Dr Mohamed Bulshaale

Dr Mohamed Bulshaale dr wuxuu daaweynayaa cudurada guud iyo kuwa maqaarka, waxa uuna sameeya dhamaan qaliimada fuduud sida (incisom gudniinka)

๐ŸŽ‰HAMBALYO 1DA LUULIYODhammaan Ummadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda 65 sanno guurada maalinta x...
30/06/2025

๐ŸŽ‰HAMBALYO 1DA LUULIYO

Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed waxa aan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda 65 sanno guurada maalinta xorriyadda iyo midnimada soomaaliyeed ee 1 da LUULIYO

Hambalyo 26June๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Dr Mohamed Bulshaale waxuu Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa 65-sano guuradii kasoo wareegtay M...
25/06/2025

Hambalyo 26June๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Dr Mohamed Bulshaale waxuu Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa 65-sano guuradii kasoo wareegtay Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi 26-ka Juun 1960, kuna beegan maalintii ugu horreysay ee calanka buluugga ah ee Cawaale laga taago ciidda Soomaaliyeed.

Waa maalin aan dib u milicsanno halgankii, geesinimadii iyo himilladii shacabka Soomaaliyeed.

24/06/2025

Ogaysiis Oagaysiiis waxa uu Soo Fariisan Dr Mohamed Bulshaale Danwanaag Clinic Carmo
Dhaqtarku wuxu isticmaalayaa
Lessar casri ah oo lagu jarayo dhamaan haaraha jirka iyo honqorta Waxa kala oo uu istamaalaya BRb oo Loo is Ticmalayo Timo Daadashada.
Nagala Soo Xiriir : 090-7776461 Ama 090-7772960

Wakhtigan Ha moogan Dhakhtarada Daaweeya Cudurada Maqaarka Nagala sooxiriri Numberka Hoos ku qoran ama Boqo Xarunteena A...
11/05/2025

Wakhtigan Ha moogan Dhakhtarada Daaweeya Cudurada Maqaarka Nagala sooxiriri Numberka Hoos ku qoran ama Boqo Xarunteena Al Kaafi Clinic aand Pharmacay.
Tell :0907776461
Dr Mohamed Bulshaale

Dooro Hal Number kuna Guulayso Hadyadahan1-1000 Number Qabso๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:1. ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ saar Page-keena 2. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ dheh ...
07/05/2025

Dooro Hal Number kuna Guulayso Hadyadahan
1-1000 Number Qabso
๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
1. ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ saar Page-keena
2. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ dheh post-ga
3. ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ Sadaal bixi
4.๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ugu wac halkan 3qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan.
๐—™.๐—š: Saadaashu waxay ku Eg Tahay Wakhtiga Lasoo dhigay Wakhtigiiisa

Dr Mohamed Bulshaale

Iska Daway Cudurka Maqaarka Macmiil !!Nagala sooxiriri Numberka Hoos ku qoran ama Boqo Xarunteena Al Kaafi Clinic aand P...
05/05/2025

Iska Daway Cudurka Maqaarka Macmiil !!

Nagala sooxiriri Numberka Hoos ku qoran ama Boqo Xarunteena Al Kaafi Clinic aand Pharmacay.
Tell :0907776461
Dr Mohamed Bulshaale

Maqaar Caafimaad qaba wuxuu kuu Horseedaa Kalsoonida iyo Qurux dabiici ah Saan kuugu shaqayno Macamiil Nagala sooxiriri ...
03/05/2025

Maqaar Caafimaad qaba wuxuu kuu Horseedaa Kalsoonida iyo Qurux dabiici ah Saan kuugu shaqayno Macamiil Nagala sooxiriri Numberka Hoos ku qoran ama Boqo Xarunteena Al Kaafi Clinic aand Pharmacay.
Tell :0907776461
Dr Mohamed Bulshaale

Jumce wanaagasanDr Mohamed Bulshaale
02/05/2025

Jumce wanaagasan
Dr Mohamed Bulshaale

Address

Laaanta Hawada
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Bulshaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category