powder wuxuu caawiya Maqaarka (inuu noqdo mid jilicsan oo caafimaad leh), Lafaha & kala-goysyada iyo Timaha & cidiyaha. Waa Ku Diyaar!

Kestore USP 10mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsa...
07/04/2026

Kestore USP 10mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsan. Waa Ku Diyaar!

Kestore USP 5mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsan...
07/04/2026

Kestore USP 5mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsan. Waa Ku Diyaar!

Kestore USP 20mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsa...
07/04/2026

Kestore USP 20mg waxey u fiican tahey Hoos u dhigista kolestaroolka, Yareynta dufanka xun iyo Kordhinta dufanka wanaagsan. Waa Ku Diyaar!

Minogrow Spray oo ah daawo loogu talagalay dadka la ildaran timaha oo ka dhacay, waxayna ka kooban tahay Minoxidil 5%. W...
06/04/2026

Minogrow Spray oo ah daawo loogu talagalay dadka la ildaran timaha oo ka dhacay, waxayna ka kooban tahay Minoxidil 5%. Waxey xoojisa timaha. Waa Ku Diyaar!

Betablok SDK 25mg, oo ah daawo loo isticmaalo daaweynta dhibaatooyinka wadnaha sida dhiig karka ama xanuunada wadnaha. W...
06/04/2026

Betablok SDK 25mg, oo ah daawo loo isticmaalo daaweynta dhibaatooyinka wadnaha sida dhiig karka ama xanuunada wadnaha. Waa Ku Diyaar!

Betablok SDK 50mg, oo ah daawo loo isticmaalo daaweynta dhibaatooyinka wadnaha sida dhiig karka ama xanuunada wadnaha. W...
06/04/2026

Betablok SDK 50mg, oo ah daawo loo isticmaalo daaweynta dhibaatooyinka wadnaha sida dhiig karka ama xanuunada wadnaha. Waa Ku Diyaar!

Sarilen Plus (50/12.5 mg) waxa loo isticmaala Daaweynta cadaadis dhiig sare, Waxay si fiican ugu shaqeysaa dadka leh dhi...
05/04/2026

Sarilen Plus (50/12.5 mg) waxa loo isticmaala Daaweynta cadaadis dhiig sare, Waxay si fiican ugu shaqeysaa dadka leh dhiig-kar adag. Waa Ku Diyaar!

Address

BILE Road , NEAR SOMTEL
Borama
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geelle polyclinic and pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Geelle polyclinic and pharmacy:

Share