Daarul Caafiya Herbal clinic

Daarul Caafiya Herbal clinic U NOQO ISKU DAAWEYNTA DHIRTA, OGOW WAA ASALKA DAAWADA, WAANA MID AAD WAXTAR BADAN XAGGA DAAWYNTA.

MAALIN KASTA WAXAY TILMAAMAAN WARBIXINADA CAAFIMAADKA IN DIB LOOGU NOQODO DAAWO DHAQAMEEDKA, SI LOO BADBAADIYO NAFTA BINI'AADAMKA.

16/02/2023
WELCOME TO   Caafiya Herbal clinic  Dhaman bulshada ku nool deganada puntaland Waxay DARUL CAFIYA HERBAL idinkentay Adeg...
23/11/2022

WELCOME TO Caafiya Herbal clinic
Dhaman bulshada ku nool deganada puntaland
Waxay DARUL CAFIYA HERBAL idinkentay
Adegyo farabadan daywenta ayado la adegsanayo daawa dhireed dabici ah

Wxi fahfahin ah kala xirir
0907455925
Ama
0615126157

Watch, follow, and discover more trending content.

Dhaman waxa logu bishareynaya umada somaliyed dawoyin dabici ah waxtar u leg daweynta cudurada halista ah
03/05/2022

Dhaman waxa logu bishareynaya umada somaliyed dawoyin dabici ah waxtar u leg daweynta cudurada halista ah

Asc dhaman bulshada somaliyed waxa logu bishareynaya in xarunta isku daweynta cilaajka DAARUL CaFIYAH herbal inay kaa da...
14/02/2022

Asc dhaman bulshada somaliyed waxa logu bishareynaya in xarunta isku daweynta cilaajka DAARUL CaFIYAH herbal inay kaa dawyneyso idinka alle cudurada kala ah baabasirka oo laga daweynayo 7 malmod gastariga xumadey tayfotka soo noqnoqda culeyska xaga dhalmada dawoyinka kobciya ugxanta dumarka iyo raga wixii fahfahin ah kala soo xirir telfonka kala ah golis 00252907455925 ama hurmuud 00252615126157 ku soo dhowada gacmo furan

Dhaman waxa logu bishareynaya dadka qaba xanuunka nefta ama asmada waxa loo yaqano in darul CaFIYAH at kuu heyso dawada ...
12/02/2022

Dhaman waxa logu bishareynaya dadka qaba xanuunka nefta ama asmada waxa loo yaqano in darul CaFIYAH at kuu heyso dawada salsabiil oo lagu daweyo nefta

12/02/2022

Asc dhaman waxaa loogu bishareynaya in xarun cusub lagaaga furay magalada garowe ku soo dhowada gacmo furan dhamaan macamisha DAARUL CaFIYAH HERBAL CLiNiC

Asc dhaman waxa logu bishareynaya in dib u howl galay dhagtar Maliki xaruntii bosaso ee darul caafiyah
15/06/2021

Asc dhaman waxa logu bishareynaya in dib u howl galay dhagtar Maliki xaruntii bosaso ee darul caafiyah

U NOQO ISKU DAAWEYNTA DHIRTA, OGOW WAA ASALKA DAAWADA, WAANA MID AAD WAXTAR BADAN XAGGA DAAWYNTA.
M

13/06/2021
13/06/2021

OGAYSIIS:

Waxaan macaamisheena ogaysiinaynaa in page-kan aan ka bilaabi doono taxane aan kaga hadli doono Faai'dooyinka dhirteena dabiiciga ah haduu alle idmo si asbuucle ah.

waxaad sii xulan kartaan kuwa aad u daynaysaan in aan ka hadalno adinkoo comment ahaan noogu reebi doono.

Mahadsanidiin

13/06/2021

Address

Laamiga Dheer, Kasoo Horjeedka Hotel Al NAKHIIL
Bosaso
252

Telephone

+252907455925

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul Caafiya Herbal clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Daarul Caafiya Herbal clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram