Abdinafaqo Clinic And Pharmacy

Abdinafaqo Clinic And Pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinafaqo Clinic And Pharmacy, Health & Medical, Borama.

EID MUBARAK.
09/04/2024

EID MUBARAK.

RAMADAN MUBAARAK.
11/03/2024

RAMADAN MUBAARAK.

18/01/2023

Qima dhimis kooban oo Socon doonta ilaa 30 Jan. 2023

Ka faaiidaysi wacan.

31/12/2022
31/12/2022

BISHAARO BISHAARO, ugu horayn alle ayaa mahadleh noo suura galiyay in aan furno qaybtii labaad ee Abdinafaqo Poly clinic waxa kale oo aan ubishaaraynaynaa macaamiishayda sharafta leh ee nagu xidhan inaan u furay Xarun cusub oo ay ka heli karaan dawoyin tayo leh, shaybaadh casriya iyo talasiin caafimaad.

Macmiil Adeegyada cusub ee aad naga helidoontaan waxa ka kimida:
1. Miisaan kordhinta caruurta
2. Miisaan dhimista ama yaraynta cayilka
3. Kordhinta caanaha naaska hooyada
4. Lasocoshada xaalada nafaqo ee hooyada uurka leh
5. Latalinta dadka macaanka,dhiikarka iyo subaga leh
6. Daawaynta madax xanuunka joogtada ah
7. Daawaynta hurdo la,aanta
8. Daawaynta calooltaaga dadka waawayn iyo caruurta
9. Daawaynta xanuunada guud iyo caruurta
10. Sidoo kale waxa aad ka heli kartaa shaybaadh tayo leh sida baadhista heerka nafaqada, dheecaanada, dhiiga iyo shayaadhka caloosha
11. Sidoo kale waxa diyaar kuugu ah dawooyin iyo nafaqo tayo leh

Xaruntan cusub waxa ay kutaalaa badhtamaha suuqa boorama masaajid harawa ayay dhinaca bari ka xigtaa ama ka soo horjeedka start bus ama sariflaha alnajax

01/12/2022

Bushaaro Bushaaro, Waa Adeegii caafimaadka ee Qaybta Ilkaha ee Abdinafaqo Poly Clinic & Pharmacy oo la idin sameeyay qiimo dhimis aad u baladhan oo Socon doonta muddo kooban. Hadaba waxaan macaamiisha iyo bulshada guud ahaanba la socodsiinaynaa in ay ka faaiideystaan fursadaa la idin fidiyay.

Alla Mahad leh.

13/10/2022

Address

Borama

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Telephone

00252634457866

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinafaqo Clinic And Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdinafaqo Clinic And Pharmacy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram