Xiddig International hospital

Xiddig International hospital Bulsho kaabe xiddig hospital ,

Xiddig International hospital Happy anniversary 6th year, insha alh many years will come on!!!!OUR CONCERN IS PATIENT CA...
22/10/2024

Xiddig International hospital

Happy anniversary 6th year, insha alh many years will come on!!!!

OUR CONCERN IS PATIENT CARE!!!

ALXAMDULAAH.     ALXAMDULAAH Xiddig International hospital (Surgery Department).  waxa uu fuliyay mudo bila  qaliimo bad...
13/07/2024

ALXAMDULAAH. ALXAMDULAAH

Xiddig International hospital (Surgery Department). waxa uu fuliyay mudo bila qaliimo badan qaybta General Surgery
>CHOLESTECTOMY ( XAMEETIDA)

> APPENDECTOMY (QABSIN )

>INGUINAL HERNIAS ( BOG DILAAC)

>HYDROCELE

> PERINIAL CONDITIONS (Fistulas and fissures)

> MENINGOMYELOCELE (spina Bifida) caruurta dhabarka furan.

> OTHER MINOR SURGERY

Alxamdulailah dhamaan bukaanadiina way caafimadeen, qaliimadoodiina waa lagu guulaystay.

Dhamaan waxa mudan mahadcelin SURGICAL TEAM XIDDIG HOSPITAL, oo waaxda dhawan hospitalka lagu soo kordhiyay.

ALAAH MAHADLEH,

WABILAHI TAWFIIQ!!!!.

     waxa lagu gulaysty qalin lo sameeyay ilma yar o jira bil iyo badh, ilmaha oo u dhibatysna nabur furan o dhabarka ka...
26/06/2024

waxa lagu gulaysty qalin lo sameeyay ilma yar o jira bil iyo badh, ilmaha oo u dhibatysna nabur furan o dhabarka kaga yalay oo u ku so dhashay ( ).

ALLE MAHADII ilmaha yari wuu fiican ayahay qaliinkan oo noocisu aad u yaryahy waa lagu guulaystay.

BISHAARO         BISHAARO Dhaman bulshada borama iyo nawaaxigeeda wixaan  ku wargelinaya Xiddig International hospital  ...
25/06/2024

BISHAARO BISHAARO

Dhaman bulshada borama iyo nawaaxigeeda wixaan ku wargelinaya Xiddig International hospital bishanba kasocdeen dhaman qaliimada guud (GENERAL SURGERY).

Taasoo dhawaan hospitalka lagu Soo kordhiyay mishiinka suuxdinta (anesthesia Michine ) iyo dhaman qalabkii qaliinka guud oo dhamaystiran, taasoo bulshada borama iyo shaqada hospitalkaba wax wayn kataridoona.

Doctorka qaliinka guud, ee shaqada kawaday hospitalka oo ah Dr Hassan Elmi Mumin oo ku takhasusay dhaman qaliimada guud ( GENERAL SURGERGERY )

Qaliimada uu samayn doono waxa kamida sida:
Thyroid ka. Mabaasiirta
Burooyinka Nasaha. Qanjidhka kaadida
Midhicirada caloosha. Qabsinka caloosha
Bogdilaaca. Qaliinka fiixaha
Xamateetida. Dhawacyada

MAALMAHA SHAQADA DOCTOR KU SHAQAYNAYO.





Maamulka iyo shaqalaha Xiddig International hospital waxay hambalyo lasoo koobi karayn udirayaan Boqorka   abdirahman mo...
01/06/2024

Maamulka iyo shaqalaha Xiddig International hospital waxay hambalyo lasoo koobi karayn udirayaan
Boqorka abdirahman mouse
Boqorada abdicasis nuur
Oo ka mida hawl wadeenada hospitalka waxan ugu ducaynayna ducadi rasuulka S.C.W
بارك الله لكما وباك عليكما وجمع بينكما في خير.

04/06/2023

Hambalyo dhaman caruurta ku dhalatay Xiddig International hospital mar marba marka kasii dambaysa tiradoodu sii kordhayso dhaman caruurta iyo hooyoyinkood way ficn yihiin waxa naga soo gaadha agagaarka magalada inooga yimaada hooyo halis gasha dhaman ilahay waa nagu asturay
Alle mahad leh

Address

Aadan Isak International Airbort
Borama

Telephone

+252634510571

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiddig International hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category