05/08/2025
π£ Fursad Kale oo Dahabi Ah!
π Koorsada Bilaashka ah ee Microsoft Office β Markale Waa Diyaar!
Codsigii baahsan ee ka yimid bahda waxbarashada jecel iyo waalidiinta magaalada Bosaso, ayaa nagu dhiirrigeliyey inaan markale furno koorsada bilaashka ah ee Microsoft Office!
Fursaddan lama ilaawi karo waxayna gaar u tahay kuwa doonaya in ay ka faaβiideystaan xilliga xagaaga si ay xirfad wax ku ool ah u bartaan!
π Waxa Lagu Baranayaa:
β
Typing Skills β Ku qor si degdeg ah oo sax ah
β
Computer Introduction β Fahamka aasaaska kombiyuutarka
β
Windows 10β Fahamka isticmaalka Windows
β
MS Word β Qorista & naqshadeynta dukumentiyada
β
MS Excel β Xog ururin, xisaab & jadwaleyn
β
MS Access β Fahamka database-yada fudud
β
MS PowerPoint β Soo bandhigidda presentations xirfad leh
π Goobta: Anfac College β Bosaso
ποΈ Muddada: subax, galab iyo habeen(jadwal dabacsan)
πΈ Qiime: BILAASH (boosasku waa xaddidan yihiin!)
π Diiwaangelintu waa furan hadda!
π Wac ama WhatsApp: 9907 411 727π Soo booqo: Anfac College, Bosaso
π Kusoo biir oo haka harin qayrkaa
@